
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News24 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) – Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaaji Cabdullaahi oo shir jaraa’id qabtay ayaa ku eedeeyay madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu ku dhaqaaqay tallaabo halis ku ah hay’addaha dastuuriga ah. Wuxuu sheegay in madaxweyuhu si ula kac ah u hor istaagay qoddobo uu ka mid yahay, Xil Gudashada Baarlamaanka Soomaaliyeed […]
Somali News24 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha dawladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama la galay xilligii doorashooyinka oo ay sii dhammaaneyso muddada xilhaynta Barlamaanka 10aad, ayna bilaabanayso muddo Xileedka Barlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Mdaxweynaha oo ay wehliyeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka […]
Somali News23 Dec 2020
Jabuuti, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti, Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo qasriga madaxtooyada Jabuuti ku qaabiley. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland markii uu ka degay Madaarka Caasimada Jamhuuriyadda Jabuuti, waxa halkaa si ballaadhan ugu soo dhaweeyey wasiirka Wasaaradda Biyaha, […]
Somali News23 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti uu hoggaaminayo, ayaa saaka safar shaqo ugu ambo baxay dalka Jamhuuriyadda Jabuuti, kaddib marti-qaad rasmi ah oo uu madaxweynuhu ka helay dhiggiisa dalka Jabuuti. Safarka madaxweynaha iyo weftigiisa, ayaa qaadan doona muddo kooban, waxana muddada ay madaxweynaha iyo xubnaha weftigiisa ahi halkaas joogaan […]
Somali News21 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) – Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Abuubakar oo ka hadlay shirkii madaxda urur gobolleedka IGAD ugu soo dhamaaday dalka Jabuuti ayaa sheegay in Soomaaliya cadaadis lagu saaaray in ay hoos u dhigto khilaafka kala dhaxeeya Kenya. Wasiirka ayaa sheegay in shirkan oo hal maalin ahaa Dowladda Soomaaliya si wanaagsan ugu soo […]
Breaking News21 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay wefti ka socda Xisbiga ANC ee haya talada dalka Koonfur Afrika oo uu hoggaaminayo Mr. Mhlekwa Nxumalo oo ah masuul sare oo ka tirsan xisbiga ANC. Waxaana madaxweynaha kulankaa ku wehelinaayey wasiirrada Arrimaha dibeda, Prof. Yaasiin Maxamuud Xiir (Faratoon), […]
Somali News20 Dec 2020
Brussels, (HCTV) – Dalal badan oo ku yaala qaarada Yurub ayaa soo rogay xanibaado iyo xayiraado dhinaca socdaalka ah oo ku saabsan duulimmaadyada ka yimaada ama taga dalka Boqortooyada Ingiriiska, oo uu aad ugu sii fáafáyo COVID19. Dalka The Netherlands ayaa maanta oo Axad ah joojiyey duulimaadyada ka yimaada UK, mudada kooban ee ka hadhay […]
Somali News20 Dec 2020
Garoowe, (HCTV) – Maamul Goboleedka Puntland ayaa maanta deeq gargaar ah oo loogu talo galay dadkii ku waxyeeloobay duufaantii GATI kala wareegtay dowladda Talyaaniga oo usoo wakiilatay hay’addeeda iskaashiga horumarinta. Duufaantii GATI ee ku dhufatay xeebaha gobolka Bari, Dowladda Talyaaniga ayaa waxay noqotay dowladdii koowaad ee ka qayb qaadata gargaarka dadka duufaanto saamaysay. Gargaarkaan oo […]
Somali News20 Dec 2020
Jabuuti, (HCTV) – Shirkii 38aad ee dalalka urur goboleedka IGAD ayaa maanta ka fúrmay dalka Jabuuti. Shirka IGAD oo ay martigalisay Jabuuti waxa gudoominayey Raysal Wasaaraha Sudan Cabdalla Xamduuk, waxa ka soo qaybgalay madaxweynaha Somalia, Raysal Wasaaraha Ethiopia, waxa lagaga hadlay arimo dhawra oo ay ka mid yihiin dagaalka dalka Ethiopia, iyo khilaafka diblomaasiyadeed ee […]
Somali News19 Dec 2020
Djibouti, (HCTV) – Wufuud ka socota dalalka ku bohoobay urur goboleedka IGAD oo maanta ka furmaya dalka Djibouti ayaa gaadhay caasimmada dalkaaasi ee Jabuuti, waxaana Wufuudu markii ay soo gaadheen madaarka dalka Jabuuti loo sameeyey soo dhaweyn. Madaxweynaha Dawlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa lagu soo dhaweeyay Jabuuti, waxaana Madaarka […]
Somali News19 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Ugu yaraan sagaal qof ayaa ku dhintay kadib markii uu dab ka kacay cusbitaal ku yaala dalka Turkiga. Dabkan ayaa waxa sababay ama uu ka dhashay Haamaba Neefta ama mishiinka oxygenka, cusbitaal gaar loo leeyahay oo ku yaala koonfúrta galbeed ee dalka Turkeyga, sida uu sheegay wasiirka caafaadku. Shilkan ayaa ka dhacay […]
Somali News19 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Kenya ku eedeysay abaabul dagaal iyo in ay hubeyneyso maleeshiyaad qalalaase amni ka abuurta Gudaha Soomaaliya. Dowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheegtay in ay ogaato in Ciidamada Kenya ay hub iyo maleeshiyaad kusoo daad gureysay magaalada Mandera si duullaan loogu soo qaado magaalada Beled Xaawo iyo saldhigyada Ciidanka Xoogga […]