
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News26 Apr 2019
Iskushuban, (HCTV) – Duqeymo cirka ah ayaa la sheegay inay ka dhacday meel u dhow degmada Iskushuban ee gobola Bari ee maamul goboleedka Puntland. Wararka laga helayo deegaanka Isku-shuban ayaa sheegaya in duqayntaasi lala beegsaday kooxo ka tirsan ururada Al-shabaab iyo daacish oo iyagu deegaankaasi ku sugan, isla markaana mudooyinkii u dambeeyey uu dagaal ku […]
Breaking News26 Apr 2019
Caro-Yaanbo, (HCTV) – Laba gaadhi oo isku waydaaranayey tuulada Caro-yaanbo oo u dhaw buurta Caabudla oo kala badha magaalooyinka Hargeysa iyo Gabiley ayaa is jiidhay kadib markii mid ka mid ah labada gaadhi uu jiidhay Diin wadada ka talaabayey. Shilkan gaadhi ayay ilo xogogaal ahi ay u xaqiijiyeen Telefishanka HCTV inay dhaawacyo ka soo gaadheen […]
Somali News26 Apr 2019
Nairobi, (HCTV) – Safiirka Somaliland ee dalka Kenya, Ambassador Baashe Cawil Xaaji Cumar ayaa ka warbixiyey waxyaabaha uu qabto xafiiska Somaliland ee dalka Kenya, Kaas oo tilmaamay in kulano la yeeshaan dawladaha caalamka ee halkan (Nairobi) safaaradaha ku leh, isla markaana ay u bandhigaan qadiyada Somaliland iyo sidii ay xidhoodho ula yeelan lahaayeen. Baashe Cawil, […]
Somali News26 Apr 2019
Nairobi, (HCTV) – Dawlada Kenya ayaa Mr Phillip Githiora u astaysay inuu sameeyo xafiis diblomaasiyadeed oo dawladda Kenya ay ku yeelato Caasimada Somaliland ee Hargeysa, Sida ay qorayaan warbaahin kala duwan oo caalamka ahi. Talaabadan Mr Githiora loogu asteeyey inuu sameeyo ayaa wax weyn ka badali doonta xidhiidhka labada dal ee Somaliland iyo dawladda Kenya […]
Somali News25 Apr 2019
Maputo, (HCTV) – Bulshooyinka ku dhaqan koonfurta dalka Tanzania gaar ahaana gobolka Mtwara iyo waqooyiga dalka Mozambique ayaa digniin loogu jeediyey inay u baxaan dhulka sare oo ay gabaad ka raadsadaan. Hay’adda duulimaadyada qaranka Mozambigue ee la yidhaa LAM ayaa joojisay dhamaan duulimaadyada caasimada Maputo iyo Pemba oo ku yaala xeebaha waqooyi maadaama oo ay […]
Somali News25 Apr 2019
USA (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenkii hore ee Dalka Maraykanka Joe Biden, ayaa Khamiista Maanta ku dhawaaqay inuu Musharrax Madaxweyne u yahay Doorashada 2020-ka. Joe Biden oo 8 Sannadood ku xigeen u ahaa Barack Obama, 36 Sanadood-na ku jiray Aqalka Sanat-ka Maraykanka, ayaa Muuqaal uu ku baahiyey barta ku leeyahay Twitter wuxuu ku sheegay inaanu daawan […]
Somali News25 Apr 2019
Srilanka (HCTV) – Xoghayihii Difaaca ee Dalka Srilanka Hemasiri Fernando ayaa isku iscasilay in Ciidammada amnigu ku fashilmeen inay ka hor-tagaan Weerarradii lagu hoobtay ee Dalka Srilanka ka dhacay Axaddii la soo dhaafay. Saddex Kiniisadood iyo Saddex Huteel oo nooca lagu raaxaysto ah oo ku yaalla Dalka Srilanka ayaa Axaddii lala beegsaday Qaraxyo waaweyn, waxaana […]
Breaking News25 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ee Caasimada Somalia ayaa sheegaya in la badalay Safiirkii Somalia u fadhiday Geneva ee dalka Switzerland Amb. Faadumo Cabdullaahi Maxamuud (Insaaniya). Waxa ay wararku intaa ku darayaan in Safiirada loo badalay dalka Hindiya oo ay noqoto safiirka cusub ee dalka Somalia u fadhiyi doonta dalka Hindiya, halka […]
Somali News25 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa soo jeedisay in Hab Sharciga waafaqsan looga gudbo caqabadaha siyaasadeed iyo kuwa dhaqaale ee ku gedaaman doorashooyinka. Shirkii Golaha Wasiirrada ee Khamiista Maanta qabsoomay oo uu Shir-guddominayey Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biix Cabdi, ayaa waxa Golaha Wasiirradu ku go’aamiyeen in Caqabadaha siyaasadeed ee doorashooyinka looga gudbo hab waafaqsan Sharciga. […]
Somali News25 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Kal-fadhigii 33-aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland, ayaa waxa Maanta uu Madaxweyne Muuse Biixi u War-bixinno kaga dhegaystay qaar ka mid ah Wasiirrada, kuwaasi oo faahfaahin ka bixiyey halka ay marayaan shaqooyinka ay dalka uga masuulka yihiin. Sidaana waxa lagu sheegay War Qoraal ah oo Telefiishanka Horn Cable ka soo gaadhay Madaxtooyada, kaasi […]
Somali News25 Apr 2019
Islamabad, (HCTV) – Dablay ayaan haybtooda la garan ayaa shaqaale ka hawlgalayey cudurka dabaysha ku laayey dalka Pakistan, waxaana shaqaalahan lagu laayey deegaanka koonfurtgalbeed ee dalkaasi ku yaala ee la yidhaa Chaman, sida ay xaqiijiyeen saraakiisha dawlada Pakistan. Dablaydan ayaa rasaas ku furay koox ka hawlgalaysay shaqaalaha talaalka dabaysha xili ay ku sugnaayeen deegan fog […]
Somali News25 Apr 2019
New York (HCTV) – Dawladda Maraykanka ayaa sheegtay in Xanuunka Jadeecadu Faro-baas ku hayo dalkeeda. Xarunta ka hor-tagga iyo la dagaalanka Xanuunnada ee Maraykanka ayaa sheegtay in sannadkan oo keliya Maraykanka lagu arkay 695 Kiis oo Xanuunka jadeecada ah. Xanuunkan oo sannadkii hore ka dillaacay New York iyo Gobolka Washington, balse la hakiyey ayaa hadda […]