
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News29 Apr 2019
Dubai, (HCTV) – Somaliland ayaa dhawaan bilaabaysa inay xoolo nool u dhoofiso bariga dhexe kadib markii ay heshiis wada gaadheen wefti uu hogaaminayo Madaxweynaha Somaliland iyo dawladda Imaaraadka Carabtu, sida ay daabacday warbaahinta East African Business Week oo Telefishanka HCTV uu ka soo xigtay warkan. Ayaa sheegay in markii Madaxweyne Muuse Biixi uu socdaalkii labaad […]
Somali News29 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Xisbiga WADDANI ku eedeeyay inuu ku ballan furay heshiisyo ay ka gaadheen arrimo khuseeya Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada. Xoghayaha guud ee Xisbiga UCID, Axmed Xirsi Ducaale oo Maanta la hadlay Saxaafadda ayaa isagoo arrimahaa ka hadlaya wuxuu yidhi “Waxaan doonayaa inaan Ummadda u caddeeyo, 14-ka […]
Somali News29 Apr 2019
Gar-adag (HCTV) – Taliyihii Xabsiga Gar-adag iyo Taliye ku-xigeenkii Saldhigga Booliiska ee Degmadaasi ayaa la dilay Maanta. Sidaa waxa Telefiishanka HCTV u xaqiijiyey Suldaan Cabdiraxmaan Axmed Sheekh Muxumed oo ay ehel yihiin labada Sarkaal ee Geeriyooday. Taliyihii Xabsiga Gar-adag iyo Taliye ku-xigeenka Saldhigga Booliiska ee Degmadaasi, Gaashaanle Cabdillaahi Axmed Tallan iyo Gaashaanle Nuur Aw Cali Nuux, […]
Somali News29 Apr 2019
New Delhi, (HCTV) – Dalka Hindiya ayaa waayey lacag gaadhaysa RS 300 crore oo u dhiganta 43 million oo dollar ilaa bishii February markii diyaaradeheega ka duula New Delhi ay mareen duulimaad ka dheer halkii ay mari jireen markii hore marka ay u socdaan dalalka Qaarada Yurub, Gacanka Carabka iyo Maraykanka. Dhibaatadan ayaa dalka Hindiya […]
Somali News29 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Waxa Magaalada Hargeysa socdaal ku yimid Wefti uu hoggaaminayo Maayarka Magaalada Jigjiga ee Xarunta Ismaamulka Soomaalida Itoobiya, Dayib Maxamuud Jaamac. Weftigan oo ay xubno ka yihiin La Taliyeyaasha dhinaca Amniga ee Madaxweynaha Soomaalida Itoobiya, ayaa waxa galbeedka Hargeysa ku soo dhaweeyay Masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiir ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha […]
Somali News29 Apr 2019
Colombo, (HCTV) – Dawladda dalka Sri Lanka ayaa maanta oo Isniin ah ku dhawaaqday inay sharci degdeg ah oo ay soo saartay ay ku mamnuucday marada wajiga lagu xidho ee Niqaamka ama Indho Shareerka loo yaqaano, taas oo baba uga dhigtay qaraxyadii Axadii todobaadkii hore dalkaasi ka dhacay oo ay ku dhinteen dad tiradoodu ka […]
Somali News29 Apr 2019
UAE (HCTV) – Qiimaha Shidaalka ayaa kor uga kacaya Dalalka Khaliijka carabta, gaar ahaan Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Guddiga Qiimaha u goysa Shidaalka ee Isu-tagga Imaaraadka Carabta, ayaa Isniinta Maanta ku dhawaaqay in Qiimaha Qiimaha Shidaalka kor loo qaaday isla-markaana kor u kacaasi uu dhaqan-gelayo 1-da bisha Shanaad ee sannadkan 2019. Qiimaha Dalalka Shidaalka soo saara […]
Somali News29 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland, Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) ayaa xafiiskiisa kula kulmay Safiirka Ethiopia u fadhiya Somaliland Ambassador Shamsudin Axmed, kadib markii safiirku uu booqasho ku tagay xafiiska wasiirka arimaha dibada Somaliland saaka subaxdii. Xafiiska Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland oo war qoraal ah soo dhigay barta ay ku leeyihiin Twitter-ka ayuu […]
29 Apr 2019
Aljeris-(HCTV) Magaalada Al-Jeris ee caasimadda Aljeeriya waxaa laga hirgaliyay Masjid noqonaya kan ugu wayn qaaradda Afrika, waxaa uu ku fadhiyaa dhul baaxaddiisu tahay 400,000 Mitir oo isku wareeg ah. masji-jaamicani waxaa gudihiisa ku tukan kara 120,000 qof. waxaa uu sidoo kale leeyahay minaarad aad u dheer. salka hoose masaajidankani, oo loogu talo galay in baabuurta […]
Somali News29 Apr 2019
Siligadji, (HCTV) – Dablay xubaysan ayaa weerar ay ku qaadeen dad ku cibaadaysanayey Kiniisad ku taala dalka Burkina Faso waxa ay ku dileen shan qof halka laba kalena la la’yahay weerarkaasi markii uu dhacay maanta oo Isniin ah sida ay xaqiijiyeen hay’adaha amaanka ee dalkaasi. Weerarkan ayaa ka dhacay magaalo yar oo ku taala waqooyiga […]
Somali News29 Apr 2019
Istanbul, (HCTV) – Mid ka mid ah laba nin oo la rumaysan yahay inay Basaasiin Imaaraadka Carabta ka tirsan ahaayeen ayaa la sheegay inuu isku dilay xabsigii uu ku xidhnaa dalka Turkiga, sida ay ku waramayaan warbaahinta caalamku. Website-ka Turkiga ee Haberturk ayaa markii ugu horaysay daabacay war uu ku sheegay in nin laga shakisan […]
Somali News29 Apr 2019
Berbera (HCTV) – Axmed Ismaaciil Samatar oo ka mid ah Aqoonnada Somaliland, ayaa sheegay inuu wato Shuruudo uu doonayo in Dawladdu ka soo baxdo, haddii la doonayo inuu qabto Xilka Wasiirka Arrimaha dibedda. Samatar oo ka mid ah Xisbiga KULMIYE, ayaa sheegay in 28-kii Sannadood ee Somaliland jirtay aanay kasbanin Saaxiib keliya oo aqoonsada isla-markaana […]