
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News26 Jan 2021
Nairobi, (HCTV) – Wasiirka Wasaarrada Amniga dowladda Kenya Fred Matiang’i ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay eedeyn dowladda Soomaaliya oo ah in ay dagaalka Gedo ka qeybqaateen ciidamo ka soo gudbay dhinaca xadka Kenya. Wasiirka ayaa sheegay in aysan jirin ciidamo ka gudbay xadka oo ka qeybqaatay dagaalkii Beled-Xaawo isaga oo intaa ku darray in […]
Somali News26 Jan 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta qaabilay safiirka dalka Denmark, Amb. Ole Thonke oo dalka ku yimid safar shaqo. Waxaana Kulankaa lagaga wada hadlay qodobbo ay ka mid ahaayeen arrimaha doorashooyinka Jamhuuriyadda Somaliland ee golaha wakiillada iyo deegaanka oo taas oo ay soo jeediyeen inay dalka ka qabsoonto […]
Somali News25 Jan 2021
Nairobi, (HCTV) – Dawladda Kenya ayaa Isniinta maanta warqad u dirtay Midowga Afrika (AU), taas oo sare u qaadday walaaca xagga amniga ka dib markii ciidamada federaalka iyo kuwa maamul-goboleedka Jubbaland ay mar kale dib ugu dagaalameen Buula Xaawo oo ka tirsan Gedo una dhow Mandheera. Nairobi ayaa sheegtay in dagaalkan ay u badan tahay […]
Somali News25 Jan 2021
Balad-xaawo (HCTV) – Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay soo afjartay sida uu hadalka u dhigay weerar xalay saqdii dhexe degmada Beled-Xaawo ay ku soo qaadeen maleeshiyaad fallaago ah oo ay soo tababareen Kenya. Wasiir Dubbe ayaa intaa ku darray in dagaalka ay ku qabteen ilaa 100 […]
Somali News24 Jan 2021
ANKARA, (HCTV) – Budhcad Badeed hubaysan ayaa weerartay markab shixnad xamuul ah siday oo laga leeyahay dalka Turkiga meel u dhow xeebta Galbeedka Afrika, kuwaas oo afduubay 15 badmaax oo markabka la socday, dilay mid ka mid ah, sida ay sheegeen saraakiisha Turkigu maanta oo Axad ah. Markabkan Tirkiga ee la afðuubay ayaa ku safrayey […]
Somali News24 Jan 2021
Somali News24 Jan 2021
Dhuusa-Mareeb, (HCTV) – Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Ergeyga gaarka ah ee Qaramada Midoobay U qaabilsan Somalia, James Swan. Sidoo kale waxaa kulanka qeyb ka ahaa madaxda Hay’adaha Qaramada Midoobay sida Hay’adda Cunada Aduunka ee WFP iyo Barnaamijka Horumarinta ee UNDP. Shir jaraa’id ayay si wada […]
Somali News23 Jan 2021
Somali News23 Jan 2021
Siigaale, (HCTV) – Ciidamada Uganda ee qeybta ka ah Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa sheegay in ay mar kaliya dileen ugu yaraan 189 dagaalyahanno ka tirsan Al Shabaab weerar ay ku qaadeen goob ay ku sugnaayeen. Sida lagu sheegay war uu soo saaray ku xigeenka afhayeenka ciidamada UPDF Lt Col Deo Akiiki jimcihii, […]
Somali News23 Jan 2021
Muqdisho, (HCTV) – Qarax ayaa maanta magaalada Muqdisho lagula beegsaday gaadhi ay la socdeen masuuliyiin hore oo marayay degmada Shibis ee gobolka Banaadir, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan oo la xidhiidha khasaaraha ka dhashay Qaraxa. Gaadhiga ayaa waxaa la socday xildhibaan hore Muxuyidiin Xassan Afrax iyo Xusseen Caraale oo labaduba horay xildhibaanno u […]
Somali News22 Jan 2021
New York, (HCTV) – Qaramada Midoobay ayaa sheegtay inay heshay warbixinno “walaac leh” oo ku saabsan xadgudubyo dhinaca galmada ah ama kufsi oo ka dhacay gobolka ay colaadda ka taagan tahay ee Tigrayga Itoobiya. Qaramada Midoobay waxay intaa ku dartay inay jiraan shaqsiyaad lagu khasbay inay kufsadaan xubno ka tirsan qoyskooda. Pramila Patten, wakiilka gaarka […]
Somali News22 Jan 2021
Addis Ababa, (HCTV) – Dowladda Itoobiya ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamtay in ciidamo Soomaali ah ka barbar dagaalameen ciidanka difaaca Qaranka Itoobiya ee dagaalka la galay xoogagga Tigrayga. Afhayeenka Wasaarradda Arrimaha dibadda Dowladda Itoobiya Dina Mufti ayaa warka ku saabsan in ciidamo Soomaali ah ka qeybqaateen dagaalkii Waqooyiga Itoobiya ee lala galay Tigrayga […]