
“Madaxweyne Markaad Timaado wixii kuu soo qabsoomay umada u sheeg..”Siyaasi Nuradiin Diini

Somaliland President Addresses the Council on Foreign Relations (CFR) in New York

𝐒𝐡𝐚𝐜𝐚𝐛𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐦𝐚𝐥𝐢𝐥𝐚𝐧𝐝 𝐞𝐞 𝐖𝐚𝐪𝐨𝐨𝐲𝐢𝐠𝐚 𝐀𝐦𝐞𝐞𝐫𝐢𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐈𝐬𝐮-𝐬𝐨𝐨-𝐛𝐚𝐱 𝐭𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐢 𝐚𝐡 𝐤𝐮 𝐪𝐚𝐛𝐭𝐚𝐲 𝐀𝐪𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐌𝐢𝐝𝐨𝐨𝐛𝐚𝐲 𝐡𝐨𝐫𝐭𝐢𝐢𝐬𝐚

Somalia President Calls for UN Reform, Stronger African Representation
Somali News26 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Xukuumada Somaliland ayaa dil qisaas ah ku fulisay lix qof oo Maxkamadaha Somaliland ay ku xukumeen in loo qisaaso dad ay hore u dileen, sida lagu sheegay war qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka.
Somali News25 Nov 2020
Waajid, (HCTV) – Wararka ka imanaya degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa sheegaya in ururka Al-shabaab toogasho ay ku dileen dad hal qoys ka tirsanaa. Al-shabaab oo weeraray guriga ay ku noolaayeen qoyskan ayaa dilay 7 qof oo qoyskaasi ka koobnaa oo ahaa Hooyo, Aabihii iyo caruur ay dhaleen. Aabaha Guriga ee weerarka ku dhinatay […]
Somali News25 Nov 2020
Berbera, (HCTV) – Gobolka Saaxil ayaa waxa ka da’ay roobab xoog leh 16-kii saacadood ee la soo dhaafay, mana jirto ilaa iyo hadda wax khasaare ah oo laga soo sheegay roobabkaasi inay gaysteen. Telefishanka HCTV oo la xidhiidhay masuuliyiinta deegaamo kala duwan oo ka tirsan gobolka Saaxil oo ay ka da’een roobabkan ay keentay duufaanta […]
Somali News24 Nov 2020
Somali News24 Nov 2020
Muqdisho, (HCTV) – La taliyaha dhinaca Amniga Dowladda Federaalka Itoobiya Gedu Andargacho ayaa magaalada Muqdisho kulan kula qaatay madaxweynaha Dawlada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Kulanka La Taliyaha dhinaca Amniga iyo Madaxweynaha Soomaaliya ayaanay shaacin Madaxtooyada Villa Soomaaliya, hase yeeshee safiirka Dowladda Itoobiya ee Soomaaliya Amb. Jamaludin Mustafa ayaa sheegay in La taliyaha iyo madaxweynaha Soomaaliya ka […]
Somali News23 Nov 2020
Garoowe, (HCTV) – Puntland ayaa shir degdeg ah ka yeelatay musiibada ka dhalatay duufaanta GATI oo ku dhufatay Gobolka Bari, iyadoo ay isisoo tarayaan khasaaraha kala duwan ee ka dhashay. Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa shir-guddoomiyay shirkaan oo la isugu yeeray dhammaan wasiiradda iyo hay’adda musiibooyinka, si looga tashado sidiii gurmad degdeg ah loogu […]
Somali News23 Nov 2020
New York, (HCTV) – Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, James Swan, ayaa maanta warbixin ku saabsan xaaladaha amniga iyo siyaasadda Soomaaliya, siin doona Golaha Amniga ee ku sugan magaalada New York. James Swan ayaa la filayaa inuu Golaha ku wargeliyo khilaafka u dhexeeya dowladda federaalka iyo mucaaradka ee […]
Somali News23 Nov 2020
Hargeysa, (HCTV) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta daah-furay Buugga barashada waddaniyadda ee lagu dhigan doono Jaamacada Dalka. Munaasibadda daah-furka buugga barashada waddaniyadda ee jaamacadaha dalka oo ay soo qaban-qaabisay wasaaradda xidhiidhka goleyaasha iyo arrimaha Dastuurka, ayey daah-furkeeda madaxweynaha kala qayb-galeen xubno kamid ah golaha wasiirrada, badiba aqoonyahannada ugu caansan dalka, siyaasiyiin, madax ka kala […]
Somali News22 Nov 2020
Baydhabo, (HCTV) – Raysal Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaadhay magaaalada Baydhabo ee xarunta Ku meelgaadhka ah ee maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya. Wafdiga Raysal Wasaaraha ayaa waxa garoonka diyaaradaha magaalada Baydhabo ku soo dhaweeyay madaxweynaha maamulka Koonfur Cabdicasiis Laftagareen. Lama oga ujeedada rasmiga ah ee safarka Raysal Wasaaraha […]
Somali News22 Nov 2020
Addis Ababa, (HCTV) – Dawlada Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeedu ay qabsadeen magaalada, Adigrat, isla markaana ay ku sii siqayaan caasimada Gobolka Tigrayga ee Mekelle. Magaaladan Adigrat ayaa 116km (72 miles) Waqooyi kaga beegan caasimada gobolka ee Mekelle. Ma Jiro jawaab degdeg ah oo ka soo baxday Ciidamada Tigrayga ee (TPLF). Horraantii bishan November kaddib […]
Somali News19 Nov 2020
Muqdisho (HCTV) – Madaweynihii hore ee Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Gal-mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo hadda ah Guddoomiyaha Xisbigq Sahan ayaa sheegay in aanay hirgeli karin Dawladnimada Soomaaliya inta aan la xallin Qadiyadda Somaliland ee Gooni isku taagga. Cabdikariin Xuseen Guuleed oo Maanta lagu soo dhaweeyay Magaalada Muqdisho ayaa Dawladda Madaxweyne Maxamed Cabdillaahi Farmaajo ku eedeeyay […]
Somali News19 Nov 2020
Hargeysa (HCTV) – Masuuliyiinta Jaamacadda Golis ee Faraceeda Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ee JSL, ayaa shahaado sharafyo guddoonsiiyey Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Md. Maxamed Kaahin, kaasoo ay sheegeen in uu ku mutaystay tacaawim uu u fidiyey qaar ka mid ah Ardayda Jaamacadda dhigata oo uu ka bixiyey lacagta waxbarashada. Masuuliyiintan ayaa Wasiirka laba […]