
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News5 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Fadhi aan caadi ahayn oo ay yeesheen golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi , kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayey dood iyo falan-qayn dheer ka dib ku ansixiyeen miisaaniyad-sannadeedka 2021-ka oo fadhigii hore la horkeenay, miisaaniyadan oo ka […]
Somali News4 Dec 2020
Baladweyne, (HCTV) – Dadka ku dhaqan magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa saaka kusoo toosay dagaal u dhaxeyay ciidamada dowlada iyo kuwa uu hoggaamiyo Janaraal Xuud oo ka dhacay gudaha magaalada Baledweyne. Dagaal ayaa yimid kadib markii ay gudaha usoo galeen magaalada ciidamada Janaraal Xuud kuwaas oo kasoo dhaqaaqay fariisinkoodii duleedka magaalada ku yaalay waxayna […]
Somali News3 Dec 2020
Paris, (HCTV) – Dawladda Faransiiska ayaa sheegtay inay dib u eegayso masaajido tiro badan oo looga shakiyey xagsida ay hadalka u dhigeen, isla markaana dalkaasi Faransiiska laga mastaafurin doono mujaahiriin tiro badan. Wasiirka Arimaha Gudaha ee dalka Faransiiska Gerald Darmanin ayaa sheegay inay bilaabayaan olole lagu qiimaynayo masaajidadaasi, isagoo carabka ku dhuftay in la xidhi […]
Somali News3 Dec 2020
Doha, (HCTV) – Dawladaha Qatar iyo Sacuudi Carabiya ayaa qarka u saaran inay heshiis hordhac ah ka gaadhaan si loo soo afjaro muranka soo jiitamayay ee dhexyaala dalalka jaarka ah ee Gacanka Khaliijka ee iska soo horjeeday muddo ka badan saddex sano. Ilo-wareedyo ayaa sheegaya in la filayo heshiis hordhac ah in la gaadho ka […]
Somali News3 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dilka sarkaal ka tirsanaa CIAda Mareykanka oo ku dhintay howlgal ka dhan ahaa Sarkaal ka tirsan Al-Shabaab oo loo maleynayo in uu mas’uul ka ahaa weerar lagu dilay Askari Mareykan ah oo ka dhacay Kenya sanadkii hore. Sarkaalkan ayaa la sheegay in uu ka mid […]
Somali News3 Dec 2020
Garoowe, (HCTV) – Baarlamanka dowlad goboleedka Puntland ayaa maanta xasaanada kala laabtay tiro 8 Xildhibaan ah oo lagu soo eedeeyay falal ka dhan ah jebinta xeer hoosaadka Anshaxa gollaha wakiiladda dowladda Puntland. 35 Mudane ayaa gacanta u taagay in xilka laga xayuubiyo oo kalsoonida lagala noqday. Waxaa diiday saddex Mudane. Hal Xildhibaana ayaa ka aamusay. […]
Somali News2 Dec 2020
Muqdisho, (HCTV) – Dowladda Soomaaliya ayaa ku tilmaamtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya meel looga soo duulo Soomaaliya kaddib markii uu xumaaday xidhiidhka siyaasadeed ee labada dal. Wasiirka Wasaarradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa ka hadlay sababta dowladda Soomaaliya ay dalka uga saartay safiirkii Kenya u dhiyay Muqdisho. “Magaalada Nairobi waxay noqotay meesha […]
Somali News2 Dec 2020
Garoowe, (HCTV) – Diyaarada Air Jabuuti ayaa saakay shil ku gashay garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe, kadib markii ay soo wajahday cilad dhinaca mishiinka ah, sida ay xaqiijiyeen masuuliyiin katirsan Puntland. Diyaarada ayaa inta aysan soo cago dhigin waxaa la arkayay iyadoo sii deynaysay uuro, kadibna waxay si hal haleel ah ugasoo dagtay garoonka Garowe. […]
Somali News1 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabiley safiirka dalka Czech Republic u fadhiya Addis-ababa, Amb Pavel Mikes oo safar ku jooga Jamhuuriyadda Somaliland. Kulankaas waxa lagaga wada hadlay iskaashiga xidhiidh rasmi ah oo dhexmara dalalka Somaliland iyo Czech iyo sidii ay labada dhinac uga wada shaqayn lahaayeen […]
Somali News1 Dec 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland Mudane, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta ka qeyb-galay Xuska maalinta Caalamiga ah ee AIDS-ka oo loo asteeyey 1 bisha 12aad ee sannad walba Xafladaasi oo ay soo qaban-qaabiyeen Komishanka Xakamaynta HIV ee Somaliland ayaa waxaa Madaxweyne ku xigeenka ku wehelinaayey Wasiirka Wasaaradda shaqo-gelinta Arrimaha Bulshada iyo […]
Somali News1 Dec 2020
Riyadh, (HCTV) – Dawladda Sucuudi Carabiya ayaa ogolaatay in Diyaaradaha Israel ay isticmaalaan hawadooda marka ay u gudbayaan dalka Isku-taga Immaaraadka Carabta, kadib markii dhawaan ay wadahadalo yeesheen Saraakiil ka tirsan Sucuudiga iyo Lataliyaha Aqalka Cad, Jared Kushner, sida ay ku warantay wakaalada Wararka Reuters iyo warbaahinta Israel. Mr Kushner iyo Ergagayga Bariga Dhexe Avi […]
Somali News1 Dec 2020
Gaalkacayo, (HCTV) – Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamul goboleedka Puntland waxa ka dhacay mudaharaad lagaga soo horjeedo diidmada lacagaha shilinka Soomaaliga kadib markii madaxweyne Deni uu shalay soo saaray wareegto lagu mannuucayo in lacagta shilin Soomaaliga lagu qaado cashuurka ilaha dakhliga. Wareegtada madaxweynaha maamul goboleedka Puntland ayaa kusoo beegantay xilli Puntland laga cabanayo sicir bararkii […]