
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News16 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa sheegaya in Ciidamada Amaanka ee Somalia ay ku hareeraysan yihiin guri uu galay nin looga shakisan yahay inuu ururka Al-shabaab ka tirsan yihiin. Ninkan ururka Al-shabaab ka tirsan ayaa gurigaasi galay kadib markii uu banbo gacmood uu tuuray. Waxaanay warku intaa ku darayaa […]
Somali News16 Apr 2019
Moscow (HCTV) – Maxkamad ku taalla Magaalada Moscow ee Caasimadda Dalka Ruushka ayaa xukun ku ridday 63 Jir lagu eedeeyay inuu Basaasayey Hubka Nukliyeerka ee Dalkaasi. Ninkan oo ka mid ahaan jiray ilaalada Xuduudka u dhexeeya Ruushka iyo Norway ayaa Ciidamada amnigu qabteen bishii December, 2017 ayaa Salaasada Maanta waxa Maxkamadi ku xukuntay 14 sanadoood […]
Somali News16 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Gar-yaqaanka guud ee Somaliland, Cabdisamad Cumar Maal ayaa sheegay in soo jeedinta ah in Xasaanadda laga qaado Xildhibaannada Goleyaasha deegaanka aanay ka imanin Xukuumadda, balse ay tahay aragti ka timid Guddi Hoosaadka Arrimaha gudaha ee Golaha Wakiillada. Gar-yaqaanka guud oo Maanta la hadlay Telefiishanka HCTV ayaa isagoo arrimahaa ka hadlayaa wuxuu yidhi […]
Breaking News16 Apr 2019
Garoowe, (HCTV) – Dibadbaxayaal ka soo horjeeda Kufsiga xadhkaha goostay ee ka dhaca maamul goboleedka Puntland ayaa maanta laga dhigay Caasimada Puntland. Waxaanay dibadbaxayaashu ay socod ku mareen jidadka isku xidha Wasaaradaha, iyagoo watay boodhadh ay ku xardhanaayeen sida adag ee ay uga soo horjeedaan kufsiga loo gaysto hablaha, waxaana boodhadhkii ay dadweynahaasi siteen ku […]
Somali News16 Apr 2019
Berbera (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa si Dadban uga jawaabay cabasho dhanka Cashuuraha ah oo Bilhii u dambeeyay ka soo yeedhayey Golaha Deegaanka ee Magaalada Burco. Xildhibaannada Golaha Deegaanka ee Burco ayaa Sannadkan horraantiisii ka sheegay in Xoolaha lagu iibiyo Sayladda Burco lagu Cashuuro Magaalada Berbera marka ay ka dhoofayaan, taasina […]
Breaking News16 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Midawga Afrika ayaa ugu digay Milatariga Sudan in dalkaasi uu haysto 15 maalmood in awooda lagu wareejiyo dawladd rayid ah ama dalkaasi lagu soo rogi doono xayiraado. Waxaanay intaasi ku dareen in dalka sudan laga qabto dooraso xor iyo xalaal ah oo daahfurnaan ah sida ugu dhakhsaha badan, sida lagu sheegay […]
Breaking News16 Apr 2019
Minnesota, (HCTV) – Taageerayaasha gabadha muslimada ah ee ka tirsan aqalka Congress-ka dalka Maraykanka Ilhan Omar, ayaa dibadbaxyo lagaga soo horjeedo Madaxweynaha dalka Maraykanka ka dhigay magaalada laga soo doortay Ilhan Omar of Minnesota. Ururka ka shaqeeya arimaha Islaamka ee dalka Maraykanka ee CAIR ayaa ku dhawaaqay isku soo baxan inay uga gol leeyihiin “Taageero […]
Breaking News16 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Afhayeenka xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa xukuumada Somaliland ku dhaliilay kor u kaca maceeshada iyo waxyaalaha daruuriga ah ee nolosha dadka lagama maarmaanka u ah. Waxaanu Afhayeenka xisbiga Waddani uu tilmaamay in dawladu aanay shacabka waxba kaga tarin dhinaca Adeegyada Aasaasiga ah ee bulshada ay uga baahan yihiin […]
Breaking News15 Apr 2019
Paris, (HCTV) – Dab xoog leh ayaa baabiiyey Kiniisad weyn oo ku taala Caasimada dalka Faransiiska ee Paris, taas oo lagu magacaabo Notre Dame Catheral, ayaa waxa ka holcay dab aad u balaadhan oo baabiiyey dhismahan qadiimiga ah oo mudo qarniyo ah jir oo ku yaala wadnaca caasimada dalka Faransiiska, sida ay xaqiijiyeen sarkiisha dalkaasi. […]
Breaking News15 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Inanta koowaad ee dalka Maraykanka oo uu dhalay Madaxweynaha dalkaasi Ivanka Donld Trump ayaa socdaal ku joogta dalka Ethiopia. Taas oo ujeedada safarkeeda afarta maalmood qaadana ay tahay sidii ay dhiirigalin fursadaha dhaqaalaha ah ugu samayn lahayd haweenka ku sugan dalalka soo koraya. Gabadhan uu dhalay Madaxweynaha dalka Maraykanka ee Ivanka […]
Breaking News15 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Dawlada Ethiopia ayaa heshiis $20 milyan oo dayn ah la saxeexatay baniga Arab Bank ee horumarinta dhaqaalaha Afrika ka shaqeeya (Arab Bank for Economic Development in Afrika. Heshiiskan ayay labada dhinac ku galeen qaybta 5th-aad ee Banigaga Aduunka Iyo Hay’adda Lacagta Aduunka ee MIF-ta kadib markii ay kulan ku yeesheen magaalada Washington […]
Somali News15 Apr 2019
Moscow (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Axmed Ciise Cawad oo Safar ku jooga Ruushka, ayaa Maanta la kulmay Dhiggiisa Dalkaasi Sergey Lavrov. Sidaana waxa lagu sheegay War Qoraal ah Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Soomaaliya ka soo gaadhay Telefiishanka Horn Cable, kaasi oo lagu faahfaahiyey waxyaabihii ay ka wada-hadleen […]