
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News15 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in aanay Dawlad ahaan hubin biyaha ku kaydsan Deegaanka Geed-deeble ee laga Waraabiyo magaalada Hargeysa, sidaa darteedna loo baahan yahay in reer Hargeysa isku tagaan oo ay Biyaha Roobka ee Badda galaya qabsadaan. Madaxweyne Biixi ayaa sheegay in aanay macquul ahayn in Dadka Hargeysa […]
Breaking News15 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalak Ethiopia Abiy Axmed ayaa kulan la yeeshay wefti ka socda dalka Sudan oo galabnimadii maanta soo gaadhay dalka Ethiopia oo uu hogaaminayo General Galaledin Alsheikh, oo ka mid ah golaha ku-meelgaadhka ah ee Milatariga Jamhuuriyada Sudan. Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia […]
Somali News15 Apr 2019
USA (HCTV) – Madaxweynaha Maraykanka, Doland Trump ayaa sidii wada dagaalka dhanka Warbaahinta ah ee uu ku hayo Ilhaan Cumar oo ah Xildhibaanad Asal ka soo jeeda Soomaali oo ka mid Aqalka Baarlamaanka Maraykanka. Madaxweyne Trump iyo Ilhaan Cumar ayaa isaga seegay Bil ka hor, ka dib markii Ilhaan Cumar ay Cambaaraysay Dawladda Isreal oo […]
Somali News15 Apr 2019
Pakistan (HCTV) – Madarasad ku taalla Dalka Pakistan ayaa ku guulaysatay in jebiso Rikoodhka Madaariista lagu dhigo Qur’aanka Kariimka ee Xufaadda ugu badan soo saaray. Madarrasaddan oo Magaceedu yahay Wafaq ayaa soo saartay Hal Milyan oo Qof oo Xifdiyey Qur’aanka Kariimka ah, sida uu sheegay Xoghayaha guud ee Madarrasaddaasi Qari Hafeez Jalandhari. Sannadkan 2019-ka ayaa […]
Breaking News15 Apr 2019
Berbera, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray saddex Wiish oo ah nooca loo yaqaanno (Mobile Harbor Crane) oo cusub, kuwaas oo loogu talo-galay in maraakiibta lagu raro waxna lagu dajiyo. Qalabkan cusub ee la keenay dekeda Berbera ee Wiishashka Mobile Harbor Crane ayay xadiga qaadistoodu […]
Somali News15 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Waxa Maanta Somaliland laga xusay Maalinta dhiraynta oo Sannad kasta Bisha Afraad 15-keeda la qabto. Xuskan oo soo qaban-qaabiso Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta reer Miyiga, ayaa waxa Maalintaa looga faa’idaystaa in Dadka loo qaybiyo dhir ay Wasaaraddu diyaarisay, si ay Guryahooda hortooda iyo meelaha kale ee ay gaadhsiin karaan ka beeraan. Sidoo […]
Breaking News15 Apr 2019
Wajaale, (HCTV) – Roobabkii Guga ayaa maalintii shalay iyo maantaba si balaadhan uga curtay Somaliland, kaas oo shacabka ku dhaqan deegaamada ay roobabku ka curteen ay aad ugu diirsadeen curashadaasi roobabka. Roobabkan gu’ga ayaa ka da’ay maalintii shalay Magaalada Ceerigaabo,iyo qaybo ka mid ah magaalada Hargeysa, halka maantana uu si fiican uga da’ay magaalo xuduudeeda […]
Somali News15 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Ganacsiga iyo Maalgashiga Somaliland, ayaa Ganacsatada Dalka ka codsatay inay is waafajiyaan Qiimaha Sarrifka dollarka oo Jabay iyo Qiimaha Ascaarta Quutal-daruuriga ah. Dadweynaha reer Somaliland ayaa Maalmihii u dambeeyay ka cabanayey in dollarkii uu Qiimihiisu jabay, aanay waxba iska beddelin Qiimaha Ascaarta Quutal-daruuriga ah, sidaa darteed ayaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda […]
Breaking News15 Apr 2019
Berbera, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si rasmi ah xadhigga uga jaray saddex Wiish oo ah nooca loo yaqaanno (Mobile Harbor Crane) oo cusub, kuwaas oo loogu talo-galay in maraakiibta lagu raro waxna lagu dajiyo. Qalabkan cusub ee la keenay dekeda Berbera ee Wiishashka Mobile Harbor Crane ayay xadiga qaadistoodu […]
Somali News15 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Laanta socdaalka ee Somaliland ayaa ka noqotay Go’aan ay hore u soo saartay oo ahaa inaan Dad bilaa Baasaaboor ah oo ka socda Soomaaliya ay ka soo degaan Madaarka diyaaradaha ee Hargeysa, sidoo kalena Baasaboor la’aan kaga dhoofaan. Laanta socdaalka Somaliland ayaa Bishii Aprill ee Sannadkii hore soo saartay Go’aan ah inaan […]
Somali News14 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddiga baadhitaanka xasuuq lagu eedeeyo inay Dawladdii Maxamed Siyaad Barre ka geysatay Somaliland, Sanadihii siddeetamaadkii, ayaa Maanta sheegay inay Magaalada Hargeysa ka heleen laba Xabaal-wadareed, kuwaasi oo lagu aasay Dad ay laayeen Milletarigii Soomaaliya xilligaasi. Shir-jaraa’id oo Hoggaanka Guddiga baadhitaanka Xasuuqaasi u qaabilsan Somaliland ay ku qabteen Magaalada Hargeysa Maanta, ayay ku […]
Breaking News14 Apr 2019
Dodoma, (HCTV) – Dalka Tanzania ayaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen bacaha halka mar la isticmaalo ee wax lagu qaato laga bilaabo bisha June, talaabadan ayaa ah dagaalka lagula jiro dhibaatada ay bacuhu keenaan. Raysal Wasaare Kassim Majaliwa ayaa Baarlamaanka dalkiisa u sheegay in bacaha wax lagu qaato aan mudo intaa ka badan inaan la […]