
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News25 Apr 2019
Nairobi, (HCTV) – Somaliland iyo Jamhuuriyada Ireland ayaa arkooday inay wadayeeshaan xidhiidh ganacsi oo qoto dheer labada dal. Wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Kenya Omar Bashe Awil iyo Ergayga Irish-ka u fadhiya dalka Kenya haweenayda la yidhaahdo Lisa Doherty ayaa kulan ku yeeshay magaalada Nairobi, halkaas oo sidoo kale ay kaga wadahadleen inay is-dhaafsadaan Habka […]
Somali News25 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa Maanta Cisbitaalka Gargaar ku booqday Tifaftiraha Telefiishanka Bulsho Khadar Macalin Deeq oo Askari Boolis ahi dhaawac soo gaadhsiiyey. Khadar Macalin Deeq oo Shan Maalmood ka hor isku dayey inuu Xalliyo gacan ka hadal dhex maray Askari ka mid ah Ciidammada […]
Somali News25 Apr 2019
Vladivostok, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Ruushka Vladimir Putin ayaa la kulmay Madaxweynaha dalka Waqooyiga Kuuriya Kim Jong Un, kaas oo sheegay intii kulankaasi socday inay wadahadalo midho dhal ah ay ka yeesheen sidii xal looga gaadhi lahaa khilaafka ka taagan barnaamijka Nuclear-ka ee Pyongyang. Madaxweyaha dalka Ruushku waxa uu sidaasi ka sheegay xili uu hadal […]
Somali News25 Apr 2019
Djibouti, (HCTV) – Urur goboleedka IGAD ayaa soo dhaweeyey go’aan dawladda Belguimku ay ku aqoonsanayso baasaaboorka diblomaasiyadeed ee ay soo saarto dawladda Federalka Somalia. Talaabadan urur goboleedka dalalka Geeska Afrika ee IGAD ay ku bohoobeen ayaa sidaasi ku sheegay war-saxaafadeed ay soo saareen maalintii shalay oo uu ku saxeexan yahay Xoghayaha Fulinta ee urur Goboleedka […]
Somali News25 Apr 2019
Muqdisho (HCTV) – Xildhibaan Saynab Maxamed Caamir oo dhalasho ka soo jeedda Somaliland, balse ka mid ah Baarlamaanka Dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa soo jeedisay in Baarlamaanku uu Somaliland ka saaro Qorshe lagu eegayo Xuduudaha Maamul-gobolleedyada Soomaaliya, maaddaama oo aanay Dawladdu lahayn awood ay ku faro-geliso Somaliland. Xildhibaan Saynab oo hadal ka jeedisay Xarunta Baarlamaanka ayaa […]
Somali News24 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Kulankan oo ka dhacay xarunta komishanka Doorashooyinka Somaliland ayay isku soo hor-fadhiisteen Xisbiyada Kulmiye, UCID iyo Guddida Doorashooyinka, waxaana kulankaasi lagaga wada-hadlay sidii loo sii amba qaadi lahaa in doorashooyinka Golayaasha deegaanka iyo wakiilada ay ugu dhici lahaayeen wakhtigii loogu talogalay. Kulankan oo aan warbaahinta loo soo bandhigin waxyaabihii ay ka wada […]
Somali News24 Apr 2019
Kwazulu-natal, (HCTV) – Tiro ka badan 50 qof ayaa ku dhintay roobab waaweyn oo ka da’ay qaybo ka mid ah dhinaca koonfureed iyo bari ee dalka Koonfur Afrika, kuwaas oo sababay daadad xoogle iyo dhul soo qay oo dhiigo farabadan sababay, sida ay sheegeen saraakiil u hadlay dawladda Koonfur Afrika. Shaqaalaha Samatabixinta ayaa qodaya guryaha […]
Somali News24 Apr 2019
Jordan (HCTV) – 7 Sannadood ayaa Xerada Qoxootiga ee Zataari oo ku taalla Xuduudka Suuriya iyo Jordan Hoy u tahay Kumanaan Qoxootiga reer Suuriya ah. Inta badan Dadka da’da yari nolol aan Xerada dhexdeeda ahayn ma xasuustaan, sidaasi darteed ayaa qaar ka mid ah Dadka waaweyn ee qoxootiga ahi waxay isku dayayaan inay soo nooleeyaan […]
Somali News24 Apr 2019
Tehra, (HCTV) – Wasiirka Arimaha dibada dalka Iran Mohammad Javad Zarif ayaa ku eedeeyey maamulka Madaxweyne Donld Trump in aanu Cambaarayn talaabadii Sucuudigu uu ku laayey dadka tirada badan ee jiray Jeelashada dalkaasi. Dalka Sucuudi Arabiya ayaa maalintii shalay madaxa ka jaray 37 qof oo la sheegay inay ahaayeen argagixiso dambiyo qorshaysan ka maleegayey dalka […]
Somali News24 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorshaynta Somaliland, Cawaale Ibraahim Shirwac oo dhawaan uu Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi uu xilka ka qaaday, ayaa beeniyey in sababta uu Madaxweynuhu xilka uga qaaday tahay inuu ka qayb-galay dood lagu marti-qaaday Prof. Axmed Ismaaciil Samatar oo aanay siyaasiyan xilligan isku wanaagsanayn Madaxweynaha. Wasiirkii hore ee Qorshaynta Somaliland, […]
Somali News24 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ciyaartii ugu dambaysay ee Final-ka koobka ka socday Garoonka guryo samo ayaa la soo gabogabeeyey maalintii shalay, oo ciyaar adag oo ahayd ciyaartii kama dambaysta ahayd ay ku dhex martay labada kooxood ee GADAR VILLAGE iyo kooxda MAAN oo ku ciyaaray garoonka Gurya-samo ee magaalada Hargeysa. Ciyaartan oo ay dadweyne farabadan daawashadeeda […]
Somali News24 Apr 2019
Srilanka (HCTV) – Madaxweynaha Dalka Srilanka Maithripala Sirisena ayaa Saraakiisha ugu sarraysa Ciidammada amniga ee Dalkaasi ugu baaqay inay Iscasilaan, Salaasadii Shalay. Madaxweynaha ayaa Xoghayaha Difaaca ee Dalka Srilanka iyo Taliyaha ugu sarreeya Ciidammada Booliska ugu baaqay inay shaqada iska casilaan, ka dib markii Ciidammada amnigu ku fashilmeen inay ku shaqeeyaan Digniin soo baxay, ka […]