
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News12 Jan 2021
Berbera, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan masuuliyiinta gobolka Saaxil iyo Xubno ka mida golaha Wasiirrada ayaa kormeeray Dekeda Berbera.
Somali News12 Jan 2021
Berbera, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) oo ay wehelinayaan masuuliyiinta ka socday Imaaraadka Carabta iyo Maamulka gobolka Saaxil iyo Xubno ka mida golaha Wasiirrada ayaa xadhiga ka jaray Cusbitaal casriya oo ay magaalada Berbera ka hirgelisay Dawladda Imaaraadka Carabtu.
Somali News12 Jan 2021
Berbera, (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta daahfuray mashruuca tamarta cad-ceedda lagaga samaynayo laydh jaban oo ay yeelan doonto magaalo madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera. Mashruucan oo ay maal-geliyeen dawladda imaaraadka carabta oo ah kii ugu weynaa ee laga fuliyo guud ahaan Somaliland ayaa lagu heshiiyay inay […]
Somali News12 Jan 2021
Washington, (HCTV) – Madaxweynaha wakhtigiisu sii dhamaanayo ee dalka Maraykanka Donald Trump ayaa si gaar ah ugu eedeeyay “dadka Antifa” inay weerareen Xarunta Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka ee Copital Arbacadii la soo dhaafay, in kasta oo muuqaal cad iyo dukumentiyo ay muujinayaan in rabshadaha ay sameeyeen taageerayaashiisu, sida ay werisay shabakadda Axios. Trump ayaa […]
Somali News12 Jan 2021
Muqdisho, (HCTV) – Golaha Midowga musharixiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa beesha caalamka u gudbiyay qoraal ay walaac ay kaga muujinayaan cawaaqib xumo ay sheegeen in ay ka dhalan karto habka ay dowladda federalka ku wado nidaamka doorashooyinka dalka. Golaha Midowga musharixiinta Madaxweynaha waxay sheegeen tallaabooyinka ay dowladdu wado in ay khatar gelinayaan midnimada Soomaaliya ayna fursad […]
Somali News11 Jan 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa si qoto dheer uga hadlay xaasaasiyadda doorashooyinka goleyaasha deegaanka iyo wakiillada ee dhawaan qorshaysani ka dhex abuureen bulshada dhexdeeda iyo sida ay shacabka waajib ugu tahay inay fursadda doorashada ee gacantooda soo gashay ka faa’iidaystaan, codkoodana siiyaan dad xilkas ah dantooda iyo ta qarankaba […]
Somali News11 Jan 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xadhigga ka jaray dhisme cusub oo laba dabaq ah oo loo bineeyey hay’adda dhawrista tayada Somaliland. Dhismahan oo xarun u noqon doona hay’adda, ayaa waxa munaasibaddii xadhigga lagaga jaray madaxweynaha ku wehelinayey masuuliyiinta ugu sarraysa hay’adda dhawrista iyo xubno kamid ah xukuumaddiisa, iyada […]
Somali News11 Jan 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeer shaqo kusoo maray xarumaha wasaaradaha Horumarinta Biyaha iyo Gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka, waxana uu u kuur-galay hannaanka ay wasaaradahaasi shaqo-maalmeedkooda u gutaan. Madaxweynaha oo gudanaya waajibaadkiisa shaqo ayaa subaxii hore ee saaka kormeerkiisa shaqo kusoo maray xarumaha wasaaradahan, waxana halkaas kusoo dhaweeyey […]
Somali News10 Jan 2021
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-614/012021 uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta xukuumaddiisa. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne UJEEDDO: XIL KA-QAADIS Ku: Hinda Jaamac Xirsi Maxamed Wasiirkii Hore ee Wasiirka Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha Bulshada […]
Somali News10 Jan 2021
Laascaanood, (HCTV) – Degmooyinka uu ka kooban yahay gobolka Sool ayaa saaka laga bilaabay diiwaan gelinta codbixitayaasha doorashada Somaliland. Masuuliyiin kala duwan oo ay ka mid yihiin madaxda sadexda xisbi iyo xukuumada ayaa wada wacyigelin ay dadka ka dhaadhicinayaan in ay qaataan kaadhka codbixinta. Gudoomiyaha xisbiga waddani Cabdiraxmaan Cirro ayaa maray dhawr goobood oo uu […]
Somali News8 Jan 2021
Mogadishu, (HCTV) – Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa Maraykanka ayaa sheegay in maalintii Khamiistii ay dileen hoggaamiyihii ururka Al-shabaab u qaabilsanaa gobolka Bay Mukhtaar Nuurow iyo sideed ka mid ah ilaaladiisa, sida ay cadeeyeen maanta oo Jimce ah. Weerarkan u dambeeyey ayaa lagu bartilmaameedsaday hoggaamiye ka tirsan ururka Al-shabaab oo maalgaliya, hubka, dagaalyahanada iyo qaraxyada. Dagvin […]
Somali News8 Jan 2021
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xusseen Guudlaawe ayaa gaaray magaalada Muqdisho tan iyo markii loo doortay xilkan 11 bishii November, 2020. Madaxweyne Guudlaawe ayaa lagu wadaa in looga yeeray Muqdisho isaga oo kulamo la qaadan doona madaxda ugu sarreysa dalka. Maamulka Hirshabeelle tan iyo wixii ka danbeeyay markii la doortay madaxda […]