
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News22 Apr 2019
Breaking News22 Apr 2019
Doha, (HCTV) – Dawladaha Ethiopia iyo Qatar ayaa ku heshiiyey inay kor u qaadaan isla markaana ay xoojiyaan wadashaqaynta labada dal gaar ahaana dhinacyada arimaha bulshada iyo shaqaalaha. Labadan dal ee Qatar iyo Ethiopia ayaa heshiisyadan hoosta kaga xariiqay kadib markii ay kulan yeesheen Wasiirka Arimaha Bulshada iyo Shaqaalaha ee dalka Ethiopia Dr. Ergoge Tesfaye […]
Somali News22 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Ethiopia iyo Korea Eximbank ayaa kala saxeexday have signed heshiis lacag gaadhaysa 264 million US dollars lagu dayminayo dalka Ethiopia. Waxaana wajiga koobaad ee daynta la siinayo dalka Ethiopia uu noqon doonaa 170 million US dollars ah, oo loo isticmaali doono balaadhinta laydhka dhinaca koonfureed ee dalka Ethiopia. Halka wajiga labaad […]
Somali News22 Apr 2019
Laascaanood (HCTV) – Shacabka ku dhaqan Magaalada Laascaanood ayaa Maanta isugu soo baxay Tukashada Salaad Roob-doon ah. Shacabka Magaaladaasi ayaa waxa Tukashada Salaadda kala qayb-galay Masuuliyiinta Gobolka Sool iyo Culimada Diinta oo markii Salaadda la tukaday halkaa ka soo jeediyey khudbado khuseeya ahmiyadda Alle ka cabsiga. Dadweynaha oo ku tukaday Garoonka Ismaaciil Mire, ayaa Ilaahay […]
Somali News22 Apr 2019
Kampala, (HCTV) – Heesaaga siyaasiga noqday ee Robert Kyagulanyi alias Bobi Wine ayaa la xidhay, sida uu Bobi Wine ku xaqiijiyey xadhigiisa kadib fariin uu soo dhigay twiter-ka. Mr Bobi Wine ayaa sheegay in la xidhay maanta oo Isniin ah, xili uu ku sii jeeday meel uu shir-jaraa’id ku qabanayey oo uu doonayey inuu dadka […]
Somali News22 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Magaalada Hargeysa ayaa waxa Xalay lagu qabtay dood lagu marti-qaaday Siyaasiyiin hore Xilal Wasiirnimo uga soo qabtay Somaliland iyo Xubno kale oo muhiim ah, sida Musharraxii Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga UCID, Dr. Ebyan. Kulankan oo lagaga doodayey su’aal ahayd in Somaliland ay xilligan Wada-hadallo la furi karto Soomaaliya iyo in kale, ayaa waxa […]
Somali News22 Apr 2019
Khartoum (HCTV) – Muwaadiniinta reer Suudaan ee Magaalada Khartuum ka sii wada Dibed-baxyada ay ku dalbanayaan in Milletarigu uu Xukunka ku wareejiyo Rayidka ayaa farriin u diray Dawladaha Khaliijka Carabta. Dibed-baxayaasha ayaa Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabta ugu baaqay in aanay deeq Lacageed ah siinin Suudaan isla-markaana ay haystaan Lacagtooda, Maalin ka dib markii Dawladaha Hodanka […]
Somali News22 Apr 2019
Riyadh, (HCTV) – Wefti ka socda dalka Eritrea oo ay ka mid yihiin la taliyaha Madaxweynaha Eritrea, Yemane Ghebreab iyo Hagos Ghebrehiwet oo ah madaxa arimaha dhaqaalaha ayaa ka qaybgalay kulan heerkiisu aad u sareeyo – oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiin sarsare oo ka tirsan dawladaha Badda Cas iyo Gacanka Cadan, kaas oo lagu […]
Breaking News22 Apr 2019
Somali News21 Apr 2019
Boorama (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa Hay’adaha Qaramada Midoobay iyo kuwa Caalamiga ah ugu baaqay inay isku barbar istaagaan sidii Wasaarad ahaan ay Shacabka ugu jihayn lahaayeen inay wax u filan la soo baxaan. Wasiirka oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Boorama ayaa ugu horreyn shacabka farriin u […]
Breaking News21 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Xafiis qalabkiisa la soo ururiyey oo qaybi banaan tahay, ayaa mid ka mid ah suxufiyiinta ugu caansan Ethiopia ayaa wargeyskiisa todobaadlaha ah ku soo saara isaga iyo afar shaqaale ah. Eskinder Nega oo wax ku bartay Maraykanka ayaa marar badan ay dawladu xidhay, lixdii sanadood ee ugu dambeeyey, balse dawladii cusbayd […]
Somali News21 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland, Cali Ibraahim Jaamac (Baqdaadi), ayaa ka hadlay dhibaatada ka taagan Qiimaha Maceesahadda Daruuriga oo aad u sarreeya iyo Qiimaha Sarrifka Dollarka oo hoos u dhacay. Suuqyada Somaliland ayaa waxa 1-ka dollar lagu sarrifrayaa 8 boqol iyo jarjar, laakiin Ganacstada, sida Bakhaarrada iibiya Raashinka ayaa wax ku iibinaya […]