
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Apr 2019
Nairobi (HCTV) – Ganacsatada Soomaalida ah ee Xaafadda Islii ee Magaalada Nairobi ayaa Maanta Xidhay Meheradahooda, dibed-baxna ka dhigay halkaa. Ganacsatada Xidhay Meheradahooda isla-markaana Dibed-baxa sameeyay ayaa ka cabanayey Cashuuro ay sheegeen in lagu kordhiyey. Dadka Dibed-baxa sameeyay ayaa sitay Boodhadh ay ku qoran yihiin Ujeeddada ay u dibed-baxayaan iyo siday uga xun yihiin Cashuuraha […]
Breaking News3 Apr 2019
Uganda, (HCTV) – Wiil u dhashay dalka Uganda oo da’diisu ahayd lix sanadood oo kaliya markii Aabihii laga qaaday dhul, ayaa ugu dambayntii ku guulaystay inuu soo celiyo dhulkaasi 23 sanadood ka dib markii uu noqday Qareen ama Lawey sharciga bartay. Wiilkan yar oo magaciisa la yidhaahdo Jordan Kinyera ayaa u baxay 18 sanadood oo […]
Somali News3 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somalia iyo xildhibaan Xuseen Carab Ciise ayaa isku qabtay kulankii maanta oo warbixin lagaga dhageystay guddida dastuurka. Muudey oo hadal jeedinta ku horumaray ayaa sheegay in dastuurka ay ka maqan tahay qaybo muhiim ah oo ah Somaliland, isagoo ku baaqay in guddida dastuurka […]
Somali News3 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xildhibaan ka mid ah Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka hadlay dhibaatada ay Dhallinyarrada koox-kooxda u abaabulan ku hayaan amniga Magaalooyinka dalka iyo Falalka ay habeenkii ku kacaan. Xildhibaan Maxamuud Xareed Rooble oo ka qayb-galay Dood Mudaneyaasha Golaha Guurtidu ka yeesheen Xaaladda Arrimaha gudaha ee Dalka, ayaa sheegay in dhallinyarada kooxaha u abaabulan […]
Somali News3 Apr 2019
3 Apr 2019
Mudaneyaasha Golaha Sanadka ee dalka Australia, ayaa Cod buuxa kalsoonidii kagala noqday Fraser Anning, oo ah Xildhibaan, dad badan ay ka cadhoodeen kadib markii uu Soo Galootiga ku Eedeeyay inay sabab u yihiin weerarkii Masjidka NewZealand ee Ninka Hubaysani ku dilay 50-ka qof ee Muslimiinta ah. Mudaneyaasha ayaa ku eedeeyay Xildhibaankaasi inuu jeediyay Hadal kala […]
Breaking News3 Apr 2019
Hague, (HCTV) – Maxkamada Dambiyada Dagaalka Aduunka (ICC) ayaa sheegtay inay baadhayso Xasuuq ka dhacay badhtamaha dalka Maali oo lagu laayey in ka badan 130 qof oo shacab ah. Waxaana war ka soo baxay Maxkamada Dambiyada Dagaalka Ee ICC lagu sheegay suutagal-nimada in weerarkaasi ka dhanka ahaa bani’aadanimada ee ka dhacay dalka Mali inuu yahay […]
3 Apr 2019
Ra’iisal wasaaraha dalka Itoobiya, ahna Gudoomiyaha Isbahaysiga EPRDF Dr. Abiy ahmed oo maanta jigjiga booqday ayaa daqiiqado ka hor waxaa uu tagay Xarunta KAALI ee uu ka socdo Shirka xisbiga Dimuqraadiga Soomalida ee madaxtooyada Magaalada Jigjiga. Xisbiga ayaa maanta qaaday talaabooyin isbadal ka muuqdo oo ay ka mid tahay doorashada golaha dhexe oo ka kooban […]
Somali News3 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa ka hadlay Dacwad loo haysto Ganacsadaha reer Somaliland ee Axmed Cismaan Geelle, kaasi oo Bangi Magaciisu yahay BCIMR oo farac ku leh Jabuuti uu sheegay inuu Lacag deyn ku leeyahay. Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa Xukuumadda Somaliland u soo jeediyey inay mowqif adag iska taagto […]
3 Apr 2019
Wararkii ugu dambeeyay ee kasoo baxay Xarunta uu ka socdo Shirwaynaha Xisbiga Hogaamiyaha Xukuumadda Deegaanka Soomaalida oo maalintii saddexaad shir uga socdo magaalada Jigjiga, ayaa sheegaya in la Doortay xubnaha Gudiga fulinta oo ka kooban 9 xubnood, kuwaasi oo ay iska dhex doorteen Xubnaha Golaha dhexe oo ka kooban 61 xubnood, oo iyagana maanta la […]
Somali News3 Apr 2019
Gabiley, (HCTV) – Maamulka gobolka Gabiley ayaa maanta kulamo is-xog-waraysi ah kula yeeshay magaalada Gabiley hay’addo Caalami ah oo taageero balaadhan ka geysta deegaamada gobolada Waqooyiga Somaliland oo ay hore u saameeyeen duufaantii Sagar ee dalka ka dhacday. Kulankan ay yeesheen hay’adahan caalamiga ah iyo maamulka Gabiley ayaa waxa goobjoog ka ahaa Xoghayaha Dawlada Hoose […]
3 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xisbiyada Soamliland ayaa kulan degdeg ah yeeshay maanta kadib markii ay shalay galab kulan la qaateen wefti ka socda Midawga Yurub oo dalka yimid. Waxaanay ilo xog ogaal ahi ay u sheegeen Telefishanka HCTV inay ka dalbadeen in xisbiyada Somaliland ay heshiis rasmi ah ka gaadhaan muranka ka taagan doorashada Wakiilada iyo […]