
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News13 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Mudaneyaasha Golaha Wakiillada Somaliland, ayaa Maanta ansixiyey Xeerka Ciidanka Booliiska, Xeer Lambar 63/2013, kaasi oo ka soo noqday Golaha Guurtida. Xeerka Booliiska oo sannadkii hore Dalka buuqa ka abuuray, ayaa hore Golaha Wakiilladu u ansixiyeen, una gudbiyeen Guurtida, kuwaasi oo iyaguna soo eegay, wax ka beddelna ku sameeyay Qodobbada xeerkaasi qaarkood. Qodobbada […]
Breaking News13 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Nin ayaa dab isku hor qabadsiiyey isagoo doonayey inuu is-gubo Aqalka Cad ee dalka Maraykanka looga arimiyo hortiisa. Ninkan ayaa dabka ku qabtay Jaakeedkii uu xidhnaa ka hor intii aanay ciidamada Ilaalada Gaarka ah ee loo yaqaano Secret Service aanay ku soo yaacin isla markaana aanay ka saarin koodhka uu xidhnaa ee […]
Breaking News13 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Madaxweyne Donald Trump ayaa saxeexay amar lagu balaadhinayo hawlgalka Maraykanku uu ka wado Somalia. Dagaalka ka dhanka ah kooxaha argagixisada ayaa waxa xudun u noqon doona hawlgalada gaarka ah ee maraykanku uu ka fuliyo Somalia iyo in Ciidamada Somalia loo fidiyo tababaro kor loogu qaadayo si ay awood ugu yeeshaan la dagaalanka […]
Somali News13 Apr 2019
Sabti 13.4.2019 (HCTV) Wararka uu Telefishanka Horn Cable ka helay Degmada Salaxley, ayaa sheegaya in diyaarado dagaal ay shalay banbooyin holcaya ku tuureen dad reer guuraa ah oo degen cidhifka banka qool-caday oo ka tirsan degamada salaxlay oo qiyaastii 50 km u jirta Hargeisa. Gudoomiyaha Degmada Salaxlay Ismaaciil Yuusuf Xuseen (Shiine) ayaa u sheegay […]
Somali News13 Apr 2019
Pakistan (HCVT) – Kumanaan Qof oo ku lebisan dhar Midabkoodu Cad yahay, ayaa si wada jir ah u istaagay meel ka mid Magaalada Jhang ee Dalka Pakistan, iyagoo u istaagay qaab marka korka laga sawiro u eg mid ka mid ah Masaajiddadii Magaalada Christchurch ee Dalka New zealand ee Ninka Caddaanka ahi ku dilay 50 […]
Somali News13 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Dawladda Maraykanka oo dhaqdaqaaqyo diblumaasiyadeed ka wadda Gobolka Geeska Afrika, ayaa Safiirkooda Soomaaliya wuxuu Toddobaadyadii u dambeeyay kulamo la yeeshay Madaxda Soomaalida. Danjire Donald Y. Yamamoto oo sannadkii hore uu Madaxweyne Doland Trump u magacaabay inuu noqdo Safiirka Maraykanka ayaa Soomaaliya, ayaa labadii toddobaad ee u dambeeyay bilaabay kulamo uu la yeelanayo […]
Somali News13 Apr 2019
Semien Mountains, (HCTV) – Dab xoog leh ayaa ka holcaya buuraha iyo kaymaha dalka Ethiopia gaar ahaana Buuraha Semien mountains oo ku dhow Emet Gogo iyo Sankaber ee gobolka Axmaarada Ethiopia. Waxaana bulshada deegaankaasi ay dedaal dheeraad ah ugu jiraan sidii ay u xakamayn lahaayeen dabkaasi ka holcaya kaymaha iyo Buuraha dalka Ethiopia. Dabkan oo […]
Breaking News13 Apr 2019
Khartoum, (HCTV) – Maalin ka mid markii talada dalka Sudan laga tuuray Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir ayaa isna waxa goor dhaweyd ku dhawaaqay inuu iscasilay Taliyihii Amaanka iyo Mukhaabaraadka Salax Gosh inuu iscasilay, iscasilaada Madaxa Sirdoonka dalka Suudan ayaa daba socotay Iscasilaada hogaamiyaha golaha Milatary-ga Sudan Axmed Cawad Ibn Auf. Iscasilaada Madaxa Amaanka iyo Sirdoonka […]
13 Apr 2019
Khartuum, (HCTV) – Wararka laga helayo dalka Suudaan ayaa sheegaya in Ciidamada Booliisku ay Toogasho ku dileen ugu yaraan 16 qof oo dibad bax Ka dhigayay Fagaare ku yaala Caasimadda suudaan ee khartuum. toogashada ayaa timi kadib markii dibadbaxayaashu ay diideen in ay mudaharaadada joojiyaan ilaa inta dawlad rayid ah lagu wareejinayo talada dalka. ugu […]
Somali News13 Apr 2019
Muqdisho (HCTV) – Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay Dastuurka Federaalka lagu fidinayo dhammaan Maamul-gobolleedyada Dalka. Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Dastuurka, Xuseen Cabdi Cilmi ayaa sheegay in Dastuurka ay Gobollada Dalka gaadhsiinayaan uu weli yahay Dastuur ku meel-gaadh ah, maaddaama buu yidhi ay Federaalka ka maqan tahay Somaliland oo 1991-kii ku dhawaaqday inay ka madax-bannaan tahay Soomaaliya […]
Somali News13 Apr 2019
Muqdisho (HCTV) – Mudaharaad ay ka qayb-galalayaan boqollaal Qof ayaa ka socda Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Mudaharaadkan ayaa bilaabmay Maanta, ka dib markii Ciidammada amnigu toogasho ku dileen Nin watay gaadiidka loo yaqaano Bajaajta ee ka dhex shaqeeya Magaalada Muqdisho, kaasi oo noqonaya kii saddexaad ee muddo laba toddobaad ah ay Ciidammadu toogasho ku […]
Breaking News12 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa shaacisay inay ka hor tagtay weeraro argagixiso oo lala damacsanaa goobo muhiim ah . Xeer-ilaaliyaha guud ee dalka Ethiopia, waxa uu sheegay in weerar argagixiso la fashiliyey kadib markii ay si wada jir ah uga hawlgaleen Ciidamada Amaanka iyo Sirdoonku, waxaanu xeer-ilaaliyuhu tilmaamay in weerarkaasi argagixiso ee fashilmay […]