
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News9 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Caafimaadka Somaliland, ayaa Dalka ka Mastaafurinaysa Dad Ajaanib ah oo Dhakhtarnimo kaga shaqaynayey Degaannada Somaliland. Dadkan oo ka badan Lixdan ayaa ka mid ah 130 Dhakhaatiir Ajaanib ah oo siyaalo kala duwan uga shaqaynayey Somaliland, balse baadhitaan Wasaaradda Caafimaadku ku samaysay ayay ku ogaatay in in ka badan Lixdan Qof oo […]
8 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Caasimadda Somaliland waxa socdaal ku yimaada todobaad kasta dad tiro badan oo Ajnabi ah oo u yimaada somaliland shaqooyin iyo hawlo kala gadisan, kuwaas oo baasaaboorada ay ku yimaadaan Somaliland loogu dhufto fiisaha Somaliland iyo mudada ay dalka joogayaanba. Hadaba dadkan ajnabiga ah ayaa intii ay ku sugnaayeen Somaliland iyo waxyaalihii ay […]
Somali News8 Apr 2019
Garoowe (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni iyo Wefti uu hoggaaminayo ayaa Maanta Safar ugu baxay Dalka Imaaraadka Carabta. Madaxweyne Deni oo ay Safarkiisa ku wehelinayaan Wasiirro ka mid ah Xukuumaddiisa, ayaa Dalka Isku-tagga Imaaraadka Carabta u tagay arrimo ay muhiimsan yihiin sidii Xoolaha Puntland loogu iib-geyn lahaa Imaaraadka, maaddaama oo […]
Breaking News8 Apr 2019
Somali News8 Apr 2019
Dubai (HCTV) – Dawladda Imaaraadka Carabta ayaa Muwaadiniinteeda uga digtay inay u safraan Dalka Soomaaliya. Dawladda Imaaraadka ayaa Walaac ka qabta in Weerarro io afduub loo geysto Muwaadiniinteedu hadday u sarfaan Soomaaliya ama dalxiis ahaan u tagaan. Walaacan amni ee Imaaraadka ayaan ku koobnayn Soomaaliya, balse wuxuu walaac kaasi la mid ah ka muujiyey illaa […]
Somali News8 Apr 2019
Dubai (HCTV) – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland, Md. Axmed Muumin Seed ayaa ka qayb-galay Shir Caalami ah oo ka dhacay Dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta, kaasi oo kulmiyey 138. Shirkan oo lagaga hadlayey Arrimo badan oo ay ka mid yihiin Ganacsiga, Horumarinta Xoolaha iyo Kobcinta Wax soo-saarka Beeraha si Dalalka Adduunku u gaadhaan isu-filaansho dhanka […]
Breaking News8 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Somaliland ayaa markii labaad ka hadashay dedaalada dawladaha gobolka Geeska Afrika ee (IGAD) ay ku doonayaan in ciidamo isku dhaf ah ay ka sameeyaan Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas. War-qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada Arimaha dibada Somaliland ayaa lagu sheegay in dedaalo kasta oo ujeedadiisu tahay ilaalinta danaha guud ee […]
Somali News8 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddiga Qandaraasyada Qaranka Somaliland, ayaa Maanta ku dhawaaqay Shirkadda ku guulaysatay tartan loo galay Timir loo soo iibinayo Xukuumadda Somaliland. Waxaa Goob-joog ka ahaa Munaasibadda lagaga dhawaaqay Shirkadda ku guulaysatay Qandaraaskaasi, Xubnaha Guddiga Qandaraaska Qaranka iyo Madax ka socotay Shirkadaha tartanka ka qayb-galay. Nuux Maxamed Xuseen oo ugu horreyn halkaa ka hadlay […]
Somali News8 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ay hoggaaminayso Safiirka Dawladda Jarmalka u fadhida Dalka Kenya. War-saxaafadeed laga soo saaray Kulanka Madaxweynaha iyo Safiirka dhex maray oo soo gaadhay Telefiishanka Horn Cable Tv ayaa isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa […]
Breaking News8 Apr 2019
Breaking News8 Apr 2019
Breaking News8 Apr 2019