
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News21 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland, Dr. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon), ayaa ka hadlay Warar sheegay in Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynaha Puntland ku kulmeen Dalka Imaraadka Carabta. Wasiirka Arrimaha dibedda oo ka mid ahaa Wefti uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi oo Maanta Hargeysa dib ugu […]
Somali News21 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo safar shaqo ugu maqnaa dalka Imaaraadka Carabta, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay. Madaxweynaha iyo weftiga uu hoggaaminayo oo safar maalmo qaatay dalka kaga maqnaa, ayaa waxa madaarka Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey xubno kamid ah golaha wasiirrada, saraakiil ka […]
Somali News21 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Shiradda Facebook ayaa ilaalada amaanka Agaasimahooda guud ku bixisay lacag ka badan $22 Milyan oo dollar sanadkii 2018-ka. Sidoo kale waxa ku jira lacagta lagu bixiyo ilaalada amaanka Agaasimaha shirkadda Facebook cashuurta hore ee ogolaanshaha kharashaadka amaanka sida ilaalada raacaysa, qalabka lagu ilaalinayo iyo horumarinta meelaha uu dagayo. kharashaadka dhinaca amaanka ee […]
Somali News21 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi iyo Wefti uu hoggaamiyo oo Safar shaqo ugu maqnaa dalka Isku tagga Imaaraadka Carabta, ayaa Maanta Dalka dib ugu soo laabtay. Wasiirka Wasaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga, Dr. Yaasiin Xaaji Maxamuud Faratoon oo Saxaafadda kula hadlay Madaarka Hargeysa, ayaa sheegay in Somaliland iyo Imaaraadku ay heshiisyo […]
Somali News21 Apr 2019
Tripoli, (HCTV) – Qarax xoogan ayaa ruxay caasimada dalka Libya ee Tripoli oo daba socday weerar dhinaca cirka ah, sida ay sheegeen dadka deegaanku. Xaalada dalka Libya ayaa ka sii daraysa tan iyo labadii todobaad ee dagaaladu ay ka socdeen dalkaasi. Qarax xoogan, ayaa la rumaysan yahay in lala bartilmaameedsaday Caasimada Tripoli, waxaana dadka degan […]
Somali News21 Apr 2019
Srilanka (HCTV) – Wararkii u dambeeyay ee ka soo baxaya Weerar Saaka lagu qaaday Saddex Kiniisadood iyo Saddex Huteel oo ku yaalla Dalka Srilanka ayaa sheegaya inay kordheen Tirada Dadka ku Geeriyooday. Wararkii hor-dhaca ahaa ee Weerarkaa ka soo baxay ayaa sheegay in la weerarray Saddex Kiniisadood, kuwaasi oo mid ku taallo Gudaha Caasimadda Kolombo, […]
Somali News21 Apr 2019
Gaalkacayo, (HCTV) – Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta maamul goboleedka Galmudug ayaa sheegaya inuu dab xoog lihi uu ka kacay saaka subixii hore Bakhaar hubka lagu kaydiyo oo ku yaala deegaan lagu magacaabo Docol oo 40km u jira magaalada Gaalkacyo. Goob-joogayaal ayaa warbaahinta u sheegay in dabka uu ka dhashay koronto ama laydh, […]
Somali News21 Apr 2019
Colombo, (HCTV) – Saddex Kiniisadood iyo Saddex Hotel ayaa qaraxyo is-xigxiga lala beegsaday dalka Sri Lanka, waxaana qaraxyadaasi ku dhintay dad tiradoodu ka badan tahay 200 qof, siday ay saraakiisha bileysku ay cadeeyeen. Qaraxyadan xidhiidhsan ayaa lagu qaaday hotel kuwo raaxada ah iyo Kiniisado ku yaala dalkaasi waxaana tirada ku dhaawacantay qaraxyadaasi ay gaadhayaan 450 […]
Somali News20 Apr 2019
India (HCTV) – Nin u dhashay Dalka Hindiya ayaa iska jaray farta Soomaalidu u taqaano Murdisada, ka dib doorashadii guud ee Dalkaasi ka dhacday. Pawan Kumar ayaa ku wareeray Caalamadihii Qalabka Electronic-ga ah ee doorashada lagu codaynayey, waxaanu si aan ku talo-gal ahayn ugu codeeyay Xisbiga Raysal-wasaare Narendra Modi, sida uu Wakaaladda Wararka ee AFP […]
Somali News20 Apr 2019
Qaahira, (HCTV) – Dadka reer Masar ayaa bilaabay inay codkooda ka dhiibtaan aftida wax ka badal loogu samaynayo dastuurka dalkaasi si Madaxweynaha dalkaasi Abdel Fattah el-Sisi uu u xukumo Masar ilaa 2030-ka. Telefishanka dalka Masar ayaa maanta oo sabti ah baahiyey muuqaalka Madaxweyne Abdel Fattah el-Sisi oo codkiisa ka dhiibanaya goob codbixineed oo ku taala […]
Somali News20 Apr 2019
London (HCTV) – Waxa Dalka Ingiriiska lagu dilay Suxufiyad Magaceedu ahaa Lyra McKee, habeenkii Khamiista ee la soo dhaafay. Dilka Gabadhan Weriyaha ahayd ayaa loo xidhay laba dhallinyaro ah oo da’doodu tahay 19 jir iyo 18 jir. Lyra McKee oo 29 ahayd ayaa la dilay iyagoo kormeeraysa goob dhibaato ka taagnayd habeenkii khamiista, waxaana lagu […]
Somali News20 Apr 2019
Garoowe (HCTV) – Waxa Magaalada Garoowe ku geeriyooday Allaah ha u naxariistee Guddoomiyihii hore ee baarlamaanka Puntland, Cabdirashiid Maxamed Xirsi, kaasi oo caan ka ahaa deegaannadaasi. Marxuumka ayaa Geeriyooday subaxdii hore ee Saaka, sida ay baahiyeen Warbaahinta Puntland oo Telefiishanka Horn Cable uu Warkan ka soo xigtay. Siyaasiga Geeriyooday ayaa mudod dheer ka mid ahaa […]