
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News7 Jan 2021
Muqdisho, (HCTV) – Saddex qof ayaa ku dhintay shan kalena waay ku dhaawacmeen kaddib markii subaxnimadii hore ee saakay la bartilmaameedsaday gaadhi ay lahaayeen ciidanka Asluubta Soomaaliya oo marayay waddada KM4 ee degmada Hodan. Goobjoogaal ayaa warbaahinta u sheegay in gaariga la bartilmaameedsaday uu lahaa mid ka mid ah taliyayaasha ciidanka Asluubta oo goobta marayay. […]
Somali News7 Jan 2021
Washington, (HCTV) – Aqalka Kongareeska Mareykanka ayaa ugu danbeyntii ansixiyay in Joe Biden yahay madaxweynaha dalka Mareykanka halka Kamala Harris ay noqoneysa madaxweyne ku-xigeenka dalka. Waxaa ay gabi ahaanba laaleen oo ay meesha ka saareen diidmadii laga muujiyay codadka gobollada Pennsylvania iyo Arizona. Kulanka ayaa hakaday maalintii shalay kaddib markii taageerayaasha Madaxweyne Trump ay ku […]
Somali News6 Jan 2021
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye QoorQoor oo kulan la qaatay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaa ay ka wada hadleen khilaafka wali ka taaggan qabsoomida doorashada dalka. Madaxweynaha Dowlad Gobolleedka Galmudug ayaa toddobadyadii ugu danbeeyayba u muuqda in uu isku soo dhaweynayo madaxtooyada Soomaaliya iyo dhinacyada kale ee diidan doorashada […]
Somali News5 Jan 2021
Somali News5 Jan 2021
Riyad, (HCTV) – Hogaamiyaasha wadaada khaliijka ayaa kulan ay ku yeesheen dalka Sucuudi Carabiya ku kala saxeexday heshiis lagu sii adkaynayo “midnimo iyo xasilooni”. Masuuliyiintan dalalkan oo iskugu yimid shir sanadeedkoodii Salaasada maanta ayaa horumar ka gaadhay khilaafkii mudada dheer soo jiitamayay ee u dhexeeya xulufada Sucuudiga iyo Qatar. Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii ku dhawaaqday […]
Somali News5 Jan 2021
Muqdisho, (HCTV) – Ergeyga Qarramada Midoobey u qaabilan Soomaailya Mr James Swan oo khadka Aalada Zoomka kula hadlay madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xusseen Guudllaawe ayaa sheegay muhiimada wada hadal lagu dhameeyo khilaafka ka taaggan Hirshabeelle. Sidoo kale James Swan ayaa arintan kala hadlay Wasiirka Wasaarradda Arimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Soomaaliya Jen Mukhtaar […]
Somali News3 Jan 2021
Muqdisho, (HCTV) – Golaha midowga murashixiinta Madaxweynaha Ee Soomaaliya ayaa soo saaray digniin ku saabsan halista heshiis qarsoodi ah oo shidaal baaris ah oo ay dowladda federalku la galayso shirkaddo shisheeye. Murashixiinta waxay sheegeen in wasaaradda macdanta iyo batroolka oo dowladda wakiil u ah ay dhawaan heshiis shidaal baaris ah la galayso shirakaddo laga leeyahay […]
Somali News3 Jan 2021
Muqdisho, (HCTV) – Wasaaradda amniga gudaha ayaa soo saartay amar lagu mamnuucayo in hub lala galo garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Wasaaradda waxay sheegtay amarkaan inuu ka yimid raysal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble kadib markii maamulka garoonku uu cabasho kasoo gudbiyay hubka lala galayo garoonka diyaaradaha. Go’aankan oo soo baxay 29 December 2020, ayaa […]
Somali News2 Jan 2021
Muqdisho, (HCTV) – Qarax ismiidaamin ah ayaa lagu dilay ugu yaraan afar qof oo ay ku jiraan muwaadiniin u dhashay Turkiga oo ka shaqeynayay wadada isku xirta magaalada Muqdisho iyo degmada Afgooye. Wasaaradda arrimaha dibadda Turkiga ayaa sheegtay in hal qof oo Turkish ah uu ku jiro dadka ku geeriyooday qaraxa. Waxay kaloo sheegtay in […]
Somali News2 Jan 2021
Kunyo-Barrow, (HCTV) – Taliska Mareykanka ee Afrika oo kaashanayay dowladda federalka Soomaaliya ayaa laba weerar oo duqayn ah ka fuliyay Soomaaliya, kuwaas oo lagu bartilmaameesaday xarun Idaacadeed oo ay Al-shabaab ku lahaayeen deegaanka Kuunyo –Baroowoo ka tirsan Shabeelaha Hoose. Labada duqeynba ayaa lala beegsaday xeryaha al-Shabaab ee agagaarka Kunyo Barrow, oo katirsan gobolka Shabeeladda hoose. […]
Somali News1 Jan 2021
Khartoum, (HCTV) – Kaddib toddobaadyo isku dhac ah Sudan waxaa ay sheegtay in ay gabi ahaanba gacanta ku dhigtay dhamaanba dhulkii ay horey uga heysatay Itoobiya kuwaa oo ku yaala xudduuda labada dal ay wadaagaan. Dhulkan ay sheegtay Sudan in ay qabsatay ayaa waxaa deggenaa muddo dheerna ku noolaa beerley Itoobiyaan ah. Itoobiya oo arrintan […]
Somali News31 Dec 2020
Baledweyne, (HCTV) – Banaanbaxayaasha oo isugu jiray qeybaha kala duwan ee bulshada reer Baledweyne ayaa ku dhawaaqayay erayo ka dhan ah maamulka Hirshabeelle sida Hirshabeelle doonimeyno Cali Guudlaawe doonimeyno. Ciidamada dowlada Soomaaliya ayaa isku dayay iney ka hortagaan banaanbaxayaasha balse uma suurta galin iney joojiyaan banaanbaxa. Dibadbaxayaasha ayaa watay boorar ay ku qoran yihiin halku […]