
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News30 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID, ayaa sheegay in Goleyaasha degaannada ee Somaliland ku fadhiyaan Sharci-darro. Xoghayaha arrimaha gudaha ee Xisbiga UCID, Maxamuud Cali Saleebaan (Ramaax) oo Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Hargeysa, ayaa sheegay in Muddo-xileedkii Goleyaasha degaannada Somaliland uu Maanta ku eg-yahay, sidaa darteedna aanay sharci ahayn waxa ka soo baxa […]
Somali News30 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa isku shaandhayn ku sameeyay Golaha Xukuumaddiisa. Madaxweynaha ayaa xilalkii ay hayeen wuxuu ka qaaday Wasiirka, Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta, Agaasimeyaal guud iyo Masuuliyiin kale. Wareegtada Madaxweynaha ayaa u qornayd sidan:- WAREEGTO MADAXWEYNE: 30 /03/2019 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo […]
Somali News29 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xirsi (Sheekh Aadan-Siiro), ayaa khudbaddii Jimcaha ee Maanta kaga hadlay culaysyada nololeed ee haysta Bulshada Somaliland iyo Cashuuro Xukuumaddu kordhisay. Sheekh Aadan-Siiro wuxuu sheegay in Xukuumadda haysa Talada Somaliland ay saddex jeer kordhisay Cashuurta, iyadoo muddadii ay xilka haysay xidhmeen Meherado badan oo is bixin waayay, markii Xaaladda […]
Somali News29 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland, Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka jawaabay su’aalo laga waydiiyey heshiisyo uu ka mid yahay Saldhigga Ciidan ee Dawladda Imaaraadku ka samaysatay Berbera, kaasi oo ay heshiiskiisa ka gashay Xukuumaddii Siilaanyo oo uu ka mid ahaa. Maxamuud Xaashi Cabdi oo ay marti-qaaday Xarunta CPA ee fallanqaynta […]
Somali News29 Mar 2019
Riyaadh (HCTV) – Dawladda Boqortooyada Sucuudiga ayaa Xabsga ka sii daysay Saddex Dumar ah oo ka mid ah kuwa u dhaqdhaqaaqa Xuquuqda dumarka, kuwaasi oo muddo sannad ku dhow lagu hayey Xabsiga, sida ay baahisay Warbaahinta Sucuudigu. Warbaahinta Dawladdu ma sheegin Magacyada Haweenka Xabsiga laga siidaayey, laakiin Warar ay daabaceen Warbaahin uu Wargeyska SPA ka […]
Somali News29 Mar 2019
London (HCTV) – Nin Toorey ku hubaysan ayaa weerarray Masaajid ku yaalla Badhtamaha Magaalada London, Subaxdii hore ee Jimcaha Maanta. Nin Weerarka qaaday ayaa ka sheegay inuu dhaawacay Nin dhallinyaro ah, laakiin Ninkaasi ayaa dhaawaca mar dambe u dhintay, sida laga soo xigtay Ciidammada Booliska oo halkaa gaadhay markii falkani dhacay. Masaajidka la weerarray oo […]
Breaking News28 Mar 2019
Breaking News28 Mar 2019
Somali News28 Mar 2019
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto uu soo saaray xilkii kaga qaaday Taliyihii Ciidamada Asluubta Somaliland, Maxamed Cismaan Xudhuun. Waxaanu Madaxweyne Biixi uu digreetadan ku sheegay inuu xilka Taliyaha Ciidamada Asluubta Somaliland u magacaabay Sareeye Guuto, Axmed Cawaale Yuusuf inuu noqdo Taliyaha cusub ee Ciidamada Asluubta Sidoo kale Madaxweyne Muuse waxa […]
28 Mar 2019
Waxaa la xaqiijiyay in 12 Ruux ay ku dhintay ku dhawaad 20 kalana way ku dhaawacmeen qaraxii ka dhacay banaanka maqaayad ku taalla meel ku dhaw Hoteelka Wehliye ee magaalada Muqdisho. Gaadiidka Gurmadka Deg dega ah ayaa goobta gaadhay kuwaasi oo goobaha caafimaadka u qaaday dadkii waxyeeladu Soo Gaadhay. Durba olole nadaafadeed ayaa ka bilowday […]
Somali News28 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale oo ka mid ahaa Ururkii SNM ayaa ka jawaabay hadal ka soo yeedhay Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo). Madaxweynaha Soomaaliya, Md. Farmaajo oo Shalay khudbad ka jeediyey furitaanka Kalfadhigii Golaha Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ka garaabaan Waxyaabaha reer Somaliland ka tabanayaan, si […]
Somali News28 Mar 2019
Nairobi, (HCTV) – War ka soo baxay Madaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa sheegay in dalkiisu uu qorshaynayo in uu mashaariic farabadan uu kala shaqeeyo dalka Kenya. “Waxaanu isha ku haynaa in aanu ka wadashaqayn mashaariic kale Walaalahayaga dalka Kenya. Tusaale ahaan waxa ay na siiyeen dhul aanu ka dhisano deked Qalalan Naivasha. SGR waa […]