
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Breaking News13 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Weftiga uu hoggaaminayo Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa gaadhay caasimada dalka Kenya ee Nairobi, galabnimadii maanta. Weftiga Madaxweynaha ayaa waxa si diiran u soo dhaweeyey Masuuliyiinta Wasaarada Arimaha Dibada Kenya oo uu horkacayo Mr Munya, sida lagu sheegay qoraal Wasaarada Arimaha Dibada Kenya ay soo dhigtay bogga ay ku leedahay […]
Somali News13 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo wefti ballaadhan oo uu hoggaaminayo, ayaa safar shaqo ugu ambo baxay dalka Kiiniya, kaddib markii ay marti-qaad rasmi ah ka heleen madaxweynaha dalkaas Mr. Uhuru Kenyatta. Madaxweynaha iyo weftiga uu hoggaaminayo oo marti-qaad rasmi ah ka helay madaxweynaha dalka Kiiniya, Mr. Uhuuru Kiiniyaata, ayaa […]
Somali News13 Dec 2020
London, (HCTV) – Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa hoggaamiyeyaasha adduunka ugu baaqay inay dalalkooda kaga dhawaaqaan xaalad cimilo oo degdeg ah. Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres ayaa sidaasi ka sheegay khudbadii furitaanka shirkii cimilada ee Sabtidii furmay. Sannad-guuradii shanaad ee Heshiiskii Paris ee 2015, in ka badan 70 hoggaamiyeyaasha adduunka […]
Somali News12 Dec 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Kolanyadii ugu horaysay ee Gargaar u sida gobolka Tigrayga ee dalka Ethiopia oo dagaal ka bilaabmay bishii la soo dhaafay ayaa maanta gaadhay magaalada Addis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia. Gargaarkan oo ay isku soo dubariday hay’adda Laanqayrta Cas ayaa isugu jira Dawooyin iyo Qalabka Caafimaadka loo isticmaalo, kaas oo […]
Somali News11 Dec 2020
Garoowe, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa shalay galab gaadhay magaalada Garowe ee caasimadda Maamul Goboleedka Puntland, waxaana halkaasi kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo masuuliyiin maamulkiisa ka tirsan. Madaxweyne Deni ayaa soo dhowaynta kadib sheegay in ay Puntland fursad u tahay in Raysal Wasaarihii Soomaaliya […]
Somali News11 Dec 2020
11 Dec 2020
Jilib, (HCTV) – Taliska Maraykanka ee Afrika ayaa sheegay inay fuliyeen laba duqeyn oo dhinaca cirka ah oo lagu bartilmaameesaday khubaro katirsan al-Shabaab oo qaraxyada u sameeya ururkaasi, waxayna duqayntu ka dhacday agagaarka Jilib. War hordhac ah oo lagasoo saaray duqayntan, ayaa lagu sheegay in lagu dilay 8 xubnood oo door muhiim ah ka ciyaara […]
Somali News11 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxwayne ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qayb-galay xuska maalinta caalamiga ah ee xuquuqal-Insaanka oo lagu qabtay magaaladda Hargeisa. Madaxweyne ku-xigeenka oo khudbad ka jeediyay munaasibdaasi ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland dedaal weyn gelisay sidii kor loogu qaadi lahaa xuquuqal-insaanka gaar ahaan bulshadda nugul “Xukuumaddu dadaal dheeri ah […]
Somali News9 Dec 2020
Accra, (HCTV) – Madaxweynaha dalka Ghana, Nana Akufo-Addo ayaa ku guulaystay doorasho ka dhacday dalkaasi maalintii Isniintii, taas oo isaga dib loogu doortay inuu Noqdo mar kale Madaxweynaha dalka Ghana. Madaxweyne Nana Akufo-Addo ayaa la sheegay inuu ku guulaystay codadka boqolkiiba 51.59, Natiijo ay soo saareen Arbacadii maanta guddida doorashadu. Dalkan Ghana oo ku yaala […]
Somali News9 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) – Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday taageero cusub oo maalyaddeed oo ku kacaysa $29.2 million) oo loogu talo galay Soomaaliya, kadib booqashadii uu Soomaaliya ku tagay Wasiirka Afrika ee Boqortooyada Ingiriiska, James Duddridge. Waa booqashadii ugu horreysay ee wasiir ka tirsan dowladda UK uu ku yimaado Soomaaliya tan iyo markii uu billowday faafitaanka […]
Somali News9 Dec 2020
Nairobi, (HCTV) – Raysal Wasaaraha dalka Itoobiya ayaa booqasho labo cisho qaadaneysa waxaa ay uga bilaabatay dalka Kenya, Waxaa ku soo dhaweeyay dhiggiisa Uhuru Kenyatta. Magaalada Mooyaale oo ah halka lagu soo dhaweeyay Abiy Ahmed ayaa la filayaa in labada mas’uul xariga ka jiraan waddo xiriirisa labada dal oo ka baxday magaalada Mooyaale. Safarkan uu […]
Somali News9 Dec 2020