
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News23 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiyada UCID iyo KULMIYE ayaa waxay qalinka ku duugeen heshiis ay ka gaadheen khilaafkii ka taagnaa Qabsoomidda doorashada, ka dib markii uu guul-daraystay dedaal muddo soo socday oo la doonayey in Saddexda XIsbi ee Somaliland ay si wada jir ah Heshiis u gaadhaan. Prof. Maxamed Cabdi Ebyan. Musharraxii Madaxweyne ku-xigeen ee Xisbiga […]
Breaking News23 Apr 2019
Naypyitaw, (HCTV) – Tiro ka badan 50 qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen kadib markii uu dhul ku soo dumay waqooyiga dalka Myanmar, sida ay cadeeyeen ciidamada bileysku, kuwaas oo sheegay in markii dadka uu dhulkaasi ku soo dumay ay hurdeen, maanta oo salaasa ah. Maydka saddex qof ayaa laga soo saaray meesha […]
Somali News23 Apr 2019
Denmark, (HCTV) – Anders Holch Povlsen oo ah Ninka ugu Maal-qabeensan Dalka Denmark, ayaa saddex ka mid ah Afar Carruur ah oo uu dhalay ay ku dhinteen qaraxyadii xidhiidhka ahaa ee dalka Sri Lanka ka dhacay Axaddii Toddobaadkan. Kadib markii qoysku ay booqasho munaasibad diimeedka Easter-ka ay fasax u tageen dalkaasi, halkaasi oo ay Qaraxyo […]
Somali News23 Apr 2019
Tehran, (HCTV) – Aqalka Baarlamaanka dalka Iran ayaa maanta oo Salaasa ah ku dhawaaqay inay meel mariyeen ga’aan ay ciidamada Maraykanka ee ku sugan bariga dhexe ay ugu aqoonsanayaan Argagixiso. Go’aanka Aqalka Baarlamaanka ee dalka Iran ayaa soo baxaya maalin kadib markii dawlada Maraykanku ay ku dhawaaqay in ay cunaqabatayn saarayso dalka saliida ka iibsada […]
Somali News23 Apr 2019
Sri Lanka (HCTV) – Dawladda Srilanka ayaa markii ugu horraysay ka hadashay Qaraxyo xidhiidh ahaa oo ka Axaddii ka dhacay 3 kiniisadood iyo 3 Huteel oo ku yaalla Dalkaasi. Wasiirka Difaaca ee Dalka Srilanka Ruwan Wijewardene, ayaa sheegay in baadhitaannada ugu horreeyay ee ku sameeyeen Qaraxyadan iyo Cidda loo malayn karo inay ka dambayso, in […]
23 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Ugu yaraan 28 jeerood ayaa laga helay iyagoo bakhtiyey Seere ku yaalka Koonfur-galbeed dalka Ethiopia sida ay ku waramayaan warbaahinta gudaha ee dalkaasi. 28-kan Jeerta ah ee ku dhintay seerahaasi ayaan ilaa iyo hada la garayn waxa sababay dhimashadooda, Gibe Shekeko National Park oo ay ku nool yihiin duurjoog farabadan oo […]
Somali News23 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ciyaaraha Tartanka Kubadda Cagta ee HCTV ayaa si habsami leh uga socda Garoonka Guryo-samo ee degmada Maxamuud Haybe, oo ah ciyaaraha loogu gudbayo kulamada is-reebreebka ayaa shalay ciyaar xiiso badani waxa ay ku dhexmaray kooxaha African Relief iyo FAACO Company. Ciyaartan oo ahayd mid ku bilaabantay jawi degan, ayaa waxa ka soo […]
Somali News23 Apr 2019
Qaahir, (HCTV) – Hogaamiyeyaasha dalalka Afrika ayaa maanta oo Salaasa ah shirk u yeeshay magaalada Qaahira ee dalka Masar, kuwaas oo shirkaasi ku faaqdaya xaaladaha dibadbaxayada ee dalka Sudan iyo dagaalka ka soo cusboonaaday dalka Libya. Kulankan oo noqonaya mid degdeg ah oo dalalka Qaarada AFrika ay kaga arinsanayaan xaaladaha labadaasi dal ka jira, gaar […]
Somali News23 Apr 2019
Manila, (HCTV) – Dhulgariir xoogleh oo cabirkiisa lagu qiyaasay 6.4 magnitude ayaa ku dhuftay waqooyi-galbeed ee dalka Philippine. Waxaana ku dhintay dad tiradoodu gaadhayso 16 qof halka 100 qof oo kalena ay dhaawacyo ka soo gaadheen. Kooxaha gurmadka ayaa dhismayaasha burburay ka raadinaya dad ku hoos jira oo ku waxyeeloobay dhulgariirka. Dhulgariirkan ka dhacay dalka […]
Somali News22 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Hadhimo-sharafeed ugu sameeyay Qasriga Madaxtooyada, Madax-dhaqameed ka soo jeeda Beelaha Gobollada Sanaag iyo Badhan. Sidaana waxa lagu sheegay War Qoraal ah oo Madaxtooyada naga soo gaadhay, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta hadhimo-sharafeed ku […]
Somali News22 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa galabnimadii maanta socdaal ugu amba baxay dalka Masar, halkaas oo uu ka furmi doono shir ay yeelanayaan Madaxda Wadamada Midowga Afrika. Shirkan ka dhici doona dalka Masar ayaa lagaga tashanayaa xaaladaha ay ku sugan yihiin dalalka Sudan iyo Algeria iyo sidii xal […]
Somali News22 Apr 2019
UAE (HCTV) – Muniira Cabdalle oo ah hooyo u dhalatay Dalka Imaaraadka Carabta, ayaa ka soo kacday Koomo ay ku jirtay muddo ka badan 30 sanadood ah. Muniira ayaa waxa dhaawac ka soo gaadhay Maskaxda, ka dib markii Gaadhi iyada iyo Wiilkeeda Cumar ka soo qaaday Dugsiguu dhiganayey ay isku dhaceen Gaadhi bas ah, halkaana […]