
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News31 Mar 2019
Tunis, Tunisia, (HCTV) – Sideed sanadood oo dadku ay ku qaylinayeen ha dhacaan kalidii taliyeyaashu, oo gilgilay Waqooyiga Afrika iyo Bariga Dhexe, ayay kuwo kalena ay ilaa hada dalbanayaan iyagoo sida mawjadaha u sunsumaya wadooyinka qaybo ka mid ah gobolka Carabta. Sudan isku soo baxyo lagaga cabanayo korodhka qiimaha nolosha ayaa bishii December si balaadhan gugu […]
Somali News31 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Md. Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa Xubno ka mid ah Xildhibaannada Golahaasi u xil-saaray inay baadhitaan ku soo sameeyaan Xaaladda dhabta ah ee ka jirta Cisbitaalka guud ee Hargeysa iyo dhibaatada Biyo yaraanta ah ee ka jirta Caasimadda. Guddoomiyaha ayaa baadhitaankan Xildhibaannada u xil-saaray, ka dib markii Dood Xildhibaannada […]
31 Mar 2019
Xoghayaha xidhiidhka carabta iyo arrimaha islaamka ee xisbiga Mucaaradka Waddani, Ambaasadoor Axmed Aadan Dagaal (Safiina) ayaa muujiyay khaladaad uu sheegay inay meel ka dhac ku yihiin hab-raaca diblomaasiyadda ee caalamiga ah oo uu sheegay inuu ku kacay Madaxwaynaha Somaliland mudane Muuse biixi Cabdi, markii uu shalay soo saaray isku shaandhayn tabatay waaxyaha dawladdiisa. Mr.Safiina ayaa […]
Somali News31 Mar 2019
Istanbul, (HCTV)– Malaayiin Turki ah ayaa maanta codkooda ka dhiibtay doorshada dawladaha hoose oo ahayd mid aad u adag, kadib olole kulul oo la soo maray iyo doodo adag oo ku saabsanaa Amaanka iyo Dhaqaalaha Dalkaasi ay jireen. Ayaa goobaha codbixinta waxa caqabad weyn kala kulmay xisbiga Madaxweynaha dalka Turkiga ee AK Party, waxaana caqabadaha […]
Somali News31 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Fannaanadda Sahra Axmed Maxamuud (Sahra-halgan) ayaa ka hadashay bog ay ku lahayd Shabakadda Facebook oo inta la jabsaday lagala wareegay. Bogga ay Facebook ku lahayd Sahra-halgan ayaa la jabsaday, waxaana lagu baahiyey qoraallo aan looga baran Fannaanadda, kuwaasi oo ay ka mid ahaayeen inay taageersan tahay kornayl Caarre oo dhawaan ka goostay […]
Somali News30 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay Warar lagu sheegay in Wefti ka socda Somaliland uu booqasho qarsoodi ah ku tagay Dalka Isreal. Labadii Maalmood ee u dambeeyay ayaa waxa Baraha Bulshadu ku xidhiidho ee Internet-ka la isku waydaarsanayey Warar sheegaya in Wasiirka Wasaaradda Xidhiidhka Goleyaasha iyo Dastuurka Somaliland uu booqasho ku tagay Isreal. […]
Somali News30 Mar 2019
Hargeysa, (HCTV) – Agaasimaha Waaxda Duur-joogta Somaliland, Naasir Xuseen Siciid iyo Gudoomiye degmada ee Magaalada Hargeysa Xasan Yuusuf ayaa maanta ka warbixiyey hawlgal ay ku soo qabteen duur-joog si sharci daro ah loo qabsaday oo la doonayey in dalka laga dhoofiyo. Waxaana ay sheegeeneen labadan masuul in deegaanka Alaybaday oo ka tirsan gobolka Maroodi-jeex ay […]
Somali News30 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland, Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka hadlay ahmiyadda uu Dastuurku u leeyahay Dalka. Cabdiraxmaan Saylici oo Maanta khudbad ka jeediyey barnaamij Dadweynaha lagu wacyi-gelinayo barashada Dastuurka oo Wasaaradda Dastuurka iyo xidhiidhka Goleyaashu ku daah-furtay Hargeysa, ayaa sheegay inaan indhaha laga lalin Dastuurka oo sidiisa loogu dhaqmo. Mudane Saylici […]
Somali News30 Mar 2019
Hargeysa, (HCTV) – Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta dood ka yeeshay kalfadhiga 68aad farqadiisa 4aad oo ku saabsanaa ‘Xall u helida Mashaakilka ay Keenaan Shilalka Gaadiidku’, waxaana xildhibaanadaasi kalfadhigaasi doodooda ka dhiibtay ay ka hadleen waxyaalaha inta badan keena shilalka gaadiidka iyo siyaabaha lagu yarayn karo. Shilalka Gaadiidka oo mudooyinkii u dambeeyey aad ugu soo […]
Somali News30 Mar 2019
Ankara, (HCTV – Xili doorashada golayaasha degaanka dalka Turkiga ay wax yari ka hadhsan yihiin, isla markaana loo dareeri doono goobaha codbixinta si loo soo doorto Maayaro iyo Golayaasha Dawladaha Hoose ee dalkaasi ayuu Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan uu sheegay inuu xalin doono arinta Suuriya marka ay dhamaato doorashadu. Hase yeeshee Madaxweynaha dalka Turkigu […]
Somali News30 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynihii hore ee Dalka Gambia Yaxya Jammeh ayaa lagu eedeeyay inuu Dalkiisa ka xaday Adduun Lacageed oo gaadhaya 362 Milyan oo Dollar. Sidaana waxa sheegay Wasiirka Cadaaladda ee Dalka Gambia, ka dib laba baadhitaan arrintaa la xidhiidha oo qaatay muddo laba sannadood ah. Yaxye Jammeh oo dalka Gambia af-gambi ku qabsaday 1994-kii, […]
Somali News30 Mar 2019
Hargeysa, (HCTV) – Gudoomiyaha Bangiga Dhexe ee Somaliland, Cali Ibraahim Jaamac (Baqaadi) ayaa ka hadlay hoos u dhac ku yimid lacagta dollar-ka iyo kor u kac ku yimid lacagta Shillinka Somaliland marka la’ isku bedelayo, kaas oo sidoo kale ka waramay sida Bangiga dhexe ee Somaliland uu u jaangooyo isku sarifka lacagta Somaliland iyo lacagta […]