
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News10 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Waxa Magaalada Hargeysa ku Geeriyooday Allaah ha u naxariistee Muuse Ciise Xamari oo ka mid ahaa Xildhibaannada Golaha Guurtida ee Somaliland. Geerida Xildhibaanka waxa xaqiijiyey Xoghayaha guud ee Golaha Guurtida Mr. Beegsi sida ay baahisay Idaacadda Radio Hargeysa oo Telefiishanka Horn Cable Tv u Warkan ka soo xigtay. Xildhibaanka ayaa ka mid […]
Breaking News10 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Bishii October 2018, marwada koowaad ee dalka Maraykanka Melania Trump ayaa booqatay afar dal oo ku yaala qaarada Afrika oo qayb ka ahaa socdaal Kaligeed ah oo aanu ku wehelin odaygeeda Madaxweynaha ka ah dalka Maraykanka ee Donald Trump. Marwada koowaad oo markaasi socdaalkeeda ka bilawday dalka Ghana kadibna u safartay Malawi […]
Somali News10 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Ugu Yaraan 690 Maxbuus ayaa dil lagu fuliyey, kuwaasi oo ku kala xidhnaa 20 Dal, sannadkii 2018-kii. Laakiin, Tirada Maxaabiista Dilalka lagu fuliyey ayaa 31% ka yar tii sannadkii ka sii horreeyay oo ahayd 993, sida ay sheegtay War-bixin ay soo saartay Hay’adda u dooda xuquuqda Aadamaha ee Amnesty International. Hay’adda Amnesty […]
10 Apr 2019
Cir-bixiyeeno ka tirsan wakaalado Caalami ah ayaa soo bandhigay, sawir ay sheegeen inuu yahay God madaw oo ka muuqda Hawada sare, mugdigaasi ayaa la rumaysan yahay inuu ka muuqdo Meere kale oo dhulka u jira qiyaastii Boqolaal Milyan oo Kiiloo Mitir. xogta arrnitani ayaa lagu daabacay wargeyska Astrophysical Journal, ee ka faalooda arrimaha sayniska, waxaana […]
Breaking News10 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Dawladda Ethiopia ayaa gabi ahaanba mamnuucday dhamaan xayaysiisyada ku saabsan cabitaanka Khamriga, waxaana dawladu sheegtay in arintani ay qayb ka tahay dedaalo kor loogu qaadayo Caafimaadka nolosha dalalka Bariga Afrika. “Marka laga yimaado xayiraada ka ganacsiga khamriga la cabo, khamaarka iyo khamriga iyo in boodhadhka lagu xayeysiiyo khamriga la cabo, dhamaantoodba […]
Somali News10 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ku cawday in Xukuumaddu kula jirto dagaal isla-markaana loola dhaqmayo sidii Cadowga oo kale. Guddoomiyaha Guddiga Anshaxa ee Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Cali Axmed Cantar oo Maanta la hadlay Telefiishanka Horn Cable Tv ayaa ka hadlay eedaymo uga yimid Taliska Ciidammada Milletariga iyo Xil ka […]
Breaking News10 Apr 2019
Tel Aviv, (HCTV) – Benjamin Netanyahu ayaa u muuqda inuu noqodo markii shanaad raysal Wasaaraha dalka Israel, markii ay soo dhamaatay doorashadii sida adag loogu tartamay. Netanyahu ayaa ka soo jeeda xisbiga ayaa u muuqda inuu ka guulaysto Benny Gantz oo hore u ahaa Madaxiisa shaqaalaha. Warbaahinta Israel ayaa ku waramaysa in tiro ka badan […]
10 Apr 2019
Dab Xoog leh ayaa qabsaday Centara Grand hotel, oo ah Dhisme ka caan ah oo ka kooban 57 dabaq oo ku yaala Badhtamaha Magaalada Bangkok,ee Caasimadda Thailand. dadkii ku sugnaa qaybaha dabaqyada dhismaha ayaa ka booday daaqadaha hoteelka oo aad u dheer,ugu yaraan saddex qof ayaa lagusoo waramayaa inay dhinteen kadib markii ay dhismaha iska […]
Somali News10 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ayaa waxa lagu xidhay laba Qof oo haysta Dhalashada dalka Kanada. Warbaahin Magaceedu yahay www.theglobeandmail.com ayaa baahisay in Ciidammada amniga ee Somaliland xidheen laba Qof oo Dumar ah. “Wasaaradda Arrimaha Dibedda Kanada way ku baraarugsan tahay in laba Muwaadiniinta Kanada ah lagu xidhay Soomaaliya..” ayuu yidhi, John […]
10 Apr 2019
War Qoraal ah oo kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, ayaa lagu sheegay in Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdulqaadir Axmed-kheyre Cabdi, uu warqadaha aqoonsiga ee danjiranimo ka guddoomay maanta Mudane Choi Yeonghan, Safiirka Jamhuuriyadda Kuuriya ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Intii qaabilaadda lagu guda-jiray, Wasiiru dowle Cabdulqaadir iyo Danjire Choi waxa ay […]
Breaking News10 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) -Dawlada Somalia ayaa sheegtay in ururka Al-shabaab uu ku kharash gareeyo halkii qaraxba lacag qadarkeedu gaadhayo $100,000 dollar. Waxaanay dawlada Somalia ay xiligan wax iska waydiinaysaa cida maalgalisa ururka Al-shabaab ee ka taageerta lacagtan loo adeegsado qaraxyada. Waxaanay sheegeen in labadii todobaad ee la soo dhaafay ay lacag farabadan ku kharash gareeyeen 14 […]
Somali News10 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland, Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed, ayaa Maanta ku dhawaaqay in Maalinta Axadda ah ee Toddobaadka soo socda Gobollada Somaliland laga oogi doono Salaad Roob-doon ah, maaddaama oo Raxmaadkii Alle dib u dhacay, Biyo la’aana ka jirto inta badan Degaannada Dalka. Wasiir Khaliil oo Maanta Saxaafadda kula hadlay […]