
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News27 Mar 2019
Mandheera (HCTV) – In ka badan kun Qoys oo ka mid ah Dadkii ku caydhoobay Abaarihii Somaliland soo maray isla-markaana xilligan iskugu yimid degmada Mandheera ee Gobolka Saaxil, ayaa qaylo-dhaan u dirsaday Xukuumadda iyo Maamulka Gobolka Saaxil. Qoysaskan Barakacayaasha ah oo ku nool Guryo yaryar oo ka samaysan baco iyo Karaatoon ay isku toltoleen, haystaana […]
Somali News27 Mar 2019
Hargeyss (HCTV) – Ciidammada Booliiska ayaa Agaasimaha guud ee Wasaaradda Hawlaha guud iyo Guryeynta u diiday inuu gudaha u galo Xafiiskiisa. Ciidammada Amniga oo ku shaqaynaya amar ka soo baxay Hanti-dhowrka Qaranka oo maalmihii u dambeeyay baadhitaan ka waday Wasaaradda hawlaha guud, gaar ahaan Xafiisyo uu ku jiro ka Agaasimaha guud, ayaa Agaasime Cilmi Cabdiraxmaam […]
Somali News27 Mar 2019
New Delhi, (HCTV) – Dalka Hindiya ayaa ku guulaystay inay tijaabiso Gantaal awood u leh inuu dhulka soo dhigay Dayax-Gacmeedyada ku sugan Hawada, waxaanu hawlgalka lagu tijaabiyey Gantaalkan cusub ee casriga ahi uu dhulka soo dhigay Dayax-gameed ku sugnaa Hawada Sare, sida uu maanta ku dhawaaqay Raysal Wasaaraha dalka Hindiya Narendra Modi. Hawlgal loogu magac daray […]
Somali News27 Mar 2019
Florida (HCTV) – Waxa sii kordhaya Cabsida Dadweynaha Adduunku ka qaadeen diyaaradaha noocoodu yahay 737 Max -8 oo ay farsamayso Shirkadda Boeing, taasina waxay keentay in indhaha lagu wada hayo dhaqdhaqaaqa diyaaradahaasi. Salaasadii Shalay ayay ahayd markii diyaarad nooceedu yahay 737 Max-8 oo ka duushay garoonka diyaaradaha Orlando International Airport ee Dalka Maraykanka, ka dib […]
26 Mar 2019
Hargaysa (HCTV) – Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Somaliland, Sharmaarke Axmed Muxumed (Geelle), ayaa War Qoraal ah oo uu Maanta soo saaray ayaa shaqalaha dawladda faray inay isticmaalaan kaadhadhka aqoonsiga ee xarumaha dawladda ay uga shaqeeyaan. Sharmaarke Geelle ayaa shaqaalaha Dawladda uga digay inay dhayalsadaan Kaadhadhka Caddaynaya inay shaqaale Dawladeed yihiin, waxaanu u soo jeediyey in qof […]
Somali News26 Mar 2019
JEDDAH, (HCTV) – Dalka Saudi Arabia ayaa ka mid noqday dalalka Carabta ee gaashaanka ku dhuftay go’aanka dalka Maraykanku uu Israel ugu aqoonsaday Qabsashada Buuralayda Golan Heights. Waxaanu Dalka Sucuudigu uu sheegay in la jabiyey shuruucda iyo heshiiskii Caalamiga ahaa ee tobonaanka sano soo jiray. Dhawaaqan dalka Sucuudiga ka soo yeedhay ayaa ku soo beegmaya […]
26 Mar 2019
Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaah Dibadda ee Soomaaliya ayaa lagu muujiyay Mawqifka dawladda Federaalku ka Taagan tahay Buuraha Goolah, ee Israaiil ka haysato Suuriya, buurahaasi oo madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump shalay u Aqoonsaday Israaiil inay leedahay. Warsaxaafadeedka kasoo baxay Wasaaradda Arr. dibedda Soomaaliya aya u dhignaa Sidan:- Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxa ay caddaynaysaa mowqifkeeda sugan […]
26 Mar 2019
Xogaha nagasoo gaadhaya deegaano ka tirsan Gobolka Sool iyo degmada buuhoodle ayaa sheegay Roobab biyo dhigeen meelo ay ka mid yihiin Qorilay, oo ka tirsan gobolka sool iyo deegaano hoos yimaada degmada Buuhoodle. Daruuraha ka Curtay deegaanadaasi ayaa kusoo beegmaya iyadoo Abaar kulul iyo biyo la’aan lagasoo sheegay deegaanada gobolka Sool iyo Sanaag. Xukuumadda Somaliland […]
Breaking News26 Mar 2019
Somali News26 Mar 2019
Muqdisho (HCTV) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax gelinkii dambe ee Maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Dalka Soomaaliya. Qaraxan oo ahaa mid lagu soo xidhay Gaadhi nooca Raaxada ah, ayaa la sheegay inuu ka dhacay Isgoyska Taleex ee Magaalada Muqdisho, halkaas oo ah meel aad u mashquul badan oo ay […]
Somali News26 Mar 2019
Dubai, (HCTV) – Macalin dhiga maadooyinka Xisaabta iyo physics oo tirsan Dugsi Sare oo ku yaala dhulka ee Rift Valley ee dalka Kenya ayaa ku guulaystay abaalmarinta Macalinka Aduunka ee sanadka 2019-ka oo dhan $1 Milyan oo dollar, sida ay xaqiijiyeen kuwii soo abaabulay. Macalinkan abaalmarinta ku guulaystay ayaa la sheegay in boqolkiiba 80 mushaharkiisa […]
26 Mar 2019
Dawladda kenya ayaa sheegtay in aanay joojin doonin iibsiga 10 diyaaradood oo la mid ah diyaaradii dhawaan ku burburtay dalka Ethiopia, ee nooceedu ahaa 737-Max8 oo ay ku dhinteen 157 qof oo 36 ka mid ahi u dhasheen kenya. kenya ayaa ku doodaysa in diyaaradahaasi ay dalbadeen intii aanay dhicin ka Hor. Gudoomiyaha shirkadda diyaaradaha […]