
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News6 Apr 2019
Somali News6 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta Somaliland, Cabdiraxmaan Guri-Barwaaqo ayaa sheegay in Shaqaalaha Wasaarada Warfaafintu ay ka dambeeyeen Xaruntii Isgaadhsiinta ee dhawaan gubatay ee Wasaaradaasi iyo sidoo kale Idaacada Radio Hargeysa qaybtii la hadlaysay dibada oo iyaduna mudooyinkii u dambeeyey fadhida oo uu sheegay Wasiirku in la fadhiisiyey. Wasiirkii hore ee Wasaarada Warfaafinta […]
Breaking News6 Apr 2019
Somali News6 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa ka hadlay Wada-hadallo ay Maalmihii u dambeeyay Magaalada Hargeysa uga socday Saddexda xisbi Qaran ee Somaliland. Wada-hadalladan oo la doonayey in heshiis lagaga gaadho muran Xisbiyada u dhexeeyay oo la xidhiidhay dib u dhaca Doorashooyinka Goleyaasha degaanka iyo Wakiillada iyo Guddiga Doorashooyinka oo Xisbiga WADDANI doonayo […]
6 Apr 2019
Sabti-6-April-2019 [ HCTV ] Wadanka Zimbabwe oo la il daran dhaqaale La’aan xoog leh, ayaa kooxaha u ololeeya Xuquuqda aadamaha iyo Qareenada Maxkamaduhu waxay Cadho ka muujiyeen maamul Xumo iyo lacag kumanaan doolar ah oo dawladda wadankaasi u qorshaysay in sanad walba lagusoo iibiyo Koofiyado Qaali ah oo ay Hagoogtaan Garsooreyaasha wadankaasi Zimbabwe. ” kharashka […]
6 Apr 2019
Sabti-6-April-2019 [ HCTV ] Wadanka Zimbabwe oo la il daran dhaqaale La’aan xoog leh, ayaa kooxaha u ololeeya Xuquuqda aadamaha iyo Qareenada Maxkamaduhu waxay Cadho ka muujiyeen maamul Xumo iyo lacag kumanaan doolar ah oo dawladda wadankaasi u qorshaysay in sanad walba lagusoo iibiyo Koofiyado Qaali ah oo ay Hagoogtaan Garsooreyaasha wadankaasi Zimbabwe. ” kharashka […]
Somali News6 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ka hadlay Muranka Maaliyadeed ee u dhexeeya Baanka BCIMR iyo Ganacsadaha reer Somaliland ee Axmed Cismaan Geelle Arab, kaasi oo Maalmihii u dambeeyay buuq ka dhex abuuray Bulshada Somaliland. Baanka BCIMR oo laga leeyahay Dalka Faransiiska, Faracna ku leh Dalka Jabuuti […]
Breaking News6 Apr 2019
Somali News6 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Guddiga Mihnadleyaasha Caafimaadka u Magacaabay Guddoomiye cusub, kaasi oo noqon doona Luul Jirde Xuseen Ducaale. Wareegtada uu Madaxweynuhu ku Magacaabay Masuulka cusub oo soo gaadhay Telefiishanka Horn Cable Tv isla-markaana loogu Mahad-naqay Guddoomiyihii hore ee Guddigaasi ayaa u qornayd sidan:- WAREEGTO MADAXWEYNE Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, […]
Breaking News5 Apr 2019
Tripoli, (HCTV) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inuu ka ambabaxay dalka Libya xili uu dareemayo walaac xoog leh, kadib markii uu kulan la yeeshay General Khalifa Haftar oo isagu ciidamadiisa ku amray inay u ruqaansadaan dhinaca caasimada dalkaasi ee Tripoli. “Waxaan filayaa in ilaa iyo hada ay suurtagal tahay in iska-horimaad dhiig […]
Somali News5 Apr 2019
Washington, (HCTV) – Aqalka Baarlamaanka dalka Maraykanka ayaa meelmariyey codsi lagu joojinayo taageerada Maraykanku uu siiyo dagaalka Sucuudiga iyo Imaaraadka Carabtu ay kula jiraan kooxda xuutiyiinta ee dalka Yemen iyo in Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump uu u diro Sucuudiga codsi kale oo uu taageerada ku joojinayo. Aqalka Congress-ka Maraykanka ayaa codsigan ku meel mariyey 175 cod, […]
Breaking News5 Apr 2019
Tripoli, (HCTV) – Dawlada Libya ee baasha caalamku ay badhi-taageero ayaa ciidamo xoog leh soo dhicgtay gudaha iyo daafadaha caasimada dalka Libya ee Tripli kadib markii hogaamiye kooxda General Khalifa Haftar oo shalay amar ku siiyey ciidamadiisa milatariga inay hore ugu sii socdaan caasimada Tripoli oo ay galaan, ayaa waxa soo baxayey cabsi xoog leh iyo […]