
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
25 Mar 2019
Breaking News25 Mar 2019
Breaking News25 Mar 2019
Breaking News25 Mar 2019
Breaking News25 Mar 2019
Breaking News25 Mar 2019
25 Mar 2019
Diyaarad ka tirsan Shikadda British Airways, ayaa si khaldan u cago-dhigatay magaalada Edinburgh ee ka tirsan isla UK gaar ahaan gobolka scotland iyadoo Rakaabku ay u socdeen jarmalka. Markii ay kasoo duushay Garoonka Diyaaradaha london waxay ujeedadu ahayd inay ka degto magaalada Dusseldorf ee Jarmalka, balse taasi ma dhicin, sababtoo ah waxaa khaldamay xogta duulimaadka […]
Somali News25 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Daladda Ururrada aan Dawliga ahayn ee SONSAF ayaa Guddiga doorashooyinka Somaliland ku eedeeyay inay ku fashilmeen inay qabtaan doorashooyinkii Goleyaasha Wakiillada iyo degaannada. SONSAF ayaa sheegay in Guddiga doorashooyinku aanay kalsooni ka haysan Xisbiyada ay dhexdhexaadinayaan, sidaa darteedna waxay u soo jeediyeen inay kuraasta banneeyaan, si ay yidhaahdeen doorashadu u qabsoonto. Guddoomiyaha […]
Somali News25 Mar 2019
Sweden (HCTV) – Layla Cali Cilmi oo ah Haweenay asal ahaan ka soo jeeda Soomaali ayaa noqotay haweenaydii u horreysay ee markii loo doortay Xildhibaannimo jebisa deyrkii xijaab la’aanta isla-markaana shaqada ku tagta Xijaab, iyadoo noqotay haweenaydii u horreysay ee sidaasi yeesha. Layla oo ka mid ah Xisbiga Green Party ayaa doorashadan ku matalaysey Dadka […]
25 Mar 2019
Madaxwaynaha Wadanka Mali Ibrahim Boubacar Keita, ayaa shaqada ka caydhiyay, isla markaana Soo magcaabay Saraakiishii Badali lahayd kuwa la eryay, kadib markii dalkaasi ay ka dhaceen weeraro lagu dilay dad badan oo xoolo dhaqato ah iyo tobanan ka mid ah askarta wadankaasi. saraakiisha la eryay ayaa kala ah:- Generaal M’Bemba Moussa Keita taliyihii Guud ee […]
25 Mar 2019
Madaxwaynaha Wadanka Mali Ibrahim Boubacar Keita, ayaa shaqada ka caydhiyay, isla markaana Soo magcaabay Saraakiishii Badali lahayd kuwa la eryay, kadib markii dalkaasi ay ka dhaceen weeraro lagu dilay dad badan oo xoolo dhaqato ah iyo tobanan ka mid ah askarta wadankaasi. saraakiisha la eryay ayaa kala ah:- Generaal M’Bemba Moussa Keita taliyihii Guud ee […]
Somali News25 Mar 2019
Hargeysa, (HCTV) – Golaha Deegaanka ee Degmada Burco ayaa warqad cabasho ah u gudbiyey Golayaasha Baarlamaanka Somalilkand ee Guurtida iyo Wakiilada. Waxaana lagu sheegay Qoraalka Cabashada ah in Golaha Deegaanka degmada Burco uu si xushmad iyo qadarin leh ugu gudbinayo golayaasha Baarlamaanka cabasho ku saabsan xeerarka 23/2002 iyo qodobka 87aad ee xeerka Ismaamulka Gobolada iyo […]