
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News20 Apr 2019
London, (HCTV) – Suxufiyada caanka ah ee Mary Harper oo ah Tifaftiraha Afrika ee BBC World Service, oo dhawaan qortay buug cusub oo la yidhaa ((THE MANY FACES OF AL SHABAAB) “Everything You Have Told Me Is True” ayaa si qoto dheer ugaga waramaysa cabsi xoog leh oo ay kala kulantay ururka Al-shabaab, kuwaas oo […]
Somali News20 Apr 2019
Ottawa, (HCTV) – Haweenay dhashay mid ka mid ah laba hablood oo dhalashada Canada haysta oo lagu xidhay Somaliland bishii January ayaa dawladda Canada ka dalbatay inay kala hawlgasho sidii loo sii dayn lahaa hablahaasi. Maymona Cabdi oo da’deedu tahay 28 jir iyo Karima Watts oo dadeedu tahay 23 jir ayay ciidamada Bileysku ay Hargeysa […]
Somali News20 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Magaalada Hargeysa waxa Jimcihii Shalay ka da’ay Roob biyo dhigay isla-markaana keenay in biyo badan qul-qulaan jidadka. Roobkan oo noqonaya kii koowaad ee si wanaagsan uga da’a Magaalada, intay Dalka ka bilaabmeen Roobabka Gu’ga, ayaa waxa soo dhaweeyay, kuna farxay inta badan Shacabka ku dhaqan. Hase-ahaatee, waxa markiiba soo if-baxay Hab-dhaqan Caan […]
Somali News19 Apr 2019
K/Afika (HCTV) – Inta la xaqiijiyey 13 Qof ayaa ku geeriyooday Kiniisad ku taalla Dalka Koonfur Afrika, waxaana dhaawacmay 29 Qof oo kale. Kiniisaddan oo Magaceedu yahay Pentecostal church isla-markaana ku taal deegaanka KwaZulu-Natal oo xeebta kulaalaya ayaa qayb ka mid ahi duntay, gaar ahaan Wajahadda hore ee Kiniisaddaasi, waxaana halkaa ku dhintay 13 Qof, […]
Somali News19 Apr 2019
Liberia (HCTV) – Madaxweynaha Dalka Liberia George Weah ayay qasab ku noqotay inuu waajibkiisa shaqo ku guto Gurigiisa gaarka ah. Madaxweyne George Weah ayaa ka firxaday Xafiiskiisa, ka dib markii laga helay laba Mas, sida ay ku warrantay Laanta Afka Ingiriiska ee BBC-du. Smith Toby oo ah Xoghayaha Warfaafinta ayaa sheegay in sababta uu Madaxweynuhu […]
Somali News19 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay dhibaatada ay Ummadaha Muslimka ahi ka dhaxlaan Dulmiga, waxaanu ku baaqay in Bulshada Somaliland ka fogaato inay dhexdooda is-dulmiyaan. Sheekhu wuxuu ka warramay sida Rasuulkeena Muxamed (CSW) uu Muslimiinta ugaga digay Dulmiga, waxaanu isagoo arrimahaa ka hadlaya “Waxaan […]
19 Apr 2019
Qaahir, April 18 , 2019 (HCTV) – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa maanta oo Khamiis ah kula kulmay Magaalada Qaahira dhiggiisa Masar Mudane Sameh Shoukry. Wadahadalka ayaa intiisa badan diiradda lagu saarray xiriirka walaalnimo iyo iskaashiga u dhexeeya Soomaaliya iyo Masar iyo habkii lagu xoojin lahaa, laguna horumarin […]
18 Apr 2019
Russia (HCTV) – Cilmi-baadhayaal u Dhashay Dalka Ruushka ayaa baadhitaan ku wada Faras ay sheegeen inuu wakhti hore bakhtiyey, balse ay Dareerayaasha Kaadida iyo Dhiiggiisu weli ka sii qoyan yihiin. Faraskan oo Bakhtigiisa laga helay Gobolka Verkhoyansk ee Dalka Ruushka, ayaa oogadiisu Qoyan tahay, sida laga soo xigtay Agaasimaha Madxafka Northeastern Federal University (NEFU). Laakiin, […]
Somali News18 Apr 2019
Tehran, (HCTV) – Shirkadda Instagram ayaa xidhay bartii (account) uu Instram-ka ku lahaa Major-General Qassem Soleimani, oo ah taliyaha ciidamada Quds. Taas oo keentay in Major General Soleimani ay waayaan 888,000 kuwii bartaasi Instagram -ka kala socon jiray. Talaabadan ayaa timid kadib markii ay dawladda Maraykanku ay go’aansatay in Ciidamada Milatariga dalkaasi ay ku daraan […]
Somali News18 Apr 2019
Addis Ababa (HCTV) – Kooxda kubadda Cagta ee Bayern Munich ayaa ku dhawaaqday inay Caasimadda Dalka Itoobiya ee Addis Ababa ka furtay Dugsi lagu baranayo Kubadda Cagta. Akadamiyaddan ayaa loogu magac-daray ‘Dugsiga Kubadda Cagta ee Bayern’, taasina waa natiijada wada-shaqayn ay leeyihiin Xidhiidhka Kubadda Cagta ee Itoobiya iyo kooxda Jarmalka ah ee Bayern. FC Bayern […]
Breaking News18 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ciyaarta kama dambaysta ah ee Tartanka ciyaaryahanada heerka 1aad ee Garoonka 31-ka May oo loogu magac daray HCTV Cup, ayaa 19-ka bishan oo ku beegan maalinta bari oo Jimce ah dhici doonta. Ciyaartan final-ka ah ayaa waxa wada ciyaari doona labada kooxood ee isugu soo hadhay ciyaarta kama dambaysta ah ee tartanka […]
Somali News18 Apr 2019
Khartoum (HCTV) – Milletariga Dalka Suudaan ayaa Xabsiga u taxaabay laba Nin oo ay Walaalo yihiin Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Dalkaasi, Cumar Xasan Al-bashiir. Shams al-Din Kabashi oo ah Afhayeenka Millateriga sida ku meel-gaadhka ah xukunka Suudaan gacanta ugu haya, ayaa Arbacadii Saxaafadda u sheegay in Xabsiga loo taxaabay Abdullah iyo Abbas Hassan al-Bashir. […]