
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News1 Apr 2019
Tunis, (HCTV) – Ku dhawaad kala badh hogaamiyeyaasha dalalka Carabta ayaan ka soo qaybgalin shirkii dalalka ku bahoobay Jaamacada Carabta ee shalay ka furmay dalka Tunisia. Sida Telefishanka HCTV uu ka soo xigtay Wakaalada Wararka ee Anadolu. Shirkan ayaa waxa ka soo qaybgalay oo kaliya 13-dal oo carab ah oo ay ku jiraan Boqorka Sucuudi […]
Somali News1 Apr 2019
Alger’s, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Algeria Abdelaziz Bouteflika ayaa sameeyey isku shaandhayn cusub, inkastoo Madaxweynuhu aanu xilka ka qaadin Taliyaha guud ee ciidamada iyo ku xigeenka Wasiirka Gaashaandhiga. Telefishanka dalka Algeria ayaa sheegay in Madaxweynuhu uu Wasiirka Arimaha dibada ee dalkaasi uu u magacaabay Sabri Boukadoum oo badali doona Ramtane Lamamra oo isagu xilkaasi qabtay […]
Somali News1 Apr 2019
Hargeysa, (HCTV) – Odayaal iyo waxgarad ka soo jeeda beesha Gobolka Hawd iyo Koonfur-Galbeed ee magaalada Hargeysa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Hargeysa uga digay xukuumadda Somaliland in ganacsade Axmed Cismaan Geelle loo gacan galiyo dowladda Jabuuti. Odayaasha Beeshan Gobolka Hawd iyo Koonfur-Galbeed ee magaalada Hargeysa ayaa Sheegay in loo baahan yahay in Madaxweynaha […]
Somali News31 Mar 2019
Laascaanood (HCTV) – Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa Magaalada Laascaanood ka hirgelinaysa 70 midh oo ah Tabeellooyinka Xambaarsan Laydhka Sollarka ah ama Cadceedda laga dhaliyo. Munaasibad lagu daah-furay Mashruucan oo Magaalada Muhiim ah isla-markaana wejigii labaad ee halkaa laga hirgelinayo, ayaa waxa ka qayb-galay Agaasimaha guud ee Wasaaradda Macdanta iyo Tamarta Cabdiraxmaan Abdeeq, waxaanu […]
Breaking News31 Mar 2019
Tunis, (HCTV) – Kulan dalalka Jaamacada Carabtu ay ku yeesheen magaalada Tunis ee dalka Tunisia ayaa lagaga dhawaaqay in la horumariyo oo la cusboonaysiiyo samaynta qaran ay Falastiin leedahay, iyo in la cambaareeyo talaabadii dawlada Maraykanku ay Israel ugu aqoonsatay Dhulka ay qabsatay Golan Heights. Shirkan hogaamiyeyaasha dalalka Carabta uga furmay maanta dalka Tunisia oo socon […]
Breaking News31 Mar 2019
Addis Ababa, (HCTV) – Munaasibad loogu magac daray, (the April to April photo exhibition), ayaa waxa furay Wasiirka Wasiirka dhaqanka iyo dalxiiska ee dalka Ethiopia, Hirut Kassaw, “taas oo qayb ka ah dedaalo ujeedadoodu ay ahayd sanad la sameeyey Isbadal,” sida lagu sheegay qoraal ka soo baxay Xafiiska Raysal Wasaaraha Ethiopia. “Sawiradan la soo bandhigayo […]
Somali News31 Mar 2019
Boosaaso (HCTV) – Donald Yamamoto oo ah Safiirka cusub ee Madaxweynaha Maraykanku u soo Magacaabay inuu noqdo Safiirka Dalkiisa ee Soomaaliya, ayaa Maanta kulan la yeeshay Madaxweynaha Maamul-gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Siciid Cabdillaahi Deni. Mr. Donald Yamamoto iyo Weftiga uu hoggaaminayey ayaa Madaxweynaha Puntland kula kulmay Magaalada Boosaaso oo Madaxweynuhu ku joogay Safar, ka dib […]
Somali News31 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland, ayaa waxay uga digtay Hay’adaha, Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka aan fasaxa u haysan ee isticmaala Raadiyaha Gacanta (Walk Talk). Agaasimaha Waaxda Isgaadhsiinta ee Wasaaraddaasi Maxamed Cumar Maxamed ayaa wuxuu Warbaahinta u sheegay amarrada cusub ee ay ku soo rogeen Hay’adaha, Shirkadaha iyo Shaqsiyaadka aan fasaxa u haysan ee […]
Somali News31 Mar 2019
Hargeysa, (HCTV) – Wasiirka Wasaarada Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdilaahi Axmed ayaa sheegay inuu soo afjaray khilaaf soo kala dhex galay Gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland, Guuleed Axmed Dafac iyo Sheekh Cabdiraxmaan Maxamed Cali (Cabdiaxmaan Dheere) oo ka mid ah Culimada Somaliland. Khilaafka labaan masuul ayaa yimid ka dib markii Sheekh Cabdiraxmaan Dheere […]
Somali News31 Mar 2019
VALLETTA (HCTV) – Saddex Ka mid ah Tahriibayaal Afrikaan ah ayaa lagu eedeeyay inay Afduubeen Markab badbaadiyey iyagoo mara bad-weynta Mediterian-ka. Saddexdan dhallinyarada ah ayaa lagu eedeeyay ka hor intii aanay Afduubin inay hawl-wadeennada Markabka ku khasbeen inay ku wareejiyaan Maamulka Markab, ka dib markii ay cabsi-geliyeen, laakiin Ciidammada sida gaar ah u tababbaran ee […]
Breaking News31 Mar 2019
Breaking News31 Mar 2019