
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News30 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Waxa Maanta Magaalada Hargeysa Aas Qaran loogu sameeyay Mujaahid Sheekh Axmed Sheekh Ibraahim Sheekh Cumar Sheekh Madar (Axmed-kanadi), kaasi oo qayb weyn ku lahaa dib xorrayntii Jamhuuriyadda Somaliland. Aaska Marxuumka waxa ka qayb-galay, Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Somaliland, Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax, Safiirka Somaliland u fadhiya Dalka Jabuuti, Mujaahidiintii SNM iyo Dadweyne […]
Somali News30 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Maalinta berri ah oo ku began 1-da bisha shanaad, 2019-ka, waxa Dunida laga xusayaa Maalinta Shaqaalaha, sidaasi darteed ayaa Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi wuxuu dhambaal Hambalyo ah u diray Shaqaale-weynaha Somaliland. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed soo gaadhay HCTV, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan:- HAMBALYADA MADAXWEYNAHA EE […]
Somali News30 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Shirkadda Samsung ayaa gaashaanka ku dhufatay cilad cusub oo telefoonkeeda cusub ee noociisu yahay new Galaxy S10 5G ku timid, taas oo Telefoonkaasi ku keenay gubasho, sida uu sheegay nin u dhashay dalka Koonfurta Kuuriya oo isagu baraha bulshada soo dhigay sawirka Telefoonkiisa oo ay soo wajahday cilad gubasho ah. Saddex sanadood […]
Somali News30 Apr 2019
Malaysia, (HCTV) – Dalka Malaysia ayaa burburiyey ku dhawaad Afar tans oo Fool Maroodi ah oo qiimahooda lagu sheegay 13.26 million ringgit oo lacagta dalkaasi Malaysia ah, taas oo u dhiganta ($3.2 million oo dollar). Burburintan dalka Malaysia uu ku burburiyey Foolashan Maroodiga ayaa qayb ka ah dagaal ka dhan ah ganacsiga sharci darada ah […]
30 Apr 2019
Muqdisho (HCTV) Dab ayaa goor dhawayd ka kacay Suuqa ugu wayn Soomaaliya ee Bakaaraha oo ku yaala magaalada Muqdisho. holaca dabkaasi ayaa ka bilaabmay qaybta loo yaqaano Cabdule shideeye, waxaana socda gurmad shacab oo lagu daminayo dabkaasi. wali lama oga Sababta uu ku bilaabmay dabkaasi iyo Baaxadda khasaare ee uu burburiyay, maadaama wali gubashadu ay […]
30 Apr 2019
Tel viv, (HCTV) – Wargeyska The Times of Israel ayaa waraysi dhamaystiran la yeeshay Abdullahi Dool oo ah Diblomaasi dhawaan ay dawladda Somalia ay shaqada ka eriday kadib markii uu si furan u sheegay in xidhiidh lala yeesho Israel. Waraysiga uu la yeeshay Wargeysku ayaa u dhacay sidan:- SU’AALAHA UU WARGEYSKU WAYDIIYAY DIBLOMAASI […]
Somali News30 Apr 2019
USA (HCTV) – Maamulka Madaxweyne Trump ee Dalka Maraykanka ayaa ka shaqaynaya sidii Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee Dalka Masar loogu aqoonsan lahaa ama loogu Magacaabi lahaa Urur Argagixiso. Ururka ikhwaanul Muslimiin oo uu ka mid ahaa Madaxweynihii sida Dimuqraadiga ah loo soo doortay ee Dalka Masar, Maxamed Mursi ayaa laba sannadood ka hor waxa Xukuumadda […]
Somali News30 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa Maanta sheegay in aanay Raalli ka ahayn heshiis ay dhawaan wada gaadheen Xisbiyada KULMIYE iyo UCID, kaasi oo qodobbadiisa ay ugu muhiimsanaayeen in Komiishanka Xilka hayaa uu shaqada sii wado intaan kuwa cusub la soo Magacaabin. Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi […]
Somali News30 Apr 2019
Khartoum, (HCTV) – Milatariga dalka Sudan ayaa digniin u jeediyey Dibadbaxayaasha dalkaasi, waxaanay uga digeen inaan la aqbali doonin rabshado dalka Sudan ka dhaca. Sida uu sheegay gudoomiye ku xigeenka golaha Milatariga ee dalka Sudan, Maxamed Hemedti oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Khartuum. Digniintan ka soo baxday milatariga dalka Sudan ayaa ku soo beegmaya […]
Somali News30 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa xeer Madaxweyne ku soo saaray in xaalad deg-deg ah lagu soo roggo degmooyinka Ceerigaabo, Ceel-Afweyne iyo Gar-adag oo dhammaantood ka tirsan Gobolka Sanaag. Xaaladdan Deg-degga ah ayaa socon doonta muddo Saddex bilood ah, sida uu sheegay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland, Maxamuud Warsame Jaamac oo goor dhawayd […]
Somali News30 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Somaliland (Guurtida/Wakiillada), ayaa la iskugu yeedhay fadhi aan Caadi ahayn. Fadhigan oo Qabsoomaya 2-da bisha 5-aad, 2019 ayaa waxa si wada jir ah u iclmaamiyey Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Baashe Maxamed Faarax iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Guurtida, Siciid Jaamac Cali. Qoraalka Yeedhmada ah ee Xildhibaannada lagu […]
Somali News30 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa Maanta Xukun Xadhig ah ku ridday Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi) oo ka mid ahaa Macalimiinta Somaliland. Maxamuud Jaamac Axmed (Xamdi) ayaa Maxkamaddu ku xukuntay laba sanadood iyo Lix Bilood oo xadhiga ah, sida ay Telefiishanka HCTV u xaqiijiyey Garsooraha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee xukumay. Muwaadinkan Xukunku ku dhacay […]