
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News24 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xukuumada Somaliland ayaa sii daysay laba hablood oo Canada u dhashay, balse asal ahaanka soo jeeda Somaliland, sida ay qorayaan warbaahinta Caalamka oo HCTV soo xigtay. Maymona Cabdi oo da’deedu 28 jir tahay iyo Karima Watts, oo 24 jir ah, ayaa la xidhay bishii January kadib markii ay ciidamada bieysku ay ka […]
Somali News24 Apr 2019
Boosaaso (HCTV) – Qarax ayaa Maanta gelinkii hore ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Gobolka bari ee Maamul-gobolleedka Puntland. Qaraxan oo ka dhacay meel ku dhow Huteel lagu Magacaabo Jubba oo ku yaalla Magaalada Boosaaso, ayaa sababay dhaawac soo gaadhay laba Askari. Qaraxan oo la sheegay inuu ahaa Miino dhulka lagu aasay, ayaa waxa ku dhaawacmay […]
Somali News24 Apr 2019
Vladivostok, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Waqooyiga Korea Kim Jong Un ayaa ka gudbay xadka dalkaasi uu la wadaago Ruushka maanta oo Arbaca ah isagoo saaran tareenkiisa gaarka ah, waxaanay warbaahinta dalka Ruushku ay ku waramayaan in socdaalkii ugu horeeyey ee Madaxweynaha Kuuriyada Waqooyi uu ku tago dalka Ruushkku uu ku soo beegmayo xili uu Ruushka […]
Somali News24 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa wax aan suurto-gal ahayn ku tilmaamay heshiis ay Shalay Hargeysa ku kala saxeexdeen Xisbiyada UCID iyo KULMIYE, kaasi oo uu ka maqnaa WADDANI. Guddoomiye Cirro oo Maanta Hargeysa lagu soo dhaweeyay, ka dib Safar uu ugu maqnaa Dalka dibeddiisa, ayaa […]
Somali News24 Apr 2019
Asmara, (HCTV) – Dalka Eritrea ayaa xidhay xadka uu la wadaago dalka ay jaarka yihiin ee Ethiopia, mudo sanad ka yar oo xidhiidhka labada dal ee dhinaca nabadu uu soo hagaagay. Sida ay baahisay Warbaahinta DW qaybta afka Amxaariga ku hadasha, kuwaas oo sheegay in marinkii ugu dambeeyey ee isku socodka labada dal la soo […]
Somali News24 Apr 2019
Asmara, (HCTV) – Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ayaa socdaal aan hore loo sii shaacin ku tagay magaalada Asmara ee caasimadda dalka Eritrea. Weftigan Madaxweynaha Somalia ee socdaalka ku tagay dalka Eritrea ayaa maalmihii u dambeeyey ku sugan dalka Masar oo ay kaga qeyb galeen shir Madaxeed lagaga hadlayey xaalaadda dalka Sudaan iyo Liibiya, Hase […]
Somali News24 Apr 2019
Begin, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Ahmed ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha dalka China President Xi Jinping, kuwaas oo si qoto dheer uga wadahadlay xoojinta xidhiidhka labada dal iyo sidoo kale sidii dib loogu habanayn lahaa jidka tareenka ee u dhexeeya Addis Ababa iyo Djibouti. Waxaanay labada dhinac ay is-faham guud ka yeesheen horumarinta dhinacyada […]
Somali News23 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, ayaa Maanta waxay ku dhawaaqtay wakhtiga la qabanayo Imtixaannaadka Shahaadiga ah ee Dugsiyada sare iyo Fasallada 8-aad ee Dugsiyada dhexe. Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Cismaan Jaamac Aadan ayaa ugu horrayn shaaciyey wakhtiga la qabanayo Imtixaannaadkaasi, waxaanu yidhi “15-ka bisha Juun ee sannadkan aynu ku jirno, 2019, ayaa imtixaanaadkii […]
Somali News23 Apr 2019
Qaahira, (HCTV) – Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Shir Madaxeed dalalka Afrika ay ku yeesheen dalka Masar, kaas oo lagaga hadlayey arimaha dalalka Suudaan iyo Liibiya ayaa kulan gaar ah la yeeshay dhigiisa dalka Masar Cabdifataax Al-Siisi. Madaxweyne Farmaajo ayaa la wadaagay dhiggiisa Dalka Masar dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee la […]
Breaking News23 Apr 2019
Riyadh, (HCTV) – Sucuudi Arabia ayaa maanta dil madax ka jarid ah ku fuliyey 37 qof oo u dhashay dalka Sucuudiga, kuwaas oo ku eedaysnaa dambiyo la xidhiidhay Argagixisonimo, sida ay sheegtay Wakaalada Wararka ee Sucuudigu Saudi Press Agency (SPA), oo HCTV ka soo xigtay. Talaabadan dawlada Sucuudigu ay halka mar ay dilka ku fulisay […]
Somali News23 Apr 2019
Nigeria (HCTV) – Haweenay u dhalatay Dalka Ingiriiska iyo Nin u Nigerian ah ayaa lagu dilay Waqooyiga Dalka Nigeria, halka Saddex Qof oo kalena la afduubay, sidaana waxa xaqiijiyey Ciidammada Booliska iyo Safaaradda UK ee Magaalada Lagos. Afduubka ayaa ku fiday Dalka Nigeria, waxaana lagu qafaashaa Dadka Ajaanibka ah iyo Muwaadiniinta reer Nigeria labadaba, si […]
Somali News23 Apr 2019
Burco (HCTV) – Wasaaradda Beeraha Horumarinta Beeraha Somaliland, ayaa deegaanka Beer ee Duleedka Degmada Burco ka hirgelisay Saddex Kanaal oo loogu talo-galay inay biyaha u soo duwaan Wax soo-saarka Wasaaraddu ka hirgelinayso inta lagu jiro xilli roobaadka. Munaasibadda oo uu ka qayb-galay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha, Md. Axmed Muumin Seed iyo Madax ka socotay Hay’adda […]