
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News29 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa abaal marin lagu siiyey martiqalinta qaxootiga ugu badan ee Afrika ku sugan, waxaana abaalmarintaasi siiyey Xafiiska Xoghayaha ururka Midawga Africa. Waxaana Abaalmarintaasi dalka Ethiopia u gudoomay Safiir ku xigeenka Safaarada Ethiopia ay ku leedahay dalka Merwan Bedri intii lagu gudo jiray kulankii 64th ee Midawga Afrika uu ku […]
Somali News28 Apr 2019
Wasiir Chandrashekhar Rao Ayaa Soo Saaray Amar Ah In Dib Loo Xisaabiyo Waraaqaha Jawaabaha Ardayda Dhacday Imtixaanka, Waxaanu Sheegay In Imtixaanka Dugsiyada Dhexe Oo Lagu Dhacaana Aanay Dhamaadka Nolosha Ahayn Hyderabad, (HCTV) – Arday kale oo ka tirsan dugsiga dhexe ayaa is diay sabtidii Telangana, taas oo 20 Arday ka dhigaysa tan iyo intii guddia […]
Somali News28 Apr 2019
Berbera (HCTV) – Garoonka doogga Cagaaran ee Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil, waxa ku soo gebogaboobay tartanka koobka is dhexgalka Dhallinyarada Gobolka Saaxil. Koobkan waxa dhigay Telefiishanka Horn Cable Tv oo kaashanaya Wasaaradda dhallinyarada iyo Ciyaaruhu ay u dhigeen dhallinyarada Gobolka Saaxil ee kubadda Ciyaarta. Ciyaartii kama dambaysta ahayd waxa isugu soo hadhay kooxaha […]
Somali News28 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump ayaa ku celiyey taageerada uu u hayo dalka Sucuudiga, xili ay isku soo bax lagu taageeayo barnaamijkiisa halku dhiga ay u ahayd “Make America Great Again” (MAGA) ay socod ku maryeen magaalooyin ka tirsan dalkaasi ayaa sidoo kale sheegay in uu sucuudiga kula jiro wadaxaajoodyo boqortooyada lagu […]
Somali News28 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland, Md. Maxamed Kaahin Axmed oo ah Guddoomiyaha Guddiga diyaarinaysa Xuska 18-ka May ee sannadkan, ayaa ka hadlay Maalinta Xuskaasi dhacayo. Wasiirka oo daba socda hadallo ay Masuuliyiinta Gobollada Dalka qaarkood ku sheegeen inay Maalmo kala gaar-gaar ah xusayaan, maaddaama oo ay Ramadaan gudaheeda la xusayo, ayaa sheegay […]
Somali News28 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa Maanta kulan la yeeshay Shir-Guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland. Kulankan oo Saxaafaddu dibedda ka joogtay ayaa markii uu soo dhamaaday waxa faahfaahiyey ujeeddada kulankaasi Musharraxa Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Prof Ebyan, waxaanu sheegay inay shir-guddoonka Baarlamaanka kala hadleen inay ansixiyaan xeerka dib loogu soo dooranayo […]
Somali News28 Apr 2019
Khartoum, (HCTV) – Golaha Milatariga ee xukuma dalka Sudan Iyo Is-bahaysiga mucaaridka dalkaasi ayaa gaadhay heshiis ay mabaadiidsiisa guud uga dhigeen in la sameeyo gole cusub oo ka gooban Mucaaridka iyo Milatariga oo dalka gaadhsiiya doorasho. Heshiiskan ay wada gaadheen Golaha Milatariga eek u meelgaadhka ah ee dalka Sudan iyo Is-bahaysiga Mucaaridka dalkaasi ee dibadbaxayada […]
Somali News28 Apr 2019
London (HCTV) – Orodyahanka reer Kenya ee Eliud Kipchoge ayaa Kaalinta koowaad u galay Tartanka Orodka ah ee London Marathon, kaasi oo Afar Jeer oo hore uu Kaalinta Koowaad u galay Mo Farah. Kipchoge oo 34 jir ah isla-markaana Sannadkii hore jebiyey Tartankii Orodka ee Berlin ka dhacay, ayaa Kaalinta koowaad ka galay tartanka London […]
Somali News28 Apr 2019
“Wasiirka Khaarajiga Bahrain Oo Wadaadka Shiicada Ah Ee Muqtada al-Sadr Ugu Yeedhay Ey, Ciraaqna Ku Tilmaamay Dal Ay Maamusho Iran. Bagdad, (HCTV)- Wasaarada Arimaha Dibada ee dalka Ciqaar ayaa raaligalin ka dalbatay Bahrain rasmi ah inay ka bixiso kadib markii diblomaasi sare uu sheegay in Iran ay xukunto Baghdad isagoo ula jeeda wadaadka sare Shiicada […]
Breaking News28 Apr 2019
Addis Ababa, April 27, 2019 – Madaxweynihii hore ee dalka Ethiopia Dr Negaso Gidada ayaa geeriyooday isagoo jira 76 sanadood. Dr Negasso Gidada ayaa ku geeriyooday dalka Germany oo xaalad caafimaad uu u joogay. Waxaanu Madaxweyne ka ahaa dalka Ethiopia 1995-kii ilaa 2001-kii. Dr Negasso ayaa sidoo kale dalka Ethiopia ka soo noqday Wasiirka Warfaafinta […]
Somali News28 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Maxkamadda sare, ahna Guddoomiyaha Guddiga Cadaaladda Somaliland, Gar-yaqaan Aadan Xaaj Cali Axmed, ayaa xilalkii ka qaaday Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, Axmed Dalmar Ismaaciil iyo Guddoomiyihii Degmada Hargeysa, Cabdirashiid Beer-geel. Sidaana waxa lagu sheegay Digreeto ka soo baxday Xafiisak Guddoomiyaha Maxkamadda sare oo soo gaadhay HCTV, taasi oo iyadoo dhamaystiran u qornayd […]
Somali News27 Apr 2019
Uganda (HCTV) – Haweenay u dhalatay Dalka Maraykanka ayaa sheegtay in Rag ku afduubtay dalka Uganda, markii dambe isku beddeleen ilaaliyayaasheeda. Kimberly Endicott oo iyadoo dalxiis ah la Afduubay, ayaa waraysigii u horreeyay ee ay bixisay, waxay ku bilowday bani-aadamnimada ay kula dhaqmeen Afartii Nin ee Afduubay iyada iyo Ninkii Gaadhka ka hayey intii ay […]