
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News3 Apr 2019
Chicago (HCTV) – Magaalada Chicago ee Dalka Maraykanka ayaa waxa loo doortay Maayar cusub. Maayarkan cusub ayaa noqonaysa haweenay ka soo jeeda Dadka Maraykanka ah ee Madow (African-American), waana markii ugu horreysay ee Qof Dadka Madow ka soo jeedaa uu Maayar ka noqdo Magaaladaasi. Lori Lightfoot ayaa hore u ahayd Xeer-ilaaliye ka mid ah Dawladda […]
3 Apr 2019
Ra’iisal wasaaraha Dalka Ethiopia Dr.Abiy Ahmed,ayaa Booqasho aan hore loo sii Shaacin Tagay Magaalada Jigjiga ee Caasimadda Deegaanka Soomaalida. Markii uu soo gaadhay Garoonka diyaaradaha Ee Garaad Wiilwaal, waxaa halkaasi kusoo dhaweeyay Masuuliyiinta deegaanka Soomaalida oo uu hor kacayay Madaxwayne Mustafe Muxumed Cumar. Ra’iisal wasaare Abiy, oo ah Gudoomiyaha Isbahaysiga EPRDF, ayaa kulamo wadatashiyo ah […]
Somali News3 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Xisbiyada Soamliland ayaa kulan degdeg ah yeeshay maanta kadib markii ay shalay galab kulan la qaateen wefti ka socda Midawga Yurub oo dalka yimid. Waxaanay ilo xog ogaal ahi ay u sheegeen Telefishanka HCTV inay ka dalbadeen in xisbiyada Somaliland ay heshiis rasmi ah ka gaadhaan muranka ka taagan doorashada Wakiilada iyo […]
Somali News3 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – dib u dhac ayaa ku yimi Wefti ka socda Jamhuuriyadda Jabuuti, kuwaasi oo la filayey inay Toddobaadkan yimaaddaan Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, sida ay ilo lagu kalsoon yahay u xaqiijiyay televisionka Horn Cable. Weftiga ka iman lahaa Dalka Jabuuti, ayaa waxaa la sheegay inuu hormuud u yahay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha ee […]
Somali News3 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Bulshada Carabta iyo Hindida ee ku dhaqan Somaliland, isla markaana taariikh dheer ku leh Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku hambalyeeyey inuu u magacaabay Maareeye ku xigeenka Haamaha Shidaalka Berbera, Cafwaan Xaamud Cabdoo oo ka mid ah bulshada Hindida ee ku dhaqan Somaliland. […]
3 Apr 2019
Muuqaal si wayn ugu faafay Baraha bulshada ee internetka ayaa muujinaya, ayaa muujinaya Askar ka tirsan Militeriga Ingiriiska oo ku dhugtamaya, Sawirka Hogaamiyaha mucaaradka ee Xisbiga Laybarka ee dalka Ingiriiska. wasaaradda Gaashaan dhigga UK, ayaa xaqiijisay muuqaalku inuu yahay ciidamadooda oo ku sugan dalka Afghanistan kuwaasi oo tababar gaar ah ku qaadayay sida loo […]
Somali News2 Apr 2019
Jabuuti (HCTV) – Baanka BCIMR oo ka mid ah Baananka Dalka Faransiiska isla-markaana Farac ku leh Dalka Jabuuti, ayaa ka hadlay Dacwad uu sheegay inay ka dhaxayso Ganacsadaha reer Somaliland ee Axmed Cismaan Geelle. War qoraal ah oo uu Maanta Baanku soo saaray, nuqul ka mid ahina soo gaadhay Telefiishanka HCTV, ayuu ku sheegay inay […]
2 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Sanduuqa Qaramada Midoobay ee gargaarka degdaga ah ee (CERF) iyo Sanduuqa Bani’aadanimo ee Somalia ayaa fasaxay lacag gaadhaysa $45.7 million dollar maanta si wax looga qabto badbaadada dadka Somalia, halkaas oo dad lagu qiyaasay 4.2 million oo qof ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah oo bani’aadanimo sanadkan, oo ay ku jiraan […]
2 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Mudooyinkii u dambeeyey waxa si xoog leh ugu soo badanaya magaalooyinka Somaliland gaar ahaana Caasimada Hargeysa shilalka gaadiidka, kuwaas oo galaafta nafo badan, isla markaana ay waxyeelo jidheed, mid maskaxeed iyo mid dhaqaaleba ay ka soo gaadho shacabka. Bishiii la soo daafay ee March ayaa iyadu ahayd bil ku suntan in shilal […]
2 Apr 2019
Ismaamulka magaalada Mandheera ee waqooyi bari Kenya, waxaa ka socda Tababaro ay dabada ka riixayso Dawladda kenya, gaar ahaan Maamulka degmadaasi, iyadoo la barayo ka hortagga xagjirnimada. Waxgaradka iyo culimada iy qaybaha bulshada ee deegaankaasi ayaa tababarka ka qayb qaadanaya, waxaana la barayaa sida loo garto loogana hortago dadka xambaraasan fikradaha xagjirnimada, sida uu wargeyska […]
Somali News2 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta kulan la yeeshay Wefti ka socda Dalalka Midowga Yurub, kuwaasi oo booqasho ku yimid Hargeysa. War-saxaafadeed laga soo saaray kulanka dhex maray Madaxweynaha iyo Weftiga ka socda Dalalka Qaadhaan-bixiyeyaasha oo soo gaadhay Telefiishanka HCTV ayaa isagoo dhamaystiran u qornaa sidan “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane […]
Somali News2 Apr 2019
Riyaadh (HCTV) – Dawladda Sucuudiga ayaa Malaayiin dollar Iyo guryo siiyey Afarta Carruurta ah ee uu ifka kaga tagay Weriye Jamal Khashoggi oo la rumaysan yahay in Amar ka soo baxay Dhaxal-sugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan loogu dilay Qunsuliyadda Sucuudig ee Magaalada Istanbul ee Dalka Turkiga. Lacag lagu qiyaasay Malaayiin Dollar iyo Guryo ayaa […]