
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
2 Apr 2019
Salaasa 2.4.2019 [HCTV] : Sida uu Daabacay Wargeyska Standard, Diblomaasi sare oo ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee dalka Kenya, oo lagu magcaabo Macharia Kamau, ayaa sheegay in Qaramada midoobay %10 ka mid ah dhaqaalaha gargaarka ee Soomaaliya loogu Talo Galay ay siiyaan Xarakada Al-Shabaab, si ay u nabad galiyaan hantida gargaarka ee UN-ku ay […]
Somali News2 Apr 2019
Gabiley (HCTV) – Maxkamadda Gobolka Gabiley ayaa Maanta xukun ku ridday Laba Weriye oo ka mid ah Suxufiyiinta halkaa ka hawl-gala, halka ay mid kalena Xorriyaddiisa u soo celisay. Saddexdan Weriye oo hore Xabsiga loogu taxaabay, ka dib markii lagu eedeeyay inay dagaal gacan ka hadal ah ku qaadeen Askari ilaalo ka hayey Garoonka kubadda […]
Breaking News2 Apr 2019
Muqdisho, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Hindia Narendra Modi ayaa si shakhsi ah u faragaliyey inuu dalka Somalia ka soo samatabixiyo gabadh muslimad Hindiyad ah oo loogu haystay Somalia, isla markaana loo gaystay jidh dil. Haweenaydan oo 31 jir ah oo la yidhaahdo Afreen Gegum, ayaa laga soo furtay magaalada Muqdisho ee Somalia oo lagu […]
Breaking News2 Apr 2019
Somali News2 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Munaasibad lagu qabtay Taliska Ciidammada Asluubta ee Magaalada Hargeysa, waxa Maanta Xilka kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidammada Asluubta Somaliland, Axmed Cawaale Yuusuf (Libaax). xmed Cawaale Yuusuf (Libaax), ayaa waxa xilka ku wareejiyey Taliyihii hore ee Ciidammadaasi Maxamed Cismaan Ibraahim (Xudhuun) oo uu toddobaadkii hore uu xilka qaaday Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi. […]
Breaking News2 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Sanduuqa Qaramada Midoobay ee gargaarka degdaga ah ee (CERF) iyo Sanduuqa Bani’aadanimo ee Somalia ayaa fasaxay lacag gaadhaysa $45.7 million dollar maanta si wax looga qabto badbaadada dadka Somalia, halkaas oo dad lagu qiyaasay 4.2 million oo qof ay u baahan yihiin gurmad degdeg ah oo bani’aadanimo sanadkan, oo ay ku jiraan […]
Somali News2 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa sheegay in musuqmaasuqu u heerkii ugu sarreeyay ka marayo Somaliland. Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI, Khadar Xuseen Cabdi oo ka hadlayey Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Wasiirkii hore Madaxtooyada Somaliland, Maxamuud Xaashi Cabdi oo Toddobaadkan Hargeysa kaga jawaabayey su’aalo Dadweynuhu waydiinayeen uu sheegay in aanay Lacagtii […]
Breaking News2 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay qabsoomida doorashada Wakiilada iyo Golaha Deegaanka Somaliland, kaas oo sheegay in doorashadu ay wakhtigii loo mideeyey ay ku qabsoomi doonto. Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland waxa uu sidoo kale ka hadlay kulan maalmihii u dambeeyey magaalada Hargeysa uga socday xisbiyada Mucaaridka iyo […]
Somali News2 Apr 2019
Hargaysa, (HCTV) – Xukuumada Somaliland ayaa dalka ku soo dhaweysay wefti balaadhan oo ka socday Midawga Yurub kuwaas oo ka koobnaa 18 xubnood. Weftigan oo wasiiradda Arrimaha Dibada Iyo Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland ay ku soo dhaweeyeen Madaarka Caasimada Hargaysa ee Cigal International Airport .Waftidan ayaa ka oo ka koobnaa 18Xubnood ayaa Wasiiradu ku qaabileen […]
Breaking News2 Apr 2019
Alger’s, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa iscasili doona inta aanay dhamaan mudo xileedkiisa afraad oo noqon doona 28-ka bishan April, sida lagu sheegay war ka soo baxay Xafiiskiisa oo ay soo xigatay Wakaalada Wararka ee APS. Madaxweynaha dalka Algeria ayaa talaabadan u qaaday si loo sii wado hay’addo dawladeed oo shaqaynaya. Xiligan […]
Breaking News2 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Dab xoog leh ayaa ka kacay Xaafada isku raran ah oo ay degan yihin dad barakacayaal ah oo ku taala duleedka Bari ee magaalada Hargeysa, abaaro 4:30-kii Habeenimo. Dabkan ka kacay Xaafadan oo loo yaqaano Istanbul ayaa sida la ii xaqiijiyey waxa ku geeriyooday laba qof oo ah Haweenay da’ah. Wariye Axmed […]
1 Apr 2019
Magaalada Jigjiga waxaa si rasmi ah uga furmay, Shirweynaha 10-aad ee Xisbiga Dimuqraadiga Shacabka Soomaalida. shirkan oo usbuucyadii lasoo faadhay qabanqaabadiisa laga dareemeyay deegaanka soomaalida ee dalka ethiopia waxaa ka qayb galay Madaxwaynaha deegaanka soomaalida Mustafe Muxumed Cumar,Gudoomiyaha Xisbiga SH.D.S Mudane Axmed Shide iyo xubnaha xisbigaasi oo ka kala yimi Degmooyinka DDS. Arrimaha sida wayn […]