
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News19 Dec 2020
Djibouti (HCTV) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo hoggaaminaya wefdsi balaadhan oo ka socda dalka Soomaaliya ayaa u ambabaxay dalka Jabuuti. Wefdigan ayaa dalka Djibouti kaga qeyb geli doono Shir deg-deg ah oo waddamada xubnaha ka ah Urur Goboleedka IGAD ay kaga arrinsanayaan xaaladdaha Gobolka. Madaxweynaha Soomaaliya ayaa Madaxda dalalka IGAD hor dhigi doona […]
Somali News19 Dec 2020
Somali News19 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka safaaradda Dalka Taiwan ku leeyahay Jamhuuriyadda Somaliland, Ambassador Allen C. Lou oo ay wehelinayeen masuuliyiin ka mida madaxda safaaraddaasi. Kulankan uu madaxweynuhu la qaatay safiirka Taiwan u fadhiya caasimadda Somaliland ee Hargeysa, ayaa diiradda lagu saaray arrimo kala duwan […]
Breaking News19 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta xafiiska ku qaabilay wefti uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha dibedda ee dalka Malawi, Mudane Eisenhower Nduwa Mkaka oo safar shaqo ku yimi Jamhuuriyadda Somaliland. Kulanka waxa lagaga wada hadlay xidhiidhka labada dal ee Jamhuuriyadda Somaliland iyo Jamhuuriyadda Malawi oo ah laba dal oo […]
Somali News17 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kormeeray goobaha ay ka socoto wejiga labaad ee is-diiwaangenlinta cod-bixiyayaasha ee ku yaalla degmooyinka kala duwan ee ay ka kooban tahay caasimadda Hargeysa. Madaxweynaha oo uu wehelinayo guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen ( Axmed Cabdi-dheere), ayaa soo indho-indheeyey hannaanka […]
Somali News17 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Somaliland ayaa maanta joojisay tartan kubada cagta ah oo lagu waday in loo qabto hablaha 6 gobol oo katirsan Somaliland. Qoraal kasoo baxay wasaaradda Ciyaaraha Somaliland ayaa lagu sheegay in tartankaan uu baalmarsan yahay diinta iyo dhaqanka.
Somali News16 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi iyo wafti ballaadhnaa ee uu hoggaaminayey oo safar qaatay muddo saddex cisho ah ugu maqnaa dalka Kenya ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka, waxaana Madaxweynaha iyo waftigiisa garoonka diyaaraha ee Cigaal International Airport kusoo dhaweeyey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, qaar kamida golaha wasiirada, Taliyayaasha Ciidamada kala duwan, […]
Somali News16 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) – Midowga musharixiinta Soomaaliyeed ayaa qoraal ka soo baxay waxaa ay ka dalbadeen safiirka Turkiga in uu dhaxdhaxaad ka noqdo arrimaha doorashooyinka dalka, kaddib kulan dhaxmaray guddoomiyaha Guddiga doorashooyinka lagu muransan yahay iyo safiirka dowladda Turkiga u jooga dalka Soomaaliya. Mehmet Yilmaz safiirka dowladda Turkiga ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga lagu muransan […]
Breaking News16 Dec 2020
Joint Communiqué Issued By His Excellency Uhuru Kenyatta, President Of The Republic Of Kenya And His Excellency Muse Bihi Abdi, President Of Somaliland On The Occasion Of The Official Visit To Kenya From 13th To 14th December, 2020 At the invitation of His Excellency Uhuru Kenyatta, President of the Republic of Kenya, His Excellency Muse […]
Somali News15 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) – Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in gabi ahaanba jartay xiriirkii Diblomaasiyadeed ee kala dhaxeeyay dowladda Kenya iyadoo ku amartay dhamaanba diblomaasiyiinta Kenya ee ku sugan gudaha dalka Soomaaliya in ay uga baxaan muddo 7 cisho ah. Talaadan ay qaaday dowladda Soomaaliy ayaaa imaneysa xili magaalada Nairobi wadahadallo ku leeyihiin madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi […]
Somali News15 Dec 2020
Nairobi, (HCTV) – Ugu horayn waxaan aad iyo aad ugu mahad naqayaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kenya His Excellency Uhuru Kenyatta, marti-qaadkii uu u fidiyey anniga iyo waftiga ila socda, oo ka turjumaaya taariikhda qotoda dheer ee ka dhaxaysa Somaliland iyo Kenya iyo mustaqbal wanaaga ay labada dal doonayaan inay ka wada tashadaan oo uu ka turjumaayo […]
Somali News15 Dec 2020
Nairobi, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qayb-galay Munaasibad casho sharaf ahayd oo Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Kenya Mudane Raila Odinga uu u sameeyay waftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo maalintii saddexaad ku sugan dalkaasi iyo Jaaliyadda Reer Somaliland ee halkaa ku dhan. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa uga […]