
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News5 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Afhayeen u hadlay Ganacsade Axmed Cismaan Geelle, ayaa ka jawaabay hadalkii maalintii shalay ka soo yeedhay Madaxtooyada Somaliland. Waxaana Ganacsade Axmed Cismaan Geele uu sheegay in Baankaasi xukuumada Somaliland ay ka hadashay oo magaciisa saxda ah la yidhaahdo BCIMR ay kala badh saamilay ka tahay dawlada Djibouti. Afhayeenka u hadlay Ganacsade Axmed […]
Breaking News4 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Qarax xoog leh ayaa Caawa ka dhacay Muqdisho, kaas oo si weyn looga maqlay inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho. Ilo Wareedo laga helayo magaalada Muqdisho ee caasimada Somalia ayaa sheegaya in Qaraxaasi uu ka dhacay bar kantarool oo laga soo galo dugsiga tababar Bileyska Somalia ee Jen Kaahiye. Waxaanay wararku intaa ku […]
Breaking News4 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xukuumada Somaliland ayaa gargaar gaadhsiisay dad barakacayaal ah oo dhawaan guryahooda uu dab ku qabsaday, kuwaas oo loo qaybiyey raashin iyo dhar. Dadkan Barakacayaasha xaafada Istanbul ee Gegmada Macalin Haaruun oo Salaasadii todobaadkan uu dab qabsaday waabari ku dhawaadkii. Deeqdan Raashina iyo dharka isugu jira ayaa waxa dadkan gaadhsiiyey Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex […]
Somali News4 Apr 2019
Rwanda (HCTV) – 25 Sanadood ayaa ka soo wareegtay Xasuuqii 1994-kii ka dhacay Dalka Rwanda. Sidaa darteed, Dadkii Xasuuqaa ka bedbaaday qaar ka mid ah ayaa 25 sannadood ka dib, ka warramay Sheekooyin Naxdiintooda leh oo ay goob-joog u ahaayeen. Waxay ahayd toddobaadkii u horreeyay ee bisha April, 1994-kii oo ay bilaabmayeen Roobab wakhti dheer […]
Breaking News4 Apr 2019
Dubai, (HCTV) – Maxkamad Caalami ah oo xarunteedu tahay London ayaa amartay in dalka Djibouti uu bixiyo $385 million oo magdhaw ah oo ay siiso shirkadda ka hawlgasha dekedaha ee dalka Imaaraadka Carabtu leeyahay ee DP World, sida ay sheegtay maanta dawlada Imaaraadka Carabtu. Maxkamadan Caalamiga ah ee ku taala magaalada London oo iyadu ka […]
4 Apr 2019
Madaxwaynaha dalka Uganda Yuweri Museveni, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Madaxwaynaha dalka ay dariska yihiin ee Koonfurta Suudaan. Madaxwayne Musevani ayaa war qoraal ah ku sheegay, in dhiggiisa Koonfurta Suudaan uu uga waramay halka uu marayo Hanaanka Nabadaynta colaaddaha dabada dheeraaday ee ka taagan dalkaasi. “waxaan saaka Madaxooyada Entebbe kula kulmay mudane,Salva Kiir, waxaana uu iiga […]
4 Apr 2019
Iyadoo Dadwaynaha Somaliland ay aad u Falanqaynayaan is Maan-dhaafka u dhexeeya Ganacasade Axmed Cismaan Geelle iyo Bangi laga leeyahay Faransiiska oo fadhigiisu yahay Djibouti oo lagu Magacabo BCIMR. ayaa Xukuumadda Somaliland waxay ganacsadahaasi u jeedisay Eedaymo hor leh oo ka duwan kuwii Bangiga ee uu hore u wajahayay. XUKUUMADDU MAXAY TIDHI ? Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland […]
Somali News4 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxtooyada Somaliland ayaa ka hadashay Deyn la sheegay in Bangi Faransiis ahi ku leeyahay ganacsade Axmed Cismaan Geelle oo ka mid ah Muwaadiniinta reer Somaliland. Af-hayeenka Madaxtooyada Somaliland oo Warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in bangi caalami ahi deyn u sheeganayo Ganacsadaha, lacagtaasi oo uu ku bixiyay Maalgalinta warshadda SBA ama Cocacola […]
Somali News4 Apr 2019
Warbixin Uu Daabacay (Lancet medical journal) ayaa lagu sheegay Dhimashada 11 Million oo qof in Lala Xidhiidhiyay Inay u dhinteen Cunto aan Dheeli Tirnayn oo ay ku badan tahay Sonkor, Milix, Iyo Hilib Habaysan, siday ay sheegeen khubaradu. Shantii qofba mid ka mid ah ayaa aduunka u geeriyooda ama ay dhimashadiisa ay la xidhiidho inuu […]
Somali News4 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Shirkii 10-aad ee Xisbiga Dimuqraadiga ah ee Soomaalida Itoobiya, kaasi oo Shalay ka qabsoomay Magaalada Jigjiga isla-markaana lagu doortay hoggaan cusub. Sidaana waxa lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada oo soo gaadhay Telefiishanka Horn Cable, kaasi oo isagoo dhamaystiran u qornaa sidan […]
Somali News4 Apr 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Diyaaradii Ethiopian Airlines ee burburtay bishii la soo dhaafay ee ay ku dhinteen 157-ka qof ee saarnaa ayaa warbixin hordhac ah oo laga soo saaray waxa lagu sheegay in Duuliyeyaashii Diyaaradaasi Ethiopian Airlines diyaaradu ay raaceen hanaanka balse ay awoodi waayeen inay maamulaan diyaarada, sida uu sheeay Wasiirka socdaalka ee dalka […]
Somali News4 Apr 2019
Boosaaso (HCTV) – Taliyaha Ciidammada Booliska ee Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Muxyaddiin Axmed Muuse ayaa ka warramay dhibaatada Maandooriyaha Khamrigu ku hayo degaannada Puntland. Taliyaha oo hadal ka jeediyey Madal lagu soo bandhigay boqollaal Litir oo khamri ah oo lagu qabtay doonayey inay ka ganacsadaan, ayaa sheegay in Khamrigu uu sida Caanaha oo kale ka […]