
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News8 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia Abiy Axmed ayaa ka dhur sugaya Midawga Yurub in talaabooyin hore loogu qaadayo dedaalada wadaxaajoodka Somaliland iyo Somalia. Todobaadkii lasoo dhaafay ayay ahayd markii Dhawr dawladood oo ka tirsan wadamada Midawga Yurub ay booqashada ku tageen Hargeysa iyo kulano ay la yeesheen hogaanka Somaliland oo ku saabsanaa […]
Breaking News8 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Hay’adda la socodka Muhaajiriinta ayaa sheegtay in Berbera iyo Boosaaso ay yihiin marinka muhaahiriinta doonayo inay ka talaabaan Gacanka Cadan ee doonaya inay galaan dalka Yemen. Waaanay hay’addu intaa ku dartay in tiro ka badan 99,000 muhaajiriin ahi ay gaadheen dalka Yemen 2017-kii kadib markii ay ka soo gudbeen xeebaha Berbea iyo […]
Somali News8 Apr 2019
Kharroum (HCTV) – Dibed-baxyada ka socda Caasimadda Dalka Soudan ee Khartoum ayaa Maalinba Maalinba ka dambaysa kor u sii kacaya. Isniinta Maanta, waxa Boqollaal Dibed-baxayaal ahi Mudahaad la hor-tageen Albaabka Wasaaradda Difaaca ee Dalkaasi oo sidoo kalena ah Xarunta guud ee laga Maamulo Cidiammada dlakaasi, iyagoo ku qaylinaya Kalmado ay ku dalbanayaan inuu xilka ka […]
Somali News8 Apr 2019
Baydhabo (HCTV) – Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Koonfur-galbeed, Cabdicasiis Lafta-green ayaa Maanta Magacaabay Taliyaha Ciidammada Milletariga ee Maamulkaasi iyo ku-xigeenkiisa. Sidaana waxa lagu sheegay Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha, taasi oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Telefiishanka Horn Cable Tv . Madaxweyne Lafta-gareen ayaa Taliyaha Ciidammada Milletariga u Magacaabay inuu noqdo Yoonis Aadan […]
Breaking News7 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed ayaa lagu qeexaa inuu yahay Isbadal sameeye, sumcadna uu ku helay inuu isbadal ka sameeyey dhinacyada, Siyaasada, Ganacsiga iyo Diblomasiyada wax ka yar 12 bilood tan iyo intii uu xafiiska ugu sareeya Ethiopia uu qabtay bishii April ee sanadkii la soo daafay. Go’aanka Abiy’s uu is-fahamka […]
Somali News7 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Maanta dood ka yeeshay Qodobbo ay ka mid yihiin Xeerarka ay ku shaqeeyaan Maxkamadaha dalku iyo Dhaqaalaha Dalka. Xildhibaannada Doodda ka qayb-galay ayaa qaarkood sheegeen in Xeerarka Maxkamaduhu ku shaqeeyaan aanay boqolkiiba inta badan waafaqsanayn Kitaabka Qur’aanka Karriimka ah iyo Sunnaha Nebiyullaahi Muxamed (CSW), sidaasi darteedna loo […]
Breaking News7 Apr 2019
Abuja, (HCTV) – Wasiirka Beeraha dalka Nigeria, Audu Ogbeh oo hor-tagay guddi ka tirsan Aqalka Baarlamaanka Nigeria, ayaa ka hadlay isticmaalka wax-soosaarka dalkiisa halka ay shacabku ka taagan yihiin. Waxaanu Wasiirku ka dayriyey dabeecado cusub oo ay lasoo baxeen qaar ka mid ah dabaqabadaha sare ee shacabka dalkaasi Nigeria, kuwaas oo cunooyinka fudud sida Casho […]
Breaking News7 Apr 2019
Nairobi, (HCTV) – Kenya ayaa ka fal celisay isku day Raysal Wasaaraha Somalia, Xassan Cali Khayre uu ku faragalinayey kulan shantii March ay Nairobi ku lahaayeen Raysal Wasaaraha Ethiopia, Abiy Axmed Cali, iyo Madaxweynaha Somalia, Maxamed Cabdilaahi Maxamed Farmaajo. Tan iyo intii Raysal Wasaaraha Somalia uu ku xigeen uga dhigay hay’adda NISA, Fahad Yaasin Haji […]
Somali News7 Apr 2019
Tel Aviv (HCTV) – Raysal-wasaaraha Dawladda Isreal Benjamin Netanyahu ayaa sheegay inuu deegaamayn cusub ka samayn doono Daanta galbeed ee Dhulka Falastiiniyiinta ee Isreal xoogga ku haysato, hadduu mar kale ku guulaysto doorashada. Raysal-wasaaraha Isreal ayaa hadalka ku sheegay Waraysi uu siiyey Telefiishanka Channel 12 News Sabtidii Shalay, waxaanu hadalkani ku soo beegmaya saddex Maalmood […]
Breaking News7 Apr 2019
Khartoum, (HCTV) – Sudan iyo Qatar ayaa gaashaanka ku dhuftay eedo ay u soo jeedisay dawlada Eritrea, taas oo labadaasi dal ee Sudan iyo Qadar oo uu ku jiro Turkigu ku eedaysay inay ku hawlan yihiin talaabooyin ka dhan ah Eritrea iyo taageero ay siiyaan jabhad iyo kooxo Eritrean ah oo ku sugan Sudan. Dawlada […]
7 Apr 2019
Axad.7-April-2019 (HCTV)-Aliko Dangote,oo loo aqoonsan Yahay Ninka ugu Maal-qabeensan Qaaradda Afrika, ayaa Meel fagaare ah ka sheegay inuu mar Noloshiisa ka mid ah, uu lacag badan kalasoo baxay Bangi ay u taalay, kadib uu dhigtay gurigiisa, isagoo uga jeeday oo kaliya inuu sheedda ka daawado, ilsa markaana uu xaqiiqsado inuu lacag leeyahay. ” Markaad Bilawdo […]
7 Apr 2019
Axad.7-April-2019 (HCTV)-Aliko Dangote,oo loo aqoonsan Yahay Ninka ugu Maal-qabeensan Qaaradda Afrika, ayaa Meel fagaare ah ka sheegay inuu mar Noloshiisa ka mid ah, uu lacag badan kalasoo baxay Bangi ay u taalay, kadib uu dhigtay gurigiisa, isagoo uga jeeday oo kaliya inuu sheedda ka daawado, ilsa markaana uu xaqiiqsado inuu lacag leeyahay. ” Markaad Bilawdo […]