
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News26 Mar 2019
Addis Ababa (HCTV) – War-bixintii u horreysay ayaa la filayaa in Toddobaadkan laga soo saaro Burburka diyaarad Horraantii bishan ku dhacday Dalka Itoobiya. Wasiirka Gaadiidka Itoobiya ayaa Salaasada Maanta Warbaahinta u sheegay in Shirkadda Boeing isku diyaarisay inay Toddobaadkan soo saarto war-bixin hor-dhaca ah oo Shirkaddu ku iftiiminayso sababta ay u malaynayso inay keentay inay […]
Breaking News26 Mar 2019
26 Mar 2019
Wabixin ay daabacday xarunta “Henly Passport Index” oo ah xarun la la socota xogta Baasaboorada dunida oo soo xiganaysa macluumaadka hay’adda AITA, ayaa soo bandhigtay sida ay ukala awood badan yihiin Baasaboorada dunida sanadkan 2019. wadamada Japan,Singapore iyo kuuriyada Koonfureed, ayaa wada kaalinta koobaad ee wadamada baasabooradoodu ugu awoodda badan yihiin caalamka. warbixinta ayaa tibaaxaysa […]
Somali News26 Mar 2019
Maxbuus Hore Oo Hogaamiya Budhcada Johannesburg Oo Shaqaaleeyey 258 Maafiya Ah Johannesburg, South Africa, (HCTV) – Joe Slovo Drive waa halka laga galo magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika. Waxaanay kugu hogaaminaysaa Isgoyska iyo jidadka farabadan ee Magaalada. Sanado badan waxa ka dhacayey Dambiyo. Waxaanay dadku ahaayeen kuwo ku baraarugsan “dhaca, qafaalashada, wax Jabsashada” dambiilayaashu […]
Somali News26 Mar 2019
Masar (HCTV) – Weftiga ka socda Wasaaradda Arrimaha dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa booqasho ku tagay Dalka Masar. Weftigan oo uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibedda Somaliland, Liibaan Yuusuf Cismaan ayaa markii ay halkaa gaadheen waxa qaabilay Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibedda ee Dalka Masar Xamdi Luza. Weftiga uu hoggaaminayo Wasiir ku-xigeenka arrimaha […]
Somali News26 Mar 2019
Muqdisho (HCTV) – Waxa Goor dhawayd Magaalada Muqdisho ka dhacay Qarax. Qaraxan oo ka dhacay Isgoyska Taleex ee degmada Hodan ee Magaalada Muqdisho, ayaa laga dareemay meelo ka mid ah Muqdisho. Illaa hadda waxaan la ogayn khasaaraha ka dhashay Qaraxan, sidoo kalena waxaan la ogayn nooca Qaraxu ahaa, maaddaama oo ay weli xilli hore tahay. […]
Somali News26 Mar 2019
Gabiley (HCTV) – Wiil Magaciisu ahaa Cabdi Aw Cabdillaahi oo muddo sannad laga joogo ka Tahriibay Magaalada Gabiley ee Somaliland, ayaa Qoyskiisu raadinayaa Meydkiisa si ay u aasaan, ka dib markii uu ku Geeriyooday Dalka Liibiya. Allaah ha u naxariistee, Marxuumka oo Da’diisu ahayd 30 jir ayaa in muddo ah waxaa Dalka Liibiya ku haystay […]
Somali News26 Mar 2019
Shiraz, Iran, (HCTV) – Qulqulka Daadad xoog leh oo uu soo rogay Roobab ka da’ay Koonfurta Shiraz iyo qaybo ka mid ah Galbeedka dalka Iran, ayay ku dhinteen 19 qof halka dhaawacyo iyo waxyeelooyin kale ay ka soo gaadheen 100 qof oo kale. Dawlada Dalka Iran ayaa dadka dalkaasi ku boorisay inay joojiyaan safarka ay ugu […]
26 Mar 2019
Xoogagga Kurdiyiinta ee maamula waqooyiga Suuriya, ayaa beesha caalamka ugu baaqay in Maxkamad caalami ah la saaro kumanaan xubnood oo ka tirsanaa ururka daacish in loo diyaariyo maxkamad caalami ah oo lagu qaado kiisaskooda. Maamulka kuriydiyiinta ayaa gacanta ku haya in ka badan 1000 dagaal yahan oo ka tirsanaa ururka daacish kuwaasi oo ku jira […]
Somali News26 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Wasiirrada Wasaaradaha Biyaha, Hawlaha guud, Guddoomiyaha Golaha Wakiillada, Wasiirka gaashaandhigga iyo Xildhibaanno ka soo jeeda Gobollada Sool iyo Sanaag, ayaa Maanta kulan gaar ah ku yeeshay Xarunta Golaha Wakiillada ee Hargeysa. Kulankan ayaan la ogayn rasmi ahaan waxa lagaga wada-hadlay, laakiin ilo-wareedyo kala duwan ayaa sheegay in Masuuliyiinta ku jira Dawladda Somaliland […]
Somali News26 Mar 2019
Turku, (HCTV) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) oo booqasho ku tegey caasimadda labaad ee dalka Finland ee TURKU, ayaa kulamo shalay la yeeshay madaxda magaalada Turku oo ay wada-shaqayn fiican leeyiin, Madaxdaasi oo ka koobnayd sadexda xisbi ee golaha deegaanka ´magaalada Turku ee xisbiyada National Coalition Party, Social Democratic […]
25 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in Shirkadaha Isgaadhsiintu ay jebiyeen heshiiskii ahaa inaan boqol dollar wixii ka yar lagu diri karin Telefoonnada Gacanta (Mobile Money). Xukuumaddii Hore ee Madaxweyne Siilaanyo ayaa Shirkadaha Isgaadhsiinta la gashay heshiis ahaa inaan Adeegyadooda ZAAD iyo E-dahab lagu diri karin wixii ka yar boqol dollar isla-markaana wixii intaa […]