
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News7 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Diiriye ayaa ka digay in la siyaasadeeyo khilaafka Maaliyadeed ee u dhexeeya Ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo baanka Faransiiska ah ee BCIMR. Wasiir Diiriye oo Maanta shir-jaraa’id ku qabtay Magaalada Hargeysa ayaa isagoo daba socda hadal ka soo yeedhay Guddoomiyaha ku meel-gaadhka ah ee […]
Somali News7 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliiska Somaliland ayaa la wareegay Gaadhiga khaaska ah ee Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro). Gaadhigan Ciidammadu la wareegeen ayaa la sheegay inuu Magaalada Saylac ka soo qaaday Direys loo siday ilaalada gaarka ah ee Guddoomiye Cirro. HCTV ayaa ogaaday in Gaadhiga marka koowaad la geeyay […]
Somali News7 Apr 2019
Muqdisho (HCTV) – Raysal-wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Magacaaabay Saddex Wasiir oo cusub. Raysal-wasaaraha ayaa Magacaabay Foosiya Maxamed Sheekh oo noqonaysa Wasiirka Biyaha iyo Tamarta Soomaaliya, xilkaasi oo uu iska Casilay Cabdicasiis Lafta-Gareen oo dhawaan loo doortay Madaxweynaha Maamulka Koonfur-galbeed. Waxa kale oo uu Raysal-wasaaruhu Magacaabay isla-markaana soo buuxiyey Wasiirka Wasaaradda Dastuurka oo uu […]
Breaking News6 Apr 2019
Asmara, (HCTV) – Eritrea ayaa dalalka Sudan, Qatar iyo Turkiga ku eedaysay inay faragalin ku hayaan xidhiidhka wanaagsan ee wakhti xaadirkan kala dhexeeya Ethiopia. Xiisad u dhaxaysa Eritrea iyo Sudan ayaa cirka isku shareertay kadib markii dawlada Eritrea ay ku eedaysay Sudan, Qatar iyo Turkey-gu inay taageero siinayaan kooxo Xagjir ah si loo curyaamiyo xidhiidh […]
Somali News6 Apr 2019
Uganda (HCTV) – Dalka Uganda ayaa ka mid ah Dalalka Afrika ee Dumarku fool-arooraan xilliga dhalmada iyo Carruurta ku dhimata markay dhashaan ka dib. Sababtaas ayaa loo aanaynayaa Xarumaha Caafimaad oo ka fog-fog Haweenka Uurka leh iyo Gaadiidka oo ku yar inta badan Degaannada aan Magaalooyinka ahayn ee Dalka Uganda. Dhibaatadaasi waxay keentay in Maalin […]
Somali News6 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Shalay kaga hadlay Ahmiyadda Islaamku siiyey Wada-tashiga. Sheekha oo arrimahaa ka hadlayaana wuxuu yidhi “Waxaan ka hadlayaa Wada-tashiga, Islaamku wuxuu ku celceliyey Wada-tashiga iyo Qiimaha uu leeyahay, Ummadaha horumarkooda waxa laga eegaa qaabka ay u wada tashadaan, haddii Wada-tashigu yaraado waxa […]
Somali News6 Apr 2019
Tripoli, (HCTV) – Codsigii iyo digniintii ugu dambeeyey ayaa loo jeediyey General Khalifa Haftar oo isagu sheegta hogaamiyaha Ciidamada Qaranka Libya, inuu dib uga joogsado wax kasta oo keeni kara weerar uu ku qaado Tripoli oo ah caasimada Libya, kadib markii Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay uu ka digay talaabo milatari iyo in talaabo milatari […]
Breaking News6 Apr 2019
Abuja, (HCTV) – Dalka Nigeria ayaa xiligan waxa ku habsaday kulayl xad-dhaaf ah oo dadku qarka u saaran yihiin inay u dhintaan kulaylka daran ee Cadceeda, xiligan oo la filayo in roobabka gu’gu ay ka curtaan dalkaasi todobaadada soo socda. Cimiladan daran ee kulul ayaa dalkaasi ka jirtay tan iyo bishii March ee la soo […]
Breaking News6 Apr 2019
Muqdisho, Somalia, (HCTV) – Wefti heer sare ah oo ka socda dalka Eritrea ayaa socdaal ku tagay Somalia maanta oo sabti ah si ay wadahadal u yeeshaan labadan dal ee ku yaala Bariga Afrika. Weftigan Eritrean-ka ah ayaa waxa hogaaminaya Wasiirka Arimaha Dibada, Cismaan Saalax, waxaana garoonka diyaaradaha ee Adan Cade kaga hortagay oo ku […]
Somali News6 Apr 2019
Yemen (HCTV) – Xanuunka Kallooraha ama Daacuunka ayaa Dad ka badan Saddex boqol oo Qof ku dilay Dalka Yemen. Xanuunkan oo ku soo laba-kacleeyay Dalka Yemen, ayaa waxa u jiifa boqollaal Qof oo isku jira Waayeel iyo Carruur, kuwaasi oo Xaaladdooda lagula tacaalayo Cisbitaallada Dalkaasi ee sii shaqeeya. Cimilada Dalkaasi oo kulul iyo Adeegyadii Caafimaad […]
Somali News6 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Dalka Maraykanka ayaa la filayaa inuu maalmaha soo socda ku dhawaaqo in Ciidamada Ilaalada Kacaanka dalka Iran (IRGC) uu ugu yeedho koox argagixiso, sida Wargeyska Wall Street Journal uu u xaqiijiyey sarkaal aan magaciisa la sheegin. Talaabadan ayaa hadii la qaado markii ugu horaysay hoosta ka xariiqi doonta in Washingtion ay milatari […]
Breaking News6 Apr 2019