
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News18 Apr 2019
Boorama (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa Xukuumadda Somaliland ugu baaqay inay wax ka qabato Jeelka dhexe ee Magaalada Boorama oo ay sheegeen inuu ku dhow inuu dumo. Afhayeenka Xisbiga WADDANI, Gar-yaqaan Barkhad Jaamac Batuun oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Boorama, ayaa sheegay in Xabsiga Boorama oo uu la dhisay xilligii uu Ingiriisku […]
Breaking News18 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Dufcadii koowaad ee ciidamada tababarka gaarka ah qaatay ee Danab (lightening) ayuu usoo dhamaaday tababartii ay ku qaadanayeen Xarunta Turkigu ku leeyahay Magaalada Muqdisho maanta oo Khamiis ah. Unuga ciidamada gaarka ah oo loo yaqaano (Eagle) ayaa ah ciidamadii ugu horeeyey ee Danab ka mid noqon doona ee ka qalinjabiya Saldhiga turkigu […]
Somali News18 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Waxa si habsami leh uga socda magaalada Hargeysa Tartanka Ciyaaraha HCTV soo qaban qaabiyey ee Garoonka Gurya Samo, kaas oo ay ka qaybgalayaan ciyaaryahanada heerka koowaad oo si isku dhaf ah ugu ciyaaraya garoonka Gurya Samo. Kulamadii Ciyaarahan ayaa galay wareegii labaad ee ciyaaraha HCTV, waxaana kulankii galabta wada ciyaaray kooxaha Carwo […]
Somali News18 Apr 2019
Borama (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa soo jeediyey in hoos loo eego Tabashada reer Awdal ee la xidhiidha Saami-qaybsiga Kuraasta Golaha Wakiillada. Guddoomiyaha Garabka dhallinyarada ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Maxamed Sidiid Dhamme oo ka mid ah Masuuliyiin Xisbigaa ka mid ah oo Safar ku tagay Magaalada Boorama, ayaa isagoo Warbaahinta […]
Somali News18 Apr 2019
Shaygoosh (HCTV) – Inta la ogyahay Hal Qof oo ka mid ahaa Fanaaniinta Dawlad-degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa ku geeriyootay shil baabuur oo Maanta ka dhacay Deegaankaasi. Shilkan oo ka dhacay inta u dhaxaysa Qabri-dahar iyo Shaygoosh ayaa waxa ku Geeriyootay Allaah u naxariistee Fannaanad Magaceedu ahaa Fadxi Cabdi Cali (Fadxi-Nuura). Waxa kale oo Shilkaasi ku […]
Somali News18 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxtooyada Somaliland, ayaa ka hadashay dhaliilo loogu jeediyey dhismaha Madaxtooyada cusub, kaasi oo Dadka qaarkood sheegeen inay Dadkii lahaa halka dhismuhu xoog lagaga qaaday. Agaasimaha guud ee Madaxtooyada, Maxamed Cali Bile oo Maanta Warbaahintu waydiisay waxa jira eedaha arrintaasi loogu jeediyey, ayaa sheegay in Dadkii deganaa halka Madaxtooyada cusub laga dhisayo ay […]
Somali News18 Apr 2019
Islamabad, (HCTV) – Ugu yaraan 14 qof ayaa lagu dilay toogasho kadib markii weerar lagu qaaday rakaab saarnaa bas oo marayey deegaanka Ormara eeKoonfurta-galbeed ee gobolak Balochistan ee dalka Pakistan. Dadkan la laayey ayaa laga soo dajiyey baskii ay saarnaayeen, waxaana loo kexeeyey meel labaad oo ah goobta lagu laayey. Wasiirka Warfaafinta ee gobolkaasi oo […]
Somali News18 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex, ayaa ku dhawaaqday in la iibinayo Fooq ay lahayd Xawaalad lagu Magacaabi jiray Qaran, taasi oo Musalaftay ama Kacday. Guddoomiyaha Maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ee Somaliland, Axmed Dalmar Ismaaciil oo ay hareero tuban yihiin Guddi ka mid ah Dadkii Saamiga ku lahaa Shirkadda kacday ee Dartood loo xaraashayo Fooq dhowr […]
Somali News18 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa maanta safar shaqo oo muddo kooban qaadan doona ugu ambo baxay dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta. Safarka madaxweynaha, ayaa salka ku haya marti-qaad rasmi ah oo uu ka helay masuuliyiinta dalka Isu-tagga Imaaraadka carabta oo diyaarad khaas ah usoo diray, taas […]
Somali News18 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Baarlamaanka dalka Ethiopia ayaa maanta Ansixiyey saddex Wasiir oo uu soo magacaabay Raysal Wasaaraha dalkaasi Abiy. Wasiiradan la magacaabay isla markaana la Ansixiyey ayaa waxa ka mid ah Madaxweynihii hore ee gobolka Amxaarada Gedu Andargachew oo loo magacaabay Wasiirka Arimaha Dibada dalka Ethiopia. Halka Madaxweynihii hore ee gobolka Oromada Lemma Megersa […]
Somali News17 Apr 2019
Muqdisho (HCTV) – Guddoomiya ku-xigeenka Aqalka sare ee Soomaaliya Abshir Bukhaari ayaa sheegay inaanu Dastuurka Dawladda Federaalku dhamaystirmayn ilaa Somaliland ka qayb-gasho ansixintiisa. Guddoomiye ku-xigeenka koowaad oo Maanta Hadal u jeediyey Xildhibaannada Aqalka sare ayaa isagoo arrimahaa ka hadlaya wuxuu yidhi “Haddii aanay Somaliland si toos ah ugu soo biirin Geedi-socodka Federaalka, Dastuurku ma noqonayo […]
Somali News17 Apr 2019
Lima, (HCTV) – Madaxweynihii hore ee dalka Peru ayaa dhintay kadib markii uu madaxa iska toogtay xili ciidamada Bileyska dalkaasi ay doonayeen inay gurigiisa ka soo xidhaan. Madaxweynaha hore ee dalka Peru, Alan Garcia ayay da’diisu ahayd 69 jir, waxaanay ciidamada bileysku doonayeen inay soo xidhaan si su’aalo ku saabsan eedaha lacag la maydhay iyo […]