
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News30 Nov 2020
Muqdisho, (HCTV) – Wasiirka Wasaarradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuubakar ayaa kulan kula qaatay xafiiskiisa safiirka Dowladda Soomaaliya ee Kenya Maxamuud Axmed Nuur Tarsan. Dowladda Soomaaliya ayaa war xalay ka soo baxay ku amartay safiirka Kenya ee Soomaaliya in uu dalka isaga baxo iyada oo dib ugu yeeratay safiirkeeda Kenya oo dalka ku […]
Somali News29 Nov 2020
Muqdisho, (HCTV) – Maxkamada Ciidamada Qalabka sidda ee Soomalaiya ayaa saaka xukun dil toogasho ah ku filisay saddex xubnood oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab. Xubnaha dilka toogashada ah lagu fuliyey ayaa waxa ka mid ah Maxamed Xaaji Axmed oo caan ku ah magaca [Macalin Ilkacase] oo ay dowladdu ku tilmaamtay dilaagii ugu weynaa Al-shabaab iyo […]
Somali News29 Nov 2020
Garoowe, (HCTV) – Wafdi ka socda Qaramada Midoobey, Midowga Europe, Midowga Africa iyo IGAD, ayaa kulan gaar ah Garowe kula leh Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni. Kulankan oo ah mid albaabada u laaban, ayaa Safiiradda beesha caalamka waxay madaxweynaha Puntland kala hadlayaan geeddi socodka doorashada iyo xaqiijinta qoondada dumarka ku leeyihiin kuraasta aqalka sare. Puntland […]
Somali News29 Nov 2020
Asmara, (HCTV) – Gantaalo laga soo ganay waqooyiga Ethiopia ee gobolka Tigrayga ayaa lagu garaacay caasimada dalka Eritrea ee Asmara, sida ay xaqiijinayaan diblomaasiyiin ku sugan Asmara, maanta oo Axad ah. Safaarada dalka Maraykanka ee Asmara ayaa ku warantay in lix qarax laga maqlay caasimmada dalka Eritrea, waxaanay qaraxyadani dhaceen ilaa 10pm habeenimo ee xalay […]
Somali News28 Nov 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Raysal Wasaaraha Dalka Ethiopia iyo Taliyaha ciidamada dalkaasi ayaa sheegay in ciidamadoodu ay si buuxda gacanta ugu dhigeen caasimada gobolka Tigrayga ee Mekelle kadib markii maanta ciidamada dawladu ay ku qaadeen weerar. Raysal Wasaaraha dalka Ethiopia oo war-saxaafadeed soo saaray ayaa sheegay in ciidamada Ethiopia ay u suuragashay inay gudaha u […]
Somali News28 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Ciro) oo maanta warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa shacabka Somaliland ugu baaqay Inay Isdiiwaangaliyaan si ay uga qaybqaataan doorashada fooda inagu soo haysa. Maalinta barito ah ayaa la filayaa inay todoba degmo oo ka tirsan Sommaliland inay ka bilaabanto diiwaangalinta codbixiyeyaasha doorashada […]
Somali News28 Nov 2020
Muqdisho, (HCTV) – Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda qarax ismiidaamin ah oo xalay lagu qaaday goob lagu caweeyo oo kutaala agagaarka garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo ay ku dhinteen ku dhawaad 10 qof, ayaa ururka Al-shabaab sheegeen inay ku dileen mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda iyo xubno isugu jira sirdoon iyo ilaalada gaarka ah […]
Somali News28 Nov 2020
Baladweyne, (HCTV) – Banaanbaxan oo ah mid aad u xoogan oo ay dhigayaan bulshada qeybaheeda kala duwan ayaa ka socda magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaana banaanbaxa looga soo horjeeda maamulka Hirshabeelle. Banaanbaxayaasha ayaa xirtay wadada laamiga ah ee halbowlaha u ah isku socodka guud ahaaneed ee magaalada Baledweyne iyagoo wadada ku jaray taayaro […]
Somali News27 Nov 2020
Tehran, (HCTV) – Saynis-yahan sare oo ka tirsan Barnaamijka Nuclear-ka ee dalka Iran oo magaciisa la yidhaa Mohsen Fakhrizadeh ayaa lagu dilay gudaha dalka Iran, waxaana lagu eedeeyey Israel inay shirqooshay Saynisyahankan, sida uu ku waramay Telefishanka dalka Iran. Fakhrizadeh ayaa lagu toogtay isagoo ku sugan Absard oo ku taala bariga magaalada Tehran xili uu […]
Somali News26 Nov 2020
Muqdisho, (HCTV) – Midowga musharixiinta doorashada Soomaaliya oo shantii maalmood ee la soo dhaafay ku shirayey magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya ayaa ugu danbeyntii soo saaray war-murtiyeed ka kooban 18 qodob. Musharixiinta ayaa war-murtiyeedkoodan ku dalbaday in la kala diro gabi ahaan guddiyada dowladda Soomaaliya u saartay inay ka shaqeeyaan doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee […]
Somali News26 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Fadhigii 67aad ee golaha wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland ay ku yeeshay habka Maqalka iyo Muuqaalka (Video Conference) oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi , kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), oo maanta la horkeenay miisaaniyad sannadeedka 2021-ka. Ugu horrayn wasiir ku xigeenka […]
Somali News26 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa maanta xafiiskiisa kulan sagootin ah kula qaatay kooxda haysata horyaalka kubbadda cagta wiilasha ee maqalka naafada ka ah ee gobollada Jamhuuriyadda Somaliland oo ah xulka gobolka Awdal oo tartan caalami ah kaga qayb-gelaysa dalka Jabuuti. Kulankan sagootinta ah oo ay madaxweyne-ku-xigeenka ku wehelinayeen […]