
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News11 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Somalia, Xasan Cali Khayre ayaa kulano gaar gaar ah la yeeshay Agaasimaha guud ee hay’adda lacagta aduunka haweenayda la yidhaa Christine Lagarde iyo la taliyaha dhinaca amaanka ee Madaxweynaha dalka Maraykanka ninka la yidhaa John Bolton. Raysal Wasaaraha Somalia ayaa sheegay inuu u mahadcelinayo hay’adda Lacagta Aduunka ee IMP-ta iyo […]
Breaking News11 Apr 2019
New Delhi, (HCTV) – Wajiga koowaad ee doorashada dalka Hindiya ayaa si rasmi ah ugu bilaabantay dalkaasi, waxaanu Raysal Wasaare Narendra Modi uu tartan ugu jiraa markiisii labaad. Wajiga koobaad ee doorashada dhiiban doona 142 milyan oo codbixiye oo ku kula sugan 20 gobol, kuwaas oo dooran doona 91 musharax. Waxaana la filayaa inay codkooda […]
Somali News11 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Wax ka beddel lagu samaynayo Xeerka Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka Somaliland oo hor-yaalla Golaha Wakiillada ayaa khilaaf ka dhex abuuray Xildhibaannada Goleyaasha deegaannada, Guddoomiyeyaasha Goleyaashaasi iyo weliba Golaha Wakiillada. Golaha Wakiillada ayaa doonaya inay wax ka beddel ku sameeyaan Xeerka Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka oo Xukuumaddu u soo gudbisay, waxaana qodobbada ugu […]
Breaking News11 Apr 2019
Asmara, (HCTV) – Labadii todobaad ee u dambeeyey dalka Eritrea ayaa qaaday talaabooyin diblomaasiyadeed oo cajiib ah, gaar ahaana intii u dhaxaysay dabayaaqada bisha March ilaa 10-kii April, kaas oo Wasiirka Amuuraha Dibada ee dalka Eritrea uu socdaal ku tagay lix caasimadood laba todobaad gudahood. Waxaanu Wasiirka Arimaha dibada ee Eritrea uu maalmihii u dambeeyey […]
11 Apr 2019
KHARTUUM (HCTV) War goor dhawayd uu telefishanka ka sheeegay wasiirka difaaca ee dalka suudaan Awad Mohamed Ahmed Ibn Auf, ayaa sheegay in lakala diray dawladdii Madaxwayne Cumar xasan Al-Bashiir isla markaana ay Talada la wareegeen Gole Militeri oo xilka hayn doona laba sanadood. “anigoo ah wasiirka difaaca waxaan halkan ka shaacinayaa in xukuumadii la Af-gambiyay […]
Somali News11 Apr 2019
Khartoum (HCTV) – Dalka Suudaan oo Awooddiisa Maamul ay Maanta la wareegeen Ciidammada Milletarigu ayaa waxa ka socdo hawl-gallo lagu xidh-xidhayo Masuuliyiintii la soo shaqeeyay Madaxweyne Cumar Xasan Al-bashiir oo Maanta awooddiisii ku wareejiyey Ciidammada. Warbaahinta Mashhad Al-Sudany news ayaa sheegtay in Ciidammadu xidheen Dad ka badan 100 Qof, kuwaasi oo dhammaantood ah kooxdii Madaxweyne […]
11 Apr 2019
LONDON,UK (HCTV) Ciidamada Booliska ee dalka Ingiriiska, ayaa Xabsiga u taxaabay Julian Assange oo ah aasaasaha shabakadda sirta faafisay ee Wikileaks. unug ka tirsan Booliska UK, ayaa gudaha u galay dhismaha safaaradda wadanka Ecuador ku leeyahay magaalada London oo Mr.Assange uu 7 sano magan galyo ahaan ugu jiray. Maamulka shabakadda Wikileaks, ayaa ku eedeeyay dawladda Ecuador inay jabisay […]
11 Apr 2019
LONDON,UK (HCTV) Ciidamada Booliska ee dalka Ingiriiska, ayaa Xabsiga u taxaabay Julian Assange oo ah aasaasaha shabakadda sirta faafisay ee Wikileaks. unug ka tirsan Booliska UK, ayaa gudaha u galay dhismaha safaaradda wadanka Ecuador ku leeyahay magaalada London oo Mr.Assange uu 7 sano magan galyo ahaan ugu jiray. Maamulka shabakadda Wikileaks, ayaa ku eedeeyay dawladda Ecuador inay jabisay […]
11 Apr 2019
Saraakiisha Sirdoonka ee Dalka Suudaan, ayaa Amaray in oodda laga qaado Dhammaan Maxaabiista u xidhnaa Arrimaha Siyaasadda ee ku jira xabsiyada wadanka suudaan. sida ay ku warantay Warbaahinta CNN oo soo xigatay wakaaladda wararka Sudan ee (SUNA). laamaha ammaanka ee dalka suudan ayaa dad badan xabsiga dhigay intii ay socdeen dibadbaxyada lagagasoo horjeedo xukunka Gen.Cumar […]
11 Apr 2019
Cumar Xasan Al-Bashiir Madaxwaynaha Kacdoonku ku Socdo ee Dalka Suudaan ayaa Xilka ka Degay, sida ay Baahisay Wakaaladda wararka ee Reuters, oo soo xigatay wasiiro ka tirsan Xukuumadda Al-bashiir. warbixinta ayaa intaas ku dartay inay socdaan wadatashiyo lagaga arrinsanayo cida xukunka la wareegaysa. wasiirka wax soo saarka iyo dhaqaalaha ee dalka Sudan, Adel Mahjoub Hussein, […]
11 Apr 2019
Khamiis-11-4.2019 khartuum (HCTV) Xaalad wadanka suudaan ayaa Cakiran, Ciidamo badan oo Militeri ah ayaa lasoo dhoobay wadooyinka Magaalada Caasimadda ah ee Kharduum. waxaa jira warar laysla dhexmarayo oo sheegaya inuu Jiro Afgambi Militeri. taangiyada dagaalka iyo askar badan ayaa lagu arkay wadooyinka, wararka qaar ayaa sheegaya in rasaas cusul laga maqlay xarunta taliska guud […]
Somali News10 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Shirkad ka ganacsata Hilibka Digaagga ayaa Magaalada Hargeysa ku dillaacisay illaa 10 kun oo Beed ah, si muddo ka dib digaaggaasi Hilibkiisa loo iibiyo. Shirkaddan oo lagu Magacaabo Lootah Poultry Farm oo fadhigeedu yahay Magaalada Hargeysa, ayaa 8-dii bishan waxay iyadoo Mishiinno adeegsanaysa Dillaacisay 10 kun oo Beed ah. Beedka oo muddo […]