
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News28 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Haamaha Kaydka Shidaalka u Magacaabay Maareeye ku-xigeen cusub. Wareegto uu ku saxeexan yahay Madaxweynaha Somaliland, Md. Muuse Biixi Cabdi ayuu ku sheegay inuu Maareeye ku-xigeen cusub u Magacaabay Haamaha Kaydka Shidaalka ee Berbera. Wareegtadan oo soo gaadhay HCTV ayaa u qornayd sidan:- Wareegto Madaxweyne: […]
Somali News28 Mar 2019
Malta (HCTV) – Tahriibayaal Afrikaan ah ayaa Afduubay Markab nooca Shidaalka Qaada ah, ka dib markii uu bedbaadiyey Tahriibayaashaasi. Tahriibayaashan oo ka baqayey in lagu celiyo Xabsiyada Dalka Liibiya oo qaarkood muddo ku xidhnaayeen, ayaa waxay Afduubeen Markab nooca Shidaalka qaada ah, si ay ugu gaadhaan halkaa safarkoodu ku waajahnaa. Laakiin, Ciidammada sida gaarka ah […]
Somali News28 Mar 2019
United Nations, (HCTV) – Golaha Amaanka ee Jimciyada Quruumaha ka dhacaysa ayaa kulan ka yeeshay Talaabadii Madaxweynaha Dalka Maraykanka Donald Trump uu Israel ugu aqoonsaday dhulka buuraha Golan Hieights ee dalka Suuriya. Kulankan Golaha Amaanka Ee Qaramada MIdoobay ayaa yimid ka dib markii uu codsi uga yimid dalka Suuriya. Israel ayaa dhulkan buuralayda ee Golan […]
Somali News28 Mar 2019
Muqdisho (HCTV) – Inta la ogyahay 12 Qof ayaa ku dhintay Qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya, duhurnimadii Khamiista Maanta, waxaana ku dhaawacmay Dad intaa ka badan. Gaadhi lagu rakibay waxyaabaha Qarxa ayaa la sheegay in la dhigay meel aan ka fogayn Huteel lagu Magacaabo Weheliye, kaasi oo ku yaalla meel aad […]
Somali News28 Mar 2019
Washington, (HCTV) – Xoghayaha Tamarka dalka Maraykanka Rick Perry ayaa meel mariyey ogolaansha lix xarumood oo qarsoodi ah iyo in shirkaduhu ay ka iibin karaan, kana caawin karaan dalka Sucuudiga Tignoolajiyada awooda Nucelar-ka lagu sameeyo, sida lagu sheegay Document-yo ay heshay Wakaalada Wararka ee Reuters. Maamulka Madaxweyne Trump ayaa si qarsoodiya heshiis ula galay dalka […]
Somali News28 Mar 2019
Dhaka, (HCTV) – Ugu yaraan 16 qof ayaa la xaqiijiyey inay ku dhinteen dab ka kacay Dhisme ganacsi oo 19 dabaq ah oo ku yaala Caasimada dalka Bangladesh ee Dhaka, sida ay saraakiisha Bileysku ay xaqiijiyeen. Shilkan Dabka ah ayaa ku soo beegmaya todobaad ka dib markii qarax uu ka dhacay isla caaismada Bangaladesh oo […]
Somali News28 Mar 2019
Hawd (HCTV) – Xaalad Abaareed oo adag baa ka jirta degaannada Gobolka Hawd ee Somaliland, sida uu sheegay Maamulka Gobolkaasi. Dadka xoolo dhaqatada ah ee degaannada Gobolka Hawd, ayaa iyaga iyo xoolahoodiiba waajahayaan xaalad nololeed ee Adag, waxayna u baahan yihiin gurmad deg-deg ah. Badhasaabka Gobolka Hawd, Yaasiin Maxamed Shide oo Maanta kormeer ku soo […]
Somali News27 Mar 2019
Hargeysa, (HCTV) – Ururka Haweenka ee VOSOMWO ayaa kulan lagaga hadlayey Dhibaatada uu Tahriibku leeyahay waxa uu u qabtay hablo dhalinyaro ah oo iskaga kala yimid xaafadaha magaalada Hargeysa, kuwaas oo lagula dardaarmay inay ka fogaadaan waxyaalaha ku dhalinkara in maskaxdooda ay gasho Tahriibku. Kulankan loo qabtay Hablahan oo ay ka soo qaybgaleen Masuuliyiin ka […]
Somali News27 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Baarlamaanka Dalalka Midowga Yurub, ayaa Salaasadii Shalay meel-mariyey Sharci lagu ilaalinayo ‘Xuquuqda lahaanshiyaha gaarka ah (Copy Right) ee waxyaabaha lagu baahiyo Hay’adaha Warbaahineed ee Internet-ka. Sharcigan ayaa meesha ka saaraya in Muuqaallo isku mid ah lagu baahiyo Internet-ka, hadda ka dibna waxa Shirkadaha ay Youtube ka mid tahay ku khasbannaan doonaan inay […]
Somali News27 Mar 2019
Paris, (HCTV) — Duuliye Faransiis ah oo lagu xasuusto inuu yahay Geesi talaabo uu sameeyey sanadkii 1976 markii la afduubay Diyaaradii uu Duuliyaha ka ahaa ee ee Air France lagu afduubay Garoonka Diyaaradaha Entebbe ee dalka Uganda ayaa ku geeriyooday da’da 95 jir. Duuliyahan Faransiiska ah oo magaciisa la yidhaahdo Michel Bacos ayaa lagu abaal […]
Somali News27 Mar 2019
Muqdisho (HCTV) – Madaxweynaha Dawladda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdillaahi Maxamed (Farmaajo), ayaa sheegay in Maamulkiisu ka shaqaynayo sidii loo adkayn lahaa Midnimada Ummadda Soomaaliyeed. Madaxweyne Farmaajo oo Maanta khudbad u jeediyey Golaha Baarlamaanka Soomaaliya oo uu kal-fadhigoodu u furay, ayaa khudbaddiisa ku soo hadal-qaaday Somaliland, waxaanu sheegay in Dawladda Soomaaliya ka garaabayso dhibaatooyinka Shacabka Somaliland […]
Somali News27 Mar 2019
Algiers, (HCTV) – Is-bahaysiga xisbiga hogaamiya dalka Algeria ayaa ku baaqay inuu iscasilo madaxweynaha dalkaasi Cabdicasiis Bouteflika kadib markii Taliyaha Ciidamada dalkaasi uu dalbaday inuu ku dhawaaqo Madaxweynuhu inaanu sii wadi karin shaqada xafiiska xaaladd caafimaad awgeed. War-murtiyeed uu saxeexay Axmed Auyahia oo ka tirsan xisbiga the National Rally for Democracy (RND), horena looga eryey […]