
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News14 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Baraha Bulshadu ku xidhiidho, sida Facebook, WhatsApp iyo Instagram, ayaa qayb ka mid ah Bulshada Dunida u shaqayn waayey muddo Saacado ah, Axadda Maanta. Sidaasi waxa baahiyey Downdetector.com oo la socda Mareegaha Internet-ka ee Cilad ku timaadda hawada uga baxa, sida ay sheegtay Wakaaladda Wararka ee Reuters oo Horn Cable uu Warkan […]
Breaking News14 Apr 2019
Boosaaso, (HCTV) – Wararka laga helayo deegaanka Bariga ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in weerar cirka ahi uu ka dhacay meel u dhaxaysa deegaanka Xiriiro iyo Xunbay oo 3KM u jirta degmada Isku-shuban ee gobolka Bari, weerarkan ayaa lagu bartilmaameedsaday gaadhi ay saarnaayeen laba qof oo mid ka mid ahi uu yahay ku xigeenka […]
Breaking News14 Apr 2019
Boosaaso, (HCTV) – Wararka laga helayo deegaanka Bariga ee maamul goboleedka Puntland ayaa sheegay in weerar cirka ahi uu ka dhacay meel u dhaxaysa deegaanka Xiriiro iyo Xunbay oo 3KM u jirta degmada Isku-shuban ee gobolka Bari, weerarkan ayaa lagu bartilmaameedsaday gaadhi ay saarnaayeen laba qof oo mid ka mid ahi uu yahay ku xigeenka […]
Breaking News14 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Gaadiidka Basaska ee iskaga kala goosha xaafadaha magaalada Hargeysa ee Maxamed Mooge, Calaamadaha Iyo Jungalka, mana jirto hal bas oo taagan goobtan ay basaska xaafadahaasi ka rakaabsadaan. Sida uu ku waramay Wariye Xasan Galaydh oo ka tirsan HCTV. Dhamaan Basaska gaadiidka ee qaada dadweynaha xaafadaha Maxamed Mooge, Calaamadaha iyo Jungalka ayaa maanta […]
Breaking News14 Apr 2019
Diridhaba, (HCTV) – Xaalada magaalada Diridhaba ayaa maanta degan kadib markii magaaladaasi ay isku dhacyo rabshada wata ay ku dhexmareen qoomiyadaha Soomaalida, Oromada iyo Amxaarada oo halkaasi wada dega, kuwaas oo maalintii shalay ay dhexmartay gacan ka hadal sababay dhaawacyo. Rabshadan ka bilaabmay magaalada Diridhaba ee dalka Ethiopia ayaa saamayn ku yeeshay isku socodka bulshada […]
Somali News14 Apr 2019
USA (HCTV) – Diyaaraddii ugu weynayd Dunida ayaa Shalay samaysay duulimaadkeedii u horreeyay oo tijaabo ah. Diyaaradda ayaa waxa ku rakiban Lix Mishiin, waxayna u muuqaal u eg-tahay laba diyaaradood oo la isku Ribdhay, laakiin waa diyaarad keliya oo si loo weyneeyo oo hagar-baxay. Tijaabadeeda waxay markii koowaad ka bilowday lama degaanka Mojave ee California […]
Breaking News14 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Gabadha uu dhalay Madaxweynaha dalka Maraykanka ee Ivanka Trump, isla markaana ah lataliye aqalka cad ka tirsan ayaa socdaal ku timid dalka Ethiopia, iyadoo booqan doonta dal kale oo Afrika ku yaala. Socdaalka ay ku timid dalka Ethiopia gabadhan uu dhalay Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trum ayaa markii ay soo cago-dhigatay […]
Somali News14 Apr 2019
Laascaanood (HCTV) – Magaalada Laascaanood ayaa markii u horreysay lagu qabtay xus loo sameeyay Aasaaskii Daraawiishta ee Sayid Maxamed Cabdalle Xasan, kaasi oo muddo dheer dagaal kula jiray Ciidammadii Dawladda boqortooyada Ingiriiska oo gumaystay deegaanno Somaliland ka mid tahay. Daraawiishta oo Sayid Maxamed Cabdalle Xasan aasaasay 1898-kii, ayaa waxa markii koowaad xus loogu sameeyay Magaalada […]
Somali News14 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Guud ahaan Gobollada iyo degmooyinka Somaliland, ayaa waxa Maanta oo Axad ah laga oogay Salaad Roob-doon ah. Salaaddan Roob-doonta ah oo uu Toddobaadkii hore ku dhawaaqay in la Tukanayo Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, ayaa waxa Dadweynuhu ku tukadeen Garoomada kubadda Cagta, Masaajiddada Waaweyn ee Magaalooyinka, waxaana Dadweynaha Salaadda kala qayb-galay […]
Somali News14 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta Xilka ka qaaday laba Wasiir oo Xukuumaddiisa ka mid ahaa iyo Masuuliyiin kale, waxaanu Magacaabay beddelkooda. Sidaana waxa lagu sheegay digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha oo u qornayd sidan:- WAREEGTO MADAXWEYNE: 14 /04/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto […]
Breaking News14 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Salaad Roob doon ah ayaa maanta laga oogay Somaliland, taas oo shacabka ay u dareereen tukashada Salaadaasi oo ay Illaahay kaga baryayeen inuu illaahay roob u shubo. Dadweynaha Xaafadaha Magaalada Hargeysa ayaa isugu soo baxay Garoomada iyo Masaajidada magaalada Hargeysa si ay illaahay cibaado ugu baryaan inuu roob u shubo. Somaliland ayay […]
Breaking News13 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa Shacabka Degmada Warta Nabada kulan kula yeeshay dadweynaha degmaadaasi, waxaana dadka degamadaasi ku dhaqani ay xaruntaas ku soo dhoweeyey Madaxweyne Farmajo kuna taageeray howlgalada Ciidamada ee Sugida Amniga dalka. Kulankan Madaxweynaha Somalia uu galabnimadii maanta uu kula yeeshay dadka degmada Warta Nabada ayaa ku soo beegmaya […]