
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News31 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Fadhigii 69aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), oo warbiximo lagaga dhegeystay qaar ka mida wasaaraddaha, lagagana dooday arrimaha diyaar garawga doorashooyinka. Ugu horrayn wasiir ku xigeenka arrimaha gudaha, ayaa […]
Somali News29 Dec 2020
New York, (HCTV) – Diyaarada Boeing’s 737 MAX ayaa dalka Maraykanka ku samaysay duulimaadkii ugu horeeyey ee ay rakaab ku qaaday Salaasadii maanta, kadib markii 20-bilood loo mamnuucay badbaadadeeda ama badqabkeeda, balse xayiraadaasi saarnayd ayaa laga qaaday bishii u dambaysay. Duulimaadka Diyaaradani ay ku samaysay gudaha dalka Maraykanka oo uu lambarkiisu ahaa 718 ayaa ka […]
Somali News29 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey ayaa saaka hiirtii waaberi kasoo amba baxay Magaalada Saylac ee xarunta gobolka Selel, safarkaas oo isugu jiray jarmaadid, dheemaalid iyo galab-caraw, waxaanu madaxweynuhu safarkiisa kusoo maray degmooyin iyo deegaano kala duwan oo hoos yimaada gobolada Selel, Awdal, Gabiley iyo Maroodi-jeex kuwaasi […]
Somali News29 Dec 2020
Mexico, (HCTV) – Konton suxufi iyo shaqaale warbaahineed ayaa lagu dilay shaqadooda sanadkan sii dhamaanaya ee 2020, waxaanay dilalka Wariyeyaashan iyo Shaqaalaha Warbaahinta ay ka dhaceen inta badan dalal aan dagaal ku jirin, sida uu sheegay ururka Wariyeyaasha aan xuduuda lahayn ee (RSF). Tirada guud ee saxafiyiinta la’ dilay sanadkan sii dhamaanaya ee 2020 ayaa […]
Somali News29 Dec 2020
Geneva, (HCTV) – Madaxa hay’adda Caafimaadka adduunka Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa jeediyey hadal dhif iyo nadir ah, uu ka hadlayey maanta oo Isniin ah xanuunka shakhsiyadeed ee uu ku hayo dagaalka ka sii dar=aya eek a socda dalka uu ka soo jeedo ee Ethiopia. “Cudurka Covid19 waxa ii dheer, sanadkan 2020 waxa uu ii ahaa […]
Somali News28 Dec 2020
Saylac, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayey oo maalmihii ugu danbeeyey safar shaqo ugu maqnaa dalka aynu jaarka nahay ee Jabuuti ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, ka dib safar dhulka ah oo uu kaga soo baxay dalkaasi, waxaana si balaadhan loogu soo dhaweeyey Magaalo xuduudeeda Lawyadacado, […]
Somali News28 Dec 2020
Somali News28 Dec 2020
Garoowe, (HCTV) – Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa mgaalada Garoowe kusoo dhoweeyay Madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaam iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qeyb galaya shir weyn oo hay’adda Heritage ku qabanayso magaalada todobaadkaan. Waxaa horey magaalada Garowe u yimid madaxweynaha Galmudug, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheikh Maxamuud, guddoomiyayaasha labada aqal ee barlamaanka […]
Somali News27 Dec 2020
Jabuuti, (HCTV) – Madaxweynaha Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi iyo Weftigii uu hoggaaminayey oo maalintii shanaad ku sugan dalka Jabuuti oo halkaasi u joogay hawlo shaqo ayaa maanta booqday safaaradda Somaliland ay ku leedahay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Waxaana madaxweynaha warbixin halkaa ku siiyey safiirka Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan dalka Jabuuti Amb. Cabdifataax Siciid Axmed oo […]
Somali News27 Dec 2020
1966, Dr Njoroge Mungai waxa uu madax xanuun weyn kala kulmay Baarlamaanka markii uu ahaa Wasiirka Difaaca – Jubaland. Qiyaastii 54 sano kadib, isla madax xanuunkii Jubaland waxa wajahaya Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyadoo xidhiidhka Kenya iyo Soomaaliya uu ku sii socdo khilaaf siyaasadeed oo qodxo badan leh. Kiiniyaanku ma oga, in labada dal ee Kenya […]
Somali News24 Dec 2020
Tunis, (HCTV) – Doomaha Ilaalada Xeebaha ee dalka Tunisia ayaa magaalo xeebeeda Isfax ka soo helay maydadka qaar ka mid ah Maydadka tahriibayaal ay dooni kula rogantay xeebaha dalkaasi, khamiistii shalay, waxaana baadi goob loogu jiraa tiro ka badan 20 qof oo ilaa iyo hadda la la’yahay. Shan qof ayaa laga soo badbaadiyey doonta ay […]
Somali News24 Dec 2020
Benishangul, (HCTV) – Milatariga dalka Ethiopia ayaa sheegay inay dileen 42 nin oo xubaysan oo ka qaybqaatay xasuuq ka dhacay gobolka Benishangul ee ku yeela galbeedka dalka Ethiopia, sida ay ku warantay Fana TV oo dawladu ay gacanta ku hayso. Maalintii Arbacadii ayaa guddida xuquuqda aadamaha ee dalka Ethiopia waxa ay sheegeen in dablay hubaysan […]