
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News27 Apr 2019
Garoowe, (HCTV) – Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Siciid Cabdulaahi Deni ayaa kulan la yeeshay Safiirka Ingiriiska ee Somalia Ambassador Ben Fender oo socdaalkiisii ugu horeeyey ku tagay Puntland. Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in maanta uu booqasho ugu yimid wefti balaadhan oo uu hogaaminayo Safiirka dalka UK ee Somalia, oo saaxiib dhow la ah […]
Somali News27 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed ayaa sheegay in Mashruuc biyo soo-saar oo laga hirgelin lahaa degmada Ceel Af-weyn uu fashilmay markii labada beelood ku dagaalameen halkaasi. Wasiir Kaahin oo khudbad ka jeediyey Hadhimo-sharafeed Hargeysa loogu sameeyay Madax-dhaqameed ka socda bariga Gobolka Sanaag oo Maalmihii u dambeeyay ku sugnaa Caasimadda […]
Breaking News27 Apr 2019
Dubai, (HCTV) – Waaxda ilaalinta Anshaha iyo xadaarada wax soo saar ee Dubai ayaa qabatay 340 isku day oo lagu doonayey in Alaab been abuur ah la soo galiyo Imaaraadka Carabta, Alaabtaas oo qiimaheedu dhan yahay Dh63 million oo lacagta Imaaraadka oo u dhiganta $17 Million oo dollar, ayaa gacanta lagu soo dhigay 15-kii bilood […]
Somali News27 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa Maanta soo gunaanaday kulamo ay Maalmihii u dambeeyay la yeelanayeen Komiishanka doorashooyinka Qaranka, kuwaasi oo ku saabsanaa sidii loogu dedaal lahaa inaan doorashooyinka Wakiillada iyo deegaannadu aanay mar kale dib u dhicin. Sidaana waxa sheegay Masuuliyiin ka mid ah xisbiyada UCID iyo KULMIYE oo Maanta Saxaafadda la […]
Somali News27 Apr 2019
New Zealand (HCTV) – Kulan Qalbi-taabasho ah ayaa Dadkii ka badbaaday Xasuuqii Masaajiddada New Zealand waxay la yeesheen Boqor William, kulankaasi oo Masaajidka Al-nour ee Magaalada Christchurch ka dhacay Jimcihii. Prince William oo hadal ka jeediyey Masaajidka Al-nour ayaa ku baaqay in ‘Xagjiriintu nooc kasta oo ay yihiin lala dagaalamo’ 160 Qof ayaa Masaajidka Al-nour […]
Somali News27 Apr 2019
Beijing, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa la kulmay Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin, waxaanay labada hogaamiye ay ka wadahadleen xidhiidhka laba geesoodka ah ee taariikhiga ah ee u dhexeeya labada dal, sida lagu sheegay war-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia. Kulanka Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia iyo Madaxweynaha dalka […]
Somali News27 Apr 2019
Waraaqo Maxkamadeed Oo CNN-Tu Heshay Oo Muujiyey In 37-Kii Qof Ee Sucuudigu Dilka Ku Fuliyey Ay Ku Dhawaaqayeen Ilaa Markii Dilka Lagu Fulinayey In Aanay Dambi Galin. Riyadh, (HCTV) – 37 rag ah oo u dhashay dalka Sucuudi Carabiya oo maalintii salaasadii dil lagu fuliyey ayaa la sheegay in jidh-dil loo gaystay awgeed ay sameeyeen […]
Somali News27 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Somaliland, Maxamed Xasan Sacad (Saajin), ayaa sheegy in Haamaha Kaydka Shidaalka Berbera lagu shubay Shidaal ay ku badan tahay Maaddada Silver oo dhibaato bulshada ku keeni karta. Wasiirku wuxuu sheegay in markii ay ogaadeen in Haamaha Kaydka lagu shubay Shidaal Silvertu ku badan tahay ay Wasaaraddiisu […]
Somali News27 Apr 2019
Boocame (HCTV) – Taliyaha Ciidammada Somaliland ee degmada Boocame ee bariga Gobolka Sool, Axmed Jaamac Cartan ayaa farriin u diray Ciidammada Puntland oo uu sheegay inay sheeganayaan Mulkiyadda dhulka Somaliland ee bariga. Taliye Cartan oo qayb ka ahaa Wefti Maamulka Degmada Boocame ah oo kormeeray illaa 10 Tuulo oo hoos taga degmada Boocame, ayaa hadal […]
Breaking News27 Apr 2019
Nairobi, (HCTV) – Dawladda Kenya ayaa doonaysa inay xidhiidh diblomaasiyadeed ay la yeelato Somaliland, waxaanay wakiil u diraysaa inuu caasimada Somaliland ee Hargeysa uu xafiis uga soo sameeyo. Dalka Kenya ayaa ku soo biiraya dalalka Ethiopia iyo Djibouti oo xafiisyo diblomaasiyadeed ku leh Jamhuuriyada Somaliland. Sida uu maanta bogiisa hore uu ku daabacay Wargeyska Daily […]
Breaking News26 Apr 2019
Colombo, (HCTV) – Gabadh u dhalatay dalka Maraykanka ayaa dadka la wadaagtay siday uga xumaatay in Bileyska dalka Sri Lanka ay si khaldan usoo bandhigeen in gabadhaasi looga shakisan yahay inay ku lug lahayd weeraradii Axadii lagu qaaday dalkaasi ee dadka badani ay ku dhinteen. Amara Majeed ayaa ah gabadh muslimad ah oo firfircoon isla […]
Somali News26 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Diyaarad ah nooca qumaatiga u kaca ee helicopter-ka loo yaqaano oo ay leedahay shirkadda MIDROC ee dalka Ethiopia ayaa ku burburtay meel u dhow goobta la yidhaahdo Bole Bulbula ee Addis Ababa, oo aan sidaasi uga fogayn garoonka diyaaradaha ee Bole International Airport. Diyaaaradan ku burburtay dalka Ethiopia ayaa waxa saarnaa […]