
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News12 Apr 2019
Khartoum, (HCTV) – Golaha Milatariga Sudan ayaa balanqaaday inay qabanayaan wadahadalo ay la yeeshaan kooxaha siyaasada si dalka looga sameeyo dawladd rayid ah, waxaanay sheegeen in aanu ku jirin damac ay ku sii haysanayaan awooda kadib markii ay meesha ka saareen maalintii shalay Madaxweyne Cumar Xasan Al-bashiir. Soo jeedintan ay sameeyeen maanta oo jimce ah […]
Breaking News12 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Ciidamo kuwa amaanka ah ee Somalia ayaa tacshiiradi ay ku dhexmartay isgoyska Manaplio ee magaalada Muqdisho, waxaana wararka laga helayo Muqdisho ay sheegayaan in la maqlay tacshiirad farabadan oo ay is-rasaasadeen. Waxaana lagu waramayaa in Askarta rasaastu ay dhexmartay ay yihiin kuwo bileys ah iyo kuwo ilaalinayey Xildhibaan, waxaana markii dambe soo […]
Breaking News12 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Waxa si rasmi ah magaalada Hargeysa gaar ahaana Garoonka kubadda Cagta ee Guryo Samo looga daahfuray tartan heerka koowaad ee kubadda Cagta oo ay ka qaybgalayaan Ciyaaryahanada Heerka koowaad ee garoonka Guryasamo. Taas oo dadweyne tiro badani ay ka soo qaybgaleen Tartankaasi HCTV soo qaban qaabiyey oo ciyaartii furitaanka oo dhexmartay Guuleed […]
Breaking News12 Apr 2019
Islamabad, (HCTV) – Ugu yaraan 20 qof ayaa ku dhintay 40 kalena way ku dhaawacmeen Qarax maanta ka dhacay suuq ku yaala magaalada Koonfurta Galbeed ee dalka Pakistan ee Quetta, waxaana wararka hordhaca ah ee la helayaa ay sheegayaan in qaraxa lagu bartilmaameedsaday bulshada laga tirada badan yahay ee Hazara. Khasaaraha ka dhashay qaraxa ayaa waxa […]
Breaking News12 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa xafiiskiisa ku qabiilay safiirka dalka Maraykanka u qaabilsan Somaliland iyo Somalia. Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland oo uu ku saxeexan yahay Afhayeenka Madaxweynaha somaliland Maxamuud Warsame Jaamac, oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay HCTV. Warsaxaafadeedkaasi oo dhamaystirana waxa uu […]
Somali News11 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Md. Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa Xadhigga ka jaray dhisme uu Magaalada Jabuuti ka binneeyay Baanka EAB oo qayb ka ah Shirkadaha Dahabshiil Group. Munaasibadda Xadhigga lagaga jaray dhismahan cusub oo ka kooban dhowr dabaq, ayaa waxa ka qayb-galay Madax ka mid ah Dawladda Jabuuti, kuwa ka tagay dhanka Somaliland […]
Somali News11 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Waxa Maanta garoonka diyaaradaha ee Magaalada Hargeysa ka soo degay dhallinyaro reer Somaliland ah oo hore Dalka uga Tahriibay. Dhallinyaradan oo muddo ku dhibaataysnaa Dalka Liibiya, ayaa waxa dedaal u galay soo celintooda Hay’adaha Hay’adda Qoxootiga Barakacayaasha ee Somaliland oo kaashanaysa Hay’adaha IOM iyo UNHCR. Guddoomiyaha Hay’adda Barakacayaasha Somaliland, Cabdikariin Axmed Maxamed […]
Breaking News11 Apr 2019
Nairobi, (HCTV) – In ka badan 137,000 qof ayaa guryahoodii ka barakacay rubicii hore ee sanadkan 2019-ka sida ay sheegtay warbixin cusub oo ay maanta soo saartay hay’adda Norwegian Refugee Council (NRC). Waxaanay hay’addu sheegtay in qoysaska barakacaya ee Geeska Afrika uu sii kordhayo iyadoo sababta u weyn ee ay ka barakacayaan ay tahay dagaalada […]
11 Apr 2019
Khartuum (HCTV) Hogamiyaha Cusub ee La Wareegay Talada wadanka Suudaan, Awad Maxamed awf, waxaa uu jeediyay awaamiir dhawr ah oo ay soo saareen Golaha militeri ee afgambiga fuliyay Kuwaasi oo wadanka lagu maamuli doono. Saraakiisha Militeriga ee inqilaabka Fuliyay ayaa soo jeediyay Awaamiirtan. Golaha Militeri ayaa la wareegay awoodda wadanka, oo hayn doona laba sano […]
Somali News11 Apr 2019
Gaalkacayo (HCTV) – Maxkamadda Derajada koowaad ee Gobolka Mudug, ayaa Dil Toogasho ah ku xukuntay Nin 36 Jir ah oo lagu eedeeyay inuu kufsaday isla-markaana xanuunka HIV/Aids qaadsiiyey Gabadh yar oo Lix jir ah. Garsooraha Maxkamadda Derajada koowaad ee Gobolka Mudug, Muxyaddiin Cabdiqaadir Maxamuud oo dhegaysiga dacwaddaasi ka dib, ku dhawaaqay Xukunka maxkamaddu soo saartay […]
Breaking News11 Apr 2019
Rwanda, (HCTV) – Wakiilka Somaliland ee dalka Kenya Amb. Baashe Cawil ayaa dalka Rwanda kaga qaybgalay xus balaadhan oo loo sameeyey Xasuuqii dalka Rwanda ka dhacay muddo hada laga joogo 25th sano. Ambassador Bashe Cawil ayaa sheegay in Somaliland ay dhiirigalin u tagay horumarada xusida mudan ee dalka Rwanda uu sameeyey tan iyo intii uu […]
Somali News11 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – La-taliyaha dhinaca Imtixaanaadka ee Guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha Dawladda, Axmed Gahayr oo Maanta hadal ka jeediyey Munaasibad uu xilkii Hay’addaasi ku wareejiyey Sharmaarke Axmed Muxumed (Geelle), ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu beddelo hadba Masuul waxqabad lagu tuhmayo, taasina khalad ku tahay Shacabka oo arkaya hadba Qofka shaqadiisa ka adag. Axmed Gahayr wuxuu sheegay […]