
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News19 Jan 2021
Muqdisho, (HCTV) – Wararka ka imanaya Magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa sheegaya in qarax miino lagu dilay guddoomiye ku-xigeenkii Amniga iyo siyaasada deegaanka Garasbaaley ee dulleedka magaalada Muqdisho Cali Maxamed Macalin. Sidoo kale waxaa qaraxan lagu dilay guddoomiyihii ururka dhalinyarrada degmada oo lagu magacaabo Cabdirashiid Dubad, darwalkii guddoomiye ku-xigeenka iyo Askari ilaalo u ahaa oo […]
Somali News19 Jan 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay safiirka dalka Ingiriiska, Amb. Ben Fender oo uu wehelinaayey Mr Stuart Brown oo ah madaxa xafiiska Ingiriiska ee Somaliland oo dalka ku yimid safar shaqo oo ah safiirkii u danbeeyey shaqadiisa. Kulankan oo daarnaa xog warran guud ayaa lagaga […]
Somali News18 Jan 2021
Tehran, (HCTV) – Maraykanka ayaa mar labaad dul mariyey Bariga Dhexe diyaar=ada wax duqaysa ee US B-52 Bomber, taas oo dawladda Iran ay ku tilmaantay mid lagu cabsi galinayo. Iran waxay sheegtay in Maraykanku miisaaniyadd badan uu ku bixinayo milatariga, oo aanu ku bixin dhinaca daryeelka caafimaadka Maraykanka. Taliska Dhexe ee Maraykanka (CENTCOM) ayaa Axadii […]
Somali News18 Jan 2021
Muqdisho, (HCTV) – Saraakiisha Militariga Mareykanka ayaa sheegay in labo cisho ka hor la dhameystiray ka bixista ciidanka Mareykanka ee Soomaaliya oo ku beegneyd waqtigii kama danbeysta aheyd ee madaxweyne Donald Trump uu u qabtay. Khubarada qaar ayaa ka digay in ka bixista gudaha dalka Soomaaliya 700 oo Askari lagu soo beegay waqti aad u […]
Somali News16 Jan 2021
Kambala, (HCTV) – Madaxweynihii mudada dheer xukumayey dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa mar kale ku guulaystay doorashadii Madaxtooyada ee ka dhacday dalkaasi. Natiijada Doorashada oo lagu dhawaaqay Maanta ayaa la sheegay inuu ku guulaystay Madaweyne Yoweri Museveni oo qabtay dalada dalkaasi 1986-kii, kaas oo helay 59 % codadkii la dhiibtay. Hase yeeshee Musharixii la […]
Somali News16 Jan 2021
Hargeysa, (HCTV) – Komishanka doorashooyinka qaranka Somaliland, ayaa madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi u soo gudbiyey warqad sumaddeedu tahay Tix: KDQ/XK/002/2021, taas oo ujeeddadeedu tahay cayimaadda doorashooyinka isku sidkan ee goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee 2021. Xubnaha komishanka doorashooyinka oo si rasmi ah u soo gebogebeeyey wejigii labaad ee diiwaangelinta cod-bixiyayaasha, ayaa sida […]
Somali News14 Jan 2021
Baydhabo, (HCTV) – Waxa goor dhaw gaadhay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay wafdi uu horkacayo Wakiilka gaar ah ee Qarramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Wafdiga Swan ayaa kulan gaar ah la yeelan doona madaxweynaha dowlad gobolleedka Koonfur Galbeed Cabdcasiis Xassan Maxamed oo lagu waddo in ay ka wadahadlaan arrimaha doorashooyinka. Madaxweynaha Koonfur […]
Somali News14 Jan 2021
Washington, (HCTV) – Madaxweyne Trump oo mudo xileedkiisa todobaad uga hadhay aayaa noqday madaxweynihii u horeeyey taariikhda dalka Maraykanka ee maamus ka xayuubin loo soo gole joojiyo laba jeer. Xildhibaanada Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka ee xisbiga Dimuqraadiga oo ay weheliyaan toban xildhibaan oo ka soo jeeda xisbiga Jamhuuriga ayaa u codeeyey maamuus ka xayuubinta Madaxweyne […]
Somali News13 Jan 2021
Addis Ababa, (HCTV) – Ciidamada Difaaca Qaranka Ethiopia ayaa ku dhawaaqay maanta oo Arbaca ah dilka Wasiirkii hore ee arimaha dibada Itoobiya, Seyoum Mesfin, kaas oo ay dileen milatarigu ka dib markii uu diiday inuu isa soo dhiibo. intii uu socday dagaal ka dhacay waqooyiga gobolka Tigray ee dalkaasi. Brigadier General Tesfaye Ayalew, oo ah […]
Somali News13 Jan 2021
Washington, (HCTV) – Aqalka Congress-ka dalka Maraykanka ayaa ka fadhiistay sidii Madaxweynaha xilkiisu sii dhamaanayo loogu samayn lahaa maamuus ka xayuubin kadib markii todobaad ka hor taageerayaasha Trump ee diidan guusha Madaxweynaha la doortay ee Joe Biden ay weerar ku qaadeen una daateen aqalka Congress-ka dalkaasi. Madaxweyne Trump ayaa markii labaad wajahaya in la soo […]
Somali News13 Jan 2021
Metekel, (HCTV) – Komishanka Xuquuqal Insaanka ee dalka Ethiopia ayaa sheegay in weerarkii ugu dambeeyey ee ka dhacay Galbeedka dalka Ethiopia in lagu dilay tiro ka badan 80 qof oo shacab ah oo ay ku jiraan caruur da’doodu ka yartahay laba sano jir. Aaron Maasho, oo ah Afhayeenka Guddida Xuquuqda Aadamaha ee dalka Ethiopia (EHRC), […]
Somali News13 Jan 2021
Addis Ababa, (HCTV) – Dawlada Ethiopia ayaa ku eedaysay dalka ay jaarka yihiin ee Sudan inay ciidamo soo dhoobtay xadka labada dal oo ay ka dhaceen isku-dhacyo dhimasho badan keenay todobaadyadii u dambeeyey, waxaanay ugu digtay in dulqaadkii dhinaca nabadu uu sii yaraanayo. Labadan dal ayaa wadaaga 1,600km (994mile) oo dhul beereed xiisadi ka taagan […]