
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News1 Apr 2019
Qahira, (HCTV) – Somaliland waxay dabada ka riixaysaa xidhiidh adag oo diblomaasiyadeed iyo mid ganacsi oo ay la yeelato dalka Masar, sida lagu baahiyey Warbaahinta East African Business Week oo uu ka soo xigtay Telefishanka HCTV. Warbixintan ayaa lagu sheegay in Wefti ka socda dawlada Somaliland oo uu horkacayo Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arimaha Dibada […]
Somali News1 Apr 2019
Ceel Af-weyn (HCTV) – Inta la xaqiijiyey Saddex Qof ayaa ku Geeriyooday degaanka Laas-dumeera oo hoos-taga degmada Ceel Af-weyn ee Gobolka Sanaag ee Somaliland. Dadkan oo dhammaantood ahaa Dad Waayeel ah ayaa la xaqiijiyey inay u Geeriyoodeen Harraad iyo Gaajo ka dhalatay Xaalad adag oo ka taagan deegaannadaasi. Haydh-tuulaha Laas-dumeera oo Maanta Warbaahinta la hadlay […]
1 Apr 2019
Muqdisho -(HCTV) :- Ra’iisal wasaaraha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali khayrre ayaa markii u horaysay Furay Kal-Fadhiga Golaha Aqalka Sare ee Baarlamanka Soomaliya, iyadoo la filayay sidii caadiga ahayd in Madaxwayne Farmaajo uu furo kal-fadhiga Golaha. sheegay in sababta madaxwayne maxamed cadilaahi Farmaajo uu maanta uga qayb gali waayay furitaanka Kal-fadhiga Aqalka Sare ee […]
Somali News1 Apr 2019
Ceerigaabo, (HCTV) – Taliyaha Ciidamada Bileyska ee Gobolka Sanaag, Gaashaanle Sare Cabdirisaaq Maxamed Faarax oo waraysi gaar ah siiyey Telefishanka HCTV ayaa ka hadlay xaaladda nabadgalyo ee gobolka Sanaag uu xiligan ku sugan yahay, waxaanu taliyuhu digniin ka soo saaray mukhaadaraadka khamriga, isagoo sheegay Taliyuhu in lala wareegi doono gaadiidka lagu qabto Khamriga. Waxa kale […]
Somali News1 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa doonaysa in Manhajka Waxbarashada lagu daro Barashada Dastuurka, si taa loo hirgelinaya waxa heshiis kala saxeexday Wasaaradda Waxbarashada iyo Wasaaradda Dastuurka oo meel-marinta arrintan ka wada shaqaynaya. Munaasibadda heshiiska ay ku kala saxeexdeen labada laba Wasaaradood waxa ugu horreyn hadal ka soo jeediyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha […]
Somali News1 Apr 2019
Tunis, (HCTV) – Xoghayaha Guud ee ururka Jaamacaa Carabta Axmed Aboul Gheit, ayaa sheegay in Iran iyo Turkigu ay khatar ku hayaan amaanka dalalka Carabta isla markaana ay dhibaato cusub ku abuurayaan dalalka Carabta, waxaanu ugu baaqay Wadamada Carabta inay u midoobaan siyaasadaha noocan ah. “Faragalinta ka minaya dalalka aynu jaarka nahay ee gobolka – […]
Somali News1 Apr 2019
Muqdisho (HCTV) – 42 Qof, una badan Carruur ayaa ku sumoobay Boorash ay cabbeen Axaddii Shalay. Dadkan uu ku dhaqan Xeraha Dadka Gudaha ku barakacay ee Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya, ayaa la dhigay Cisbitaalka guud ee Gobolka Banaadir, si xaaladdooda Caafimaad loola tacaalo. Dadkan oo qaarkood Miyir doorsoomeen ayaa ka cabanaya Xanuun isku […]
Breaking News1 Apr 2019
“Nasiib Daro Waxaan U Sheegayaa Bulsho Weynta Reer Somaliland In Labadii Qodoba Aanaan Heshiis Ka Gaadhin, Labadaa qodob oo ahaa………” Hargeysa, (HCTV) – Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa sheegay inuu fashilmay isla markaana lagu kala kacay shir maalmihii ugu dambeeyey iyaga iyo xisbiga Kulmiye uga socday magaalada Hargeysa, kaas oo lagaga wadahadlayey qabsoomida doorashada […]
Somali News1 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Xilligan oo degaanno badan oo ka mid ah Somaliland ay ka soo yeedhayaan Qaylo-dhaan Biyo la’aaneed iyo kulayl roob la’aaneed, ayaa waxa Masuuliyiinta qaarkoodna soo jeedinayaan in intaan Roobabka Gu’gu bilaabmin la sameeyo Biyo-xidheeno waaweyn, si looga faa’iidaysto biyaha Roobka ee Badda galaya. Laakiin, Taa beddelkeeda Muwaadiniinta la socda xaaladda Dalka, ayaa […]
Somali News1 Apr 2019
“Djibouti Ma Aqoonsana Somaliland, Cid U Dhalatay Oo Xeerarka Caalamiga Ahi Ay Qabanayaana Ma Jirto” Ramaax, Xoghayaha Arimaha Gudaha ee Xisbiga UCID Hargeysa, (HCTV) – Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa duulaan iyo gardaro ku tilmaamay arinta la xidhiidha ganacsade Axmed Cisamaan Geele oo xukuumada dalka Djibouti ay doonayso inay dacwad kaga furto Maxkamadaha Somaliland. […]
Somali News1 Apr 2019
Istanbul, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Turkiga, Recep Tayyip Erdogan iyo xisbigiisa AK Party ayaa guuldaro siyaasadeed kala kulmay doorashadii dawladaha hoose ee dalkaasi ka dhacday, waxaana ay wajahayaan inay dib u eegaan siyaasadaha ay ku ololeeyeen iyo xaalada dhaqaale ee dalkaasi ka taagan. Sidoo kale xisbiga AK Party ayaa waayey gacan ku haynta Caasimada Ankara, […]
Somali News1 Apr 2019
Hargeysa (HCTV) – Golaha Wakiillada Somaliland ayaa Maanta Ansixiyey Xeerka Xawaaladaha, kaasi oo muddo dheer hor-yaallay. Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiillada oo Shir-guddoominayey Guddoomiyaha Golahaasi Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa waxay Xildhibaannadu qodob qodob ugu codeeyeen Xeerka Xawaaladaha oo muddo hor-yaalay isla-markaana dhowr fadhi kaga doodeen. Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Md. Baashe Maxamed Faarax oo ku […]