
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News2 May 2019
Thailand (HCTV) – Boqorka Dalka Thailand Maha Vajiralongkorn, ayaa guursaday Haweenay ku-xigeen u ahayd Taliyaha Ilaaladiisa gaarka ah, taasi oo lagu Magacaabo Suthida Vajiralongkorn. Boqorka Thailand oo xilligan da’diisu tahay 66 jir isla-markaana xilka boqortooyada la wareegay sanadkii 2016-kii, ka dib markii uu Aabbihii Geeriyooday, ayaa guursaday Suthida oo ku-xigeen u ahayd Taliyaha ilaaladiisa. Suthidab […]
Somali News1 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Taliska Ciidammada Booliska Somaliland, ayaa ka hadlay Xadhigga Guddoomiyaha Garabka dhallinyarada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Maxamed Sidiiq Dhamme. Guddoomiyaha garabka dhallinyarada ee Xisbiga WADDANI, oo Ciidammada Boolisku xabsiga u taxaabeen Salaaddii Duhur ee Maanta ka dib, ayaa Afhayeenka Booliska Faysal Xiis Cilmi oo goor dhawayd la hadlay Saxaafadda ayaa xaqiijiyey […]
Somali News1 May 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Suxufiyiin iskaga kala yimid Aduunka ayaa isugu yimid caasimada dalka Ethiopia ee Addis Ababa, halkaas oo uu uga bilaabmay shir saddex maalmood socon doona iyo dabaal dega maalinta madaxbanaanida Saxaafada Aduunka ee May 3 oo lagu qaban doono. Wariyeyaasha maanta shirku uga furmay dalka Ethiopia ayaa doodo yeeshay intii shirkaasi socday, […]
Somali News1 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska ayaa Xabsiga u taxaabay 31 haween ah oo Saaka isugu soo baxay Magaalada Hargeysa, si ay Xukuumadda Somaliland, Hay’adaha gargaarka iyo Beesha Caalamka uga codsadaan in gacan laga siiyo sidii Carruurtooda oo Gacanta ugu jirta Kooxaha wax Tahriibiya ee Waddanka Liibiya looga siidayn lahaa. Hooyooyinkan ayaa sitay Boodhadh ay ku […]
Somali News1 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in Xukuumaddu Tallaabo adag ka qaadayso Gacan ku dhiigleyaasha dhawaan dilay Taliyihii Xabsiga Gar-adag iyo Taliye ku-xigeenkii Booliiska Degmadaasi. Wasiirka oo hadal ka jeediyey deegaankii lagu aasay labada Sarkaal ee la dilay oo ay goob-joog ka ahaayeen Madax-dhaqameed ka kala yimid Gobollada Awdal, […]
Somali News1 May 2019
London, (HCTV) – Xaakim Ingiriis ah ayaa aasaasihii shabakada siraha faafisa ee WikiLeaks Julian Assange ku xukumay 50 todobaad oo xabsi ah kadib markii uu ka fakaday damiin mudo hada laga joogo todoba sanadood oo uu ku sugnaa Safaarada dalka Ecuador. Garsooraha Deborah Taylor ayaa sheegtay in ay adag tahay in la qiyaaso qayb ka […]
Somali News1 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Haween faro badan oo isugu jira Hooyooyin Waayeel ah iyo kuwo da’ dhexaad ah oo duruufo adagi ka muuqdaan ayaa Maanta dibed-bax ka dhigay Magaalada Hargeysa. Hooyooyinkan oo Madaxa Maryo cas-cas ku soo xidhay, sitana Boodhadh ay ku qoran yihiin Hal ku-dhegyo ay kaga cabanayaan Dhibaatada Tahriibta, Codsiyana ay ugu dirayaan Hay’adaha […]
Somali News1 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa Goleyaasha Wakiillada iyo Guurtida ugu baaqay in aanay ansixinta Xaaladda deg-degga ah ee Madaxweynuhu Shalay ku soo rogay Gobolka Sanaag. Afhayeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Barkhad Jaamac Xirsi oo Maanta Saxaafadda la hadlay ayaa isagoo arrimahaa ka hadlaya wuxuu yidhi “Go’aankii Shalay ka soo baxay […]
Somali News1 May 2019
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska ee Magaalada Hargeysa, ayaa Xabsiga u taxaabay Guddoomiyaha Garabka Dhallinyarada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANi, Maxamed Sidiiq Dhamme. Sidaana waxa Xaqiijiyey Xoghayaha Duulista ee Xisbigaasi Nuuradiin Diini oo goor dhawayd barta uu ku leeyahay Facebook ku daabacay Qoraal sheegaya xadhigga masuulkan ka midka ah Xisbiga WADDANI. Ciidammada Boolisku kama […]
Somali News1 May 2019
Hargeysa, (HCTV) – Taliyeyaasha ciidamada Qaranka Somaliland ee Milatariga iyo Bileyska ayaa sheegay inay sida ugu dhakhsaha badan ay u fulinayaan xeerkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu soo saaray ee uu xaalada degdega ah uu ku soo rogay deegaano ka tirsan gobolka Sanaag. Taliyaha Ciidamada Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taan iyo Taliyaha […]
Somali News1 May 2019
Doxa, (HCTV) – Dalka Maraykanka iyo ururka Daliban ee ayaa yeeshay wareegii 6aad ee kulan u socday tan iyo bishii July, kaas oo lagu raadinayo xal laga gaadho dagaalka Afghanistan. Masuuliyiin ka kala socda Ururka Daalibaan iyo dalka Maraykanka ayaa kulankan kaga wadaxaajoonaya arimaha dalka Afghanistan, sida uu warbaahinta u xaqiijiyey Afhayeen ka tirsan ururka […]
Somali News1 May 2019
Barnaamijka Ammaanka iyo Hantida ee Hay’adda Ingiriiska (ESRES) ee UK-ku maal-galiyo, ayaa siinaya dad badan oo ku nool Somaliland inay helaan helitaanka tamarta, nadiifka ah iyo dib-u-cusboonaysiinta. Iyadoo loo marayo habab wareeg ah, ESRES oo iskaashi la leh Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta ee Somaliland (MoEM) ayaa wax ka hadashay kharashka korontada ee aadka u sareeya […]