
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
25 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska ayaa Xabsiga ka siidaayey Agaasimihii Maamulka iyo Lacagta ee Waasaaradda Warfaafinta Somaliland, Xasan Maxamed Maxamuud oo toddobaadkii u dambeeyay ku xidhnaa Magaalada Hargeysa. Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Lacagta ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland, ayaa Ciidammada amnigu xidheen, ka dib markii sida la sheegay Hanti-dhowrka Qaranka oo baadhitaan ka […]
25 Mar 2019
Sida lagu sheegay warsaxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada, Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa uu maanta xafiiskiisa ku qaabiley Agaasimaha Guud ee Xarunta Cilmi-baadhista Taariikhda Islaamka, Farshaxanka iyo Dhaqanka ee (IRCICA) oo qayb ka ah ururka Iskaashiga Islaamka ee loo soo gaabiyo OIC, Dr. Halit Eren. Kulankaas oo lagaga wada hadlay arrimo la […]
Somali News25 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Cabdillaahi Cabdi Xaaji Cumar (Jawaan) oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, ahna Muwaadinka Allifay Astaanta Qaranka Somaliland, ayaa ka hadlay Astaan khaldan oo Shalay la hor-dhigay Madaxweynaha Somaliland oo Labada Aqal ee Baarlamaanka u jeediyey Khudbad-sannadeedka. Cabdillaahi-jawaan oo Maanta uu Telefishanka HCTV waydiiyey sida uu u arko astaanta Qaranka ee khaladaadku […]
Somali News25 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Ciidammada Booliska ayaa Xabsiga ka siidaayey Agaasimihii Maamulka iyo Lacagta ee Waasaaradda Warfaafinta Somaliland, Xasan Maxamed Maxamuud oo toddobaadkii u dambeeyay ku xidhnaa Magaalada Hargeysa. Agaasimaha Waaxda Maamulka iyo Lacagta ee Wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyi-gelinta Somaliland, ayaa Ciidammada amnigu xidheen, ka dib markii sida la sheegay Hanti-dhowrka Qaranka oo baadhitaan ka […]
Somali News25 Mar 2019
Nairobi, (HCTV) – Gaadiid sida raashin iyo biyo gargaar ah ayaa u kolonyaystay gobolada Turkana Iyo West Pokot oo ka tirsan deegaamada Waqooyi-Galbeed ee dalka Kenya oo abaar ba’ani ku dhufatay. Kolonyada sida shixnadahan Raashinka ah ayaa la filayaa inay gaadhaan kumamaan Kenyan ah oo macaluulaya maadaama oo deegaamadaasi ay ku nool yihiin abaari ku […]
Somali News25 Mar 2019
Tel Aviv (HCTV) – Saaka Subaxdii hore ayaa Gantaallo lagu weerarray Magaalada Tel Aviv ee Caasimadda Dalka Isreal. Gantaallahan oo laga soo riday marinka Qasa ee dhulka Falastiiniyiinta, ayaa waxa ka dhashay khasaare, waxaana ku dhaawacmay 7 Qof oo Yuhuud ah, waxaana ku burburay gaadiid iyo dhismayaal qaarkood ay ku dhaceen Gantaalladu. Illaa hadda ma […]
Somali News24 Mar 2019
Mali (HCTV) – In ka badan 130 Qof ayaa lagu dilay degaan ku yaalla badhtamaha Dalka Maali Sabtidii, ka dib markii ay soo weerarreen Rag hubaysan oo xidhan dhar dhaqameedka ay xidhaan Dadka ugaadhsatada ah. Ragga hubaysan ayaa markii hore isku gedaamay Tuulada lagu Magacaabo Dawn, ka hor intii aanay guryahooda ku weerarrin Dadka ku […]
Somali News24 Mar 2019
Hargeysa (HCTV) – Xeer ilaaliyaha guud ee Somaliland, Xasan Axmed Aadan ayaa shaaca ka qaaday in Hanti-dhowrka guud uu u soo gudbiyey Dacwado ka dhan ah Masuuliyiinta Wasaaradaha Warfaafinta iyo Gaashaandhigga. Xeer ilaaliye Xasan Axmed Aadan oo Maanta Waraysi siiyey Telefiishanka HCTV ayaa sheegay in Hanti-dhowrka guud ee Qaranku u soo gudbiyey Dacwado ka dhan […]
Somali News24 Mar 2019
Dire Dawa, Ethiopia, (HCTV) – Malaayiin qof oo ku nool dalalka Geeska Afrika ayaa wajahaya abaar daba dheeraatay, taas oo qaramada Midoobay ay dirtay codsi degdeg ah oo kaalmo loo helo si cuno gargaar ah loogu dalbo badbaadada nolol tiro badan. Horaantii bishan, ayaa aqalka looga arimiyo dalka Maraykanka oo u gudbiyey Congresska miisaaniyad sanadeedka 2020-ka, waxa […]
24 Mar 2019
kadib markii 15 qof wasiir ku xigeen ku jiro ay ku dhinteen Qaraxyo Xoogbadan oo Al-Shabaab ay shalay ka gaysteen Magaalada Muqdisho, gaar ahaan wasaaradda Shaqada iyo shaqaalaha ee Soomaaliya ayaa dawladda Federaalka Soomaaliya ay kaga jawaabtay in shaqada laga eryo saraakiishii ugu saraysay amniga degmooyinka Muqdisho. iyadoo lagu badalay saraakiil da’yar oo ka tirsan […]
24 Mar 2019
Warqoraal ah oo kasoo baxay maamulka gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in gudoomiyaha gobolka Eng. Yariisow uu maanta ku wareejiyay muwaadinkii iska lahaa Guri ku yaalla Degmada Shibbis, kaasi oo gurigiisa laga haystay in ka badan 20-kii sanadood ee lasoo dhaafay. “Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta ku wareejiyay muwaadin Soomaaliyeed oo gurigiisa laga hestay mudo […]
Somali News24 Mar 2019
Laascaanood, (HCTV) – Shirweynaha ururka Dawladaha Hoose ee gobolada bariga Somaliland ayaa ka furmay magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiinta dawladaha Hoose ee degmooyinka Barigu. Waxaana shirkan oo ay soo qaban qaabiyeen ururka Dawladaha Hoose ee Somaliland, waxa ugu horayn halkaasi ka hadlay Agaasimaha dawladaha Hoose Maxamed Cabdi […]