
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News9 Apr 2019
Igbo Ora, Nigeria (HCTV) – Meel boodh badan oo Ardayda dugsigu ku ciyaaraan oo ku taala Koonfurta-Galbeed ee dalka Nigeria, ayaa caruurtu waxay u taagan yihiin safaf si ay ugu noqdaan Fasaladoodan waxaana wajiyadooda markaad aragto kuu cadaanaya inay mataano yihiin. Muuqaalo sidan oo kale ah ayaad ku arki kartaa meel kasta oo ka tirsan […]
Somali News9 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa Dawladda Jamhuuriyadda Jabuuti ku eedeeyay inay faro-gelin ku hayso Beelaha wada dega Gobolka Awdal, kuwaasi oo qaarkood Bilihii u dambeeyay uu ka dhexeeyay Khilaaf dhuleed. Beel ka mid ah Beelaha dega Gobolka Awdal ayaa Bishii hore Warbaahinta ka sheegay in Dhulkoodii xoog lagaga qaaday, waxayna Xukuumadda […]
Breaking News9 Apr 2019
Asmara, (HCTV) – Dawlada Eritrea ayaa soo saartay digniin dhinaca amaanka ah oo ku wajahan Muwaadiniinteeda ku sugan dalka Sudan, maadaama oo dalkaasi Sudan ay ka jiraan dibadbaxyo lagaga soo horjeedo dawlada oo ka socda caasimada Khartoum. Sida lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Safaarada Eritrea ay ku leedahay Khartoum, waxaana muwaadiniinteeda ku sugan Sudan […]
9 Apr 2019
Garoowe (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Cawil Sheekh Xaamud ayaa Maanta ku dhawaaqay in Dadweynaha Puntland iskugu soo baxaan Salaad Roob-doon ah Maalinta Khamiista ah ee Toddobaadkan. Wasiirka Diinta oo Maanta Shir-jaraa’id ku […]
9 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayrre oo uu socdaal uga bilaabmay magaalada Washington ee dalka Maraykanka maalintii Istiintii, waxaa u qorshaysan inuu la kulmo Saraakiisha Bangiga Adduunka, iyo Saraakiil ka tirsan wasaaradaha Arrimaha dibadda iyo Maaliyadda Maraykanka. Socdaalka Ra’iisal wasaaraha waxaa ugu muhiimsan inuu wada xaajood ka galo daymihii Mudada dheer lagu […]
Breaking News9 Apr 2019
Somali News9 Apr 2019
Tel Aviv (HCTV) – Shacabka Isreal ayaa codkooda ka dhiibanaya Doorashada guud ee Dalkaasi oo noqonaysa tii ugu xasaasisanayd doorashooyinkii dalkaa ka dhacay Sannadihii u dambeeyay. Raysal-wasaare Benjamin Netanyahu oo ah hoggaamiyaha Xisbiga Midigta fog ee Likud, ayaa markii shanaad raadinaya inuu noqdo Hoggaamiyaha Dawladda Isreal, laakiin wuxuu waajahayaa eedaymo Musuqmaasuq iyo tartan adag oo […]
Breaking News9 Apr 2019
Somali News9 Apr 2019
Algeria (HCTV) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Dalka Aljeeriya Abdelkader Bensalah ayaa si ku meel-gaadh ah u hoggaaminaya Dalkaasi 90-ka Maalmood ee soo socda. Baarlamaanka ayaa sidaasi xaqiijiyey Salaasada Maanta, ka dib markii uu Xilkii Madaxweyne-nimo iska Casilay Abdelaziz Bouteflika oo muddo ku 20 sannadood Dalkaasi soo xukumayey, ka dib markii bilihii u dambeeyay […]
Breaking News9 Apr 2019
Nairobi, (HCTV) – Markii Dawladda Somalia ay dacwad dhinaca Xadka badda ah ay u gudbisay Maxkamada Cadaalada ee Aduunka ee (ICJ) sanadkii 2014-kii, ayaa waxa yaraaday xidhiidhkii labada dal ee Kenya iyo Somalia oo mar ahaa sidii laba mataano ah oo isku dhagan. Kenya waxay mudo dheer ay difaacaysay danaha Somalia, balse wakhtigan waxay isku […]
Breaking News9 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Somaliland ayaa doonaysa inay ka mid noqoto ciidamada loo samaynayo badda cas iyo gacanka cadan ee dawladaha ku bahoobay urur goboleedka IGAD. Sida warbaahinta East African Business Week ay baahisay maanta oo Salaasa warbixin ay ciwaan uga dhigtay Somaliland oo doonaysa inay ka mid noqoto Ciidamada Badda Cas. Somaliland waxay sheegtay in […]
Breaking News9 Apr 2019