
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News8 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Wakaalada Biyaha ee Hargeysa ayaa maanta soo bandhigtay qalab wax ka taraya korodhka ay hesho caasimada Hargeysa. Qalabkan ayaa isugu jira Mishiino iyo bamam kordhinaya soo saarka biyaha soo gaadha Hargeysa. Munaasibadii lagu soo bandhigayey qalabkaasi oo ay ka soo qaybgaleen masuuliyiin ka tirsan Wakaalada Biyaha ee Hargeysa, oo uu horkacayey maareeye […]
Somali News8 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) -Safiirka Britain ee Soomaaliya Amb Ben Fender ayaa sheegay in isbadal dhinacyo badan oo la gaaro mar walba ku xiran tahay sida Soomaalidu uga go’an tahay fulinta heshiisyada bulsho. Isaga oo ka hadlayay shirkii Iskaashiga Soomaaliya iyo Beesha caalamka ayuu sheegay Amb, Ben Fender doorashooyinka Soomaaliya mar walba ay ku soo noqnoqdaan arrimo […]
Somali News8 Dec 2020
Nairobi, (HCTV) – Hay’adda u dooda xuuquuqda Aadanaha ee Amnesty international ayaa ugu baaIqday Milatariga Mareykanka inuusan gacmaha ka laaban waajibaadka caalamiga ah ee ka saaran dhibbanayaasha rayidka ah ee ku waxyeelooba weerarada cirka ee Mareykanku ka fuliyo Soomaaliya. Amnesty International ayaa hadalkeeda kusoo beegtay, ka dib markii ay ku dhawaaqday Pentagon-ka in ciidamada Maraykanka […]
Somali News7 Dec 2020
Somali News7 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta qaabilay kooxda kubbadda cagta ee xaga maqalka ama dhegoolayaasha oo kasoo jeedda gobolka Awdal, kuwaas oo kusoo guulaystay tartan ka qabsoomay dalka aynnu deriska nahay ee Jabuuti. Kooxdan oo guul toddoba gool iyo Eber ah kasoo hoysay ciyaar kama dambays ahayd oo ay […]
Somali News7 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) – War qoraal ah oo ka soo baxay hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dhamaanba muwaadiniinta Kenyan -ka ah ee imanaya Soomaaliya in looga baahan yahay in marka hore dal ku gal ay ka soo qaataan safaaradda Soomaaliya ee Nairobi. Hay’adda ayaa sheegtay in ay arintan u sameyneyso xaqiijinta […]
Somali News7 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) – Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Axmed Maxa’ed Islaam [Axmed Madoobe] oo aalada Internetka kaga qeybgalay shir dhaxmaray madaxda Soomaalia iyo beesha caalamka ayaa mar kale ku celiyay in dowladda Soomaaliya gacanta Jubbaland ku soo celiso gobolka Gedo. Waxaanu Axmed Madoobe Ciidanka jooga Gedo uu ku tilmaamay inay yihiin Jabhad ka amar qaata Saraakiisha Nabadsugida […]
Somali News7 Dec 2020
London, (HCTV) – Nasra Abukar oo ah gabadh ka tagtay magaalada London, lana waayey meel ay jaan iyo cidhib dhigtay ayaa laga helay lix sanadood ka dib xero qoxoonti oo ku taala dalka Suuriya. Nasra Abukar ayaa wakhti xaadirkan haysata ilmo yar oo saddex sano jir ah, waxaana qoyskeedu ay galeen baadigoob aad u balaadhan […]
Somali News6 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xog-Hayaha Caddaaladda Xisbiga WADDANI Yoonis Axmed Yoonis ayaa ka dayiriyey xukunada Maxkamadaha dalka kaa soo baxa, sida uu Yoonis ku sheegay mar uu maanta HCTV u waramay.
Somali News6 Dec 2020
Adhi-cadeeye, (HCTV) – Xukuumada Somaliland ayaa gogol nabadeed u fidisay beelo wada dega degmada Adhi-cadeeye oo ka tirsan gobolka Sool oo hore ay shaqaaqo ugu dhexmartay degaankaasi. Shir nabadeedkan ayaa waxa goobjoog ka ahaa wefti balaadhan oo ka socday xukuumada Somaliland oo uu hoggaaminayo Siciid Sulub oo ah Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Somaliland, kaas oo […]
Somali News6 Dec 2020
Kismaayo, (HCTV) – Jubbaland ayaa mar kale ku eedeysay dowladda Soomaaliya in ay baalmartay heshiiskii siyaasadeed ee laga gaaray doorashada dalka 17-kii September 2020 kaddib kulan ka dhacay magaalada Muqdisho. War ka soo baxay Madaxtooyada Jubbaland waxaa lagu dalbaday in dowladda Soomaaliya gacanta Jubblanad ku soo celiso gobolka Gedo gaar ahaan magaalada Garbahaarey oo ay […]
Somali News5 Dec 2020
Washington, (HCTV) – Waaxda Gaashaandhigga Mareykanka ee The Pentagon ayaa sheegeysa in madaxweyne Trump uu dalbaday in ku dhawaad dhammaan ciidamada Mareykanka laga soo saaro gudaha Soomaaliya ka hor inta uusan xilka wareeejin bisha soo socota. Trump ayaa horey u amray in la dhimo tirada ciidamada Mareykanka ka jooga waddamada Afqaanistaan iyo Ciraaq. Inkastoo hawlgalka […]